Madaxweynaha Puntland oo Ka Hadlay Sababta ay u Xusi Waayeen 26ka Juun iyo Ciddii Iska Lahayd Calanka Buluuga ah ee Somaliya DAAWO

Garowe 03. July 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Maamulka Puntland ee Somaliya, ayaa ka hadlay sababta ay u xusi waayeen 26ka Juun, waxaana uu sheegay in maalintaasi ay maalintii ay Somaliland qaadatay xornimaddeedii isaga oo sida oo kale na sheegay in calankii laga taagay Hargeysa ee Soomaali oodhan uug horreeyey uu ahaa calanka Blue-ga ah ee hada…

Read More

Xiisada Khaliijka: Isbahaysiga Sucuudigu Hogaamiyo oo Siddeed iyo Afartan Saacadood ugu Daray in Qatar ay Aqbasho Shuruudihii Lagu Xidhay & Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Qatar oo Mawqifkooda u Gudbinaya Amiirka Kuwait

Riyadh 03. July 2017 (SDN/QJ):- Sacuudi Carabiya iyo saddex dal oo kale oo Carab ah ayaa 48 saac ku kordhiyay wakhtigii kama dambaysta ahaa ee ay Qadar u qabteen si ay u aqbasho shuruudaha ay u gudbiyeen. Wakhtigii markii hore loo qabtay Qadar si ay u aqbasho shuruudahan ayaa ku ekaa Axaddii. Shuruudahaas 13ka ah…

Read More

“Farmaajo Khudbadiisii Aniga waxaa Iiga Soo Baxay InuuYahay Nin Taariikhda U Ciil-qaba, Waxaanan Leeyahay Nin ambaday halkuu aaday way ula ekoonaataye, Sow Waxaan Illaawaba Nin Xumi Ima Ogaysiiyo” Wasiirka Hawlaha Guud ee Somaliland 

Hargaysa 03. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaarada hawlaha Guud Gadiidka Iyo Guryaynta Somaliland Mudane Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan) ayaa bogaadiyay Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale Oo Erayo Afkiisa Ka Soo Burqaday Madaxwaynaha Somaliya Oo Khaladaad Badani ka Muuqdeen U Saxay. Wasiirka Oo Warsaxaafadeed uu Soo Saaray kaga hadlay khaladaadka ka muuqday khudbadda Farmaajo ayaa nasiib…

Read More

Wasaaradda Waxbarashadda Somaliland oo Xabsiga dhigtay Laba Macallin oo Lagu eedeeyay inay Ardayda ka qaateen Lacag Si ay Imtixaanka Shahaadiga ah si Hoose ugu Gudbiyaan DAAWO

Hargaysa 03. July 2017 (SDN/QJ):- Wasaaradda Waxbarashadda Somaliland Ayaa Sheegtay In Ay Xabsiga U Taxaabeen Lama Macalin Oo Ardayda U Fadhida Ama Ku Jirta Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Magaalada Berbera Ka Qaatay Lacag Gaadhaysa 1000 Dollar Isla Markaana Ugu Bedelayay Inay Siiyaan Qish Ama Ay U Soo Gudbiyaan Imtixaanka Oo Ka Shaqaysan.

Read More

‘’Xukuumadani Si Badheedh ah ayay u Inqilaabtay Distoorkii Dalka u Yaalay Iyadoo Ku Tumatay Xeerkii Gobolada iyo Degmooyinka’’ Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile

Hargaysa 03. July 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile, ayaa Xukuumadda ugu baaqay in muddada kooban ee uga hadhay muddo xileedkeeda in aanay khilaaf iyo wax walba oo baajin kara Doorashada in aanay sameeynin, ee Doorashada wakhtigeeda ay ku qabato. Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile, oo u waramaya Wargeyska Geeska Afrika ayaa sidoo kale ka hadlay…

Read More

Guddoomiye Ku Xigeenka Labaad ee Dhawaan Loo Magacaabay Xisbiga WADDANI oo Si Ballaadhan Looggu Soo Dhaweeyey Magaalada Burco+ Taageerayaashiisa oo Fariin Adag u Soo Direy Muuse Biixi DAAWO

Burco 03. July 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha labaad ee dhawaan loo magacaabay Xisbiga WADDANI, ayaa si ballaadhan looggu soo dhaweeyey magaalada Burco ee gobalka Togdheer iyada oo ay duleedka magaaladaasi kaga hor yimaadeen taageerayaal aad u baaxad weyn isla mar ahaantaana uu markii dameb na xaflad soo dhaweyna kaga qeyb-galay gudaha magaaladaasi.

Read More

Shaaqaale ku Dhaawacmay Dekadda Berbera & Shirkadda Maamusha ee DP World oo diidday Dawayntooda

Berbera 03. July 2017 (SDN/QJ):- Saddex ka tirsan Shaqaalaha Dekeedda Berbera, ayaa dhaawacmay, ka dib markii uu ku dhacay Wiish Alaabta Roga, sida la sheegay Sabtidii doraad, waxaanay wararku intaas ku dareen in Shirkadda Imaaraadka Carabta laga leeyahay ee DP World oo Dekeddaa Maamushaa diidday Dawaynta Shaqaalaha dhaawacmay. Shaqaalaha dhaawacyadu ka soo gaadheen Shilkaas oo…

Read More

Xildhibaan Xasan Cawaale oo Bulshada Somaliland u soo Jeediyey inay Fadhiga ka Kacaan Iyo Qodob uu Sheegay in Shirgudoonka Wakiiladu ka Saaray Ajandahooda DAAWO

Hargaysa 03. July 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan ayaa bulshada Somaliland ugu baaqay inay soo kacaan maadaama sida uu Sheegay xeerkii caasimada ay xaga danbe dhigteen, shirgudoonka golaha wakiiladu.   Waxaanu shirgudoonka golaha ku eedeeyay inay ka gaabiyeen ansixinta xeerkaasi, waxaanu tilmaamay in xeerkan caasimadu uu mihiim yahay loona baahan yahay in la dhaqan…

Read More

Dowladda Qadar oo Jawaab Cad ka bixisay Shuruudiidihii lagu Xidhay Iyo Dhamaadka Mudadii Isbahaysiga Sucuudigu Hogaaminayo

Doha 03. July 2017 (SDN/QJ):- Dowlada Qadar ayaa diiday fulinta shuruudo dhoor ah ay dhawaan ku xireen Dowladaha kusoo rogay xayiraada ay hogaamineyso Boqortooyada Sacuudiga, kuwaa oo dalbaday in Qadar fuliso Shuruudo dhoor ah si looga qaado xayiraada saaran. Wasiirka arimaha dibadda Qadar Maxamed Bin Cabdiraxmaan Bin Jassim Al Thani ayaa sheegay in dalkiisu aysan…

Read More

”Ma Jiri doonaan Cid Qori haysata oo Ku Sugan Deegaanka Gunbur Libaax Qofkii Lagu qabto Waa lagala Wareegayaa,Xadhigna Wuu Mutaysanayaa” Gudoomiyaha Gobolka Togdheer DAAWO

Burco 03. July 2017 (SDN/QJ):- Shir Jaraa’id oo ay Magaaladda Burco ku qabteen Guddida Nabadgalyada ee Gobolka Togdheer ayay ku Shaaciyeen Qodobo ay ka soo Saareen Shaqaaqo dhawaan ka dhacday Deegaanka Gunbur Libaax oo ka tirsan Gobolka Togdheer. https://www.youtube.com/watch?v=L6amBBuLUwY

Read More

Aragtida Shacabka Hargaysa ee Saamaynta Somaliland ee Go’aankii Xayiraada Iyo Cuno Qabataynta ee Dalka Qatar DAAWO

Hargaysa 03. July 2017 (SDN/QJ):- Shacabka Ku nool Caasimada Somaliland ee Hargaysa ayaa ka hadlay Cuna qabatayntii Xulufada Sucuudigu ku soo rogeen dalka Qatar oo ay ku eedeeyeen inuu Maalgeliyo Ururada Argagixisada,Waxaa kale oo Qaybo ka mid ah dadweynaha Magaaladda Hargaysa ay ka hadleen Sida ay u arkaan Go’aankii ay Xukuumadda Somaliland ku taageertay Isbahaysiga…

Read More

Musharax Cabdiraxmaan Ciro Oo La Kulmay Siyaasiyiinta Abiib Timo Cad Iyo Ismaciil Yare & Dareenada ka dhashay

Hargaysa 03. July 2017 (SDN/QJ):- Musharaxa Madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa Kulano Midabyo badan leh Waxa uu la qaatay Siyaasiyiin Magac weyn leh oo ay ka Mid yihiin Abiib Diiriye Nuur ‘’Abiib Timo-cad’’ iyo Ismaaciil Aadan Cismaan ‘’Ismaaciil Yare’’ oo  Labadooduba ka wada Tirsan Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye. Siyaasiyiintan…

Read More

Dhisme Laga Dhex Bilaabay Xaydaabka Madaarka Cigaal ee Caasimadda Hargaysa & Fadeexada dul hoganaysa Wasiirka Hawlaha Guud

Hargaysa 03. July 2017 (SDN/QJ):- Badhtamaha madaarka Cigaal Airport ee magaalada Hargeysa ayaa laga dhex bilaabay dhisme cusub oo hadda seeskiisu bilowyahay. Dhismahan cusub oo ku yaala gudaha xayndaabka loo sameeyay madaarka Hargeysa ayaanay wasaaradda duulista iyo hawadu wax war ah ka soo saarin cidda dhisanaysa iyo sababta loo dhisayaba, waxase la sheegay in dhismahani…

Read More

Xaguu marayaa Mooshinka Xildhibaano katirsan Baarlamaanka ka Gudbinayaan Xukuumada Ra’isul Wasaare Kheyre ?

Muqdisho 03. July 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaano tiro yar oo katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay in maalmihii lasoo dhaafay ku mashquulsanaayeen diyaarinta mooshin ay doonayaan in ay ka gudbiyaan Xukuumada Ra’isul Wasaare Xasan Kheyre. Sida aan Wararka ku heleyno Xildhibaanada qorshaha diyaarinta Mooshinkan waday oo markii hore ka badnaa 50-xildhibaan ay hada kala fur…

Read More

Dawladda Qatar oo Qaramada Midoobey Ka Codsatay in Xal Loo Helo Xiisadda Khaliijka

Doha 03. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Qatar ayaa ka Mohamed Bin Abdulrahman Al Thani ayaa la kulmay Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada, isagoo kala hadlay xiisada u dhaxeysa dalalka Khaliijka. Mr Al Thani ayaa weydiistay xubnaha Golaha Ammaanka in Sacuudiga ka dalbadaan inay qaadaan xayiraada ay saareen Qatar, taasoo haatan ku dhow…

Read More

Hogaamiyaha Midawga Afrika Oo Gogol Nabadeed U Fidiyay Dalalka Khaliijka Isagoo ka Hor dhacay Garnaqii uu Samayn lahaa

Addis Ababa 03. July 2017 (SDN/QJ):- Hogaamiyaha ururka Midawga Afrika Alpha Conde ayaa sheegay in uu diyaar u yahay in uu dhexdhexaadiyo dalalka Carbeed iyo Qadar oo khilaaf soo kala dhexgalay. Alpha ayaa BBC-da u sheegay in arrintaasi ay muhiim u tahay la dagaalanka argagixisada iyo dhaqaalaha lagula dagaalamaba. Afar dal oo Carbeed oo kala…

Read More

Al-Shabaab oo Waalidiin Boqol ku dhaw Xidh-xidhay Kadib Markii ay Diideen inay Carruurtooda ku Wareejiyaan Kooxdaas

Mudug 03. July 2017 (SDN/QJ):- Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in dagaalyahano katirsan Xarakada Al Shabaab dad badan ku xir xireen Deegaanka lagu magacaabo War Shubo oo qiyaastii 90-km u jirta degmada Xarar Dheere ee gobolka Mudug.   Dadkan Al Shabaab xir xireen ayaa la sheegay in a diideen in caruurtooda ku wareejiyaan…

Read More