Cudurka Daacuunka oo Faro baas ku haya Dalka Sudan & Dawlada oo Laga dalbaday inay Xaalad Deg deg ah ku soo Rogto Gobolada uu ka dilaacay
Khartuum 03. July 2017 (SDN/QJ):- Dalka Sudan waxaa soo baxaya baaqyo lagaga dalbanayo Xukuumada inay qaado xaalada degdega ah ee Gobolada qaarkood saaran si fursad loogu helo ka hortaga xanuunka daacuunka oo dalkaasi ku sii faafaya . Sida uu baahiyey telefishinka SKY news qaybtiisa afka carabiga oo soo xiganayay saraakiil caafimaad, dad gaadhaya 22 kun…
