Wefti Dawlada Federaalka Somalia u Dirtay Sucuudiga oo Weji Gabax kala Kulmay Riyadh

Riyadh 11. June 2017 (SDN/QJ):-Xubno wasiiro ah oo ka koobnaa lix wasiir iyo xubno kale oo ah agaasimayaal iyo la taliyayaal ah oo ka socday dawladda Somaliya oo safar ku tagay dalka Sucuudiga, ayaa weji gabax kala kulmay dawladda Sucuudiga. Wasiiradan oo uu qorshahoodu ahaa inay sii ambo qaadaan heshiis dhex maray Soomaaliya iyo Sucuudiga…

Read More

Weerar Tiknoolajiyadeed oo Lagu Qaaday Computerada Telefishanka Al Jazeera

Doha 11. June 2017 (SDN/QJ):-Waxa weerar dhinaca Koombuyuutarka ah lagu qaaday dhammaan shabakadihii iyo barihii kale ee bulshada ee ay lahayd Warbaahinta ALJAZEERA, gaar ahaan Xarunteeda guud ee Dooxa.  Weerarkii iyo isku-day la doonayo in lagula wareego wali wuu socdaa sida uu telefishanku ku tebiyay barta uu ku leeyahay Twitter. Maamulka Telefishanka Al Jazeera oo…

Read More

Haweeney 81 Jir ah Isla Markaana Haysata Shahaadada PHD Oo Ka Shaqeysa Qashin Aruurinta SAWIRO!!!

Bayrud 11. June 2017 (SDN/QJ):-Haweeney 81-jir ah oo heesata Shahaadada PHD horeyna macalimad usoo noqotay ayaa sameysay koox haween kaliya ah oo qashinka ka uruurisa tuulada ay ka deggan tahay dalka Lubnaan ayaa haatan waxaa ku soo qulqulaya dad fara badan oo waydiinaya qaabka ay howshan u qabatay.   Sagaal bilood oo ka mid aheyd…

Read More

Dawladda Somaliland oo Si Toos ah u Kala Taageertay Dhinacyada Khilaafku Ka Dhaxeeyo AKHRI/DAAWO

Hargaysa 11. June 2017 (SDN/QJ):-Xukuumadda Somaliland, ayaa go’aan ku gaadhay in dhinac ka noqoto khilaafka siyaasaddeed hada ka dhex-taagan Wadamada Carabta, waxaana ay ku dhawaaqeen in ay si buuxda ula safan yihiin sida oo kale na u taageersan yihiin isbahaysiga uu ay hoggaaminayso dawladda Sucuudigu ee ka soo horjeeda dawladda Qadar.     Go’aankan oo…

Read More

Kooxo Ruush ah oo La Soo Weriyey Inay Ka Danbeeyeen Sababta Keentay Isku Dhaca Qatar Iyo Dalalka Khaliijka

Moscow 11. June 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka xuntahay waxaa ay ugu yeedhaay khilaafka Diblomaasiyadeed ee soo kala dhexgalay Dowladaha Carabta ee walaalaha ah.   War saxaafadeed ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dawladda Soomaaliya ay ugu baaqayso labada dhinacba inay wadaxaajood ku dhameeyaan khilaafkan.  …

Read More

Nin Kiristaan ah oo Muslimiin Badan Ka Yaabiyey Kadib Markii uu Mudo 14 Sano ah Isu Xilqaamay inuu Saqda Dhexe u Toosiyo Muslimiinta Si ay u Suxuurtaan DAAWO

Israeli 11. June 2017 (SDN/QJ):-Tuulada Mukri oo u dhow magaalada Caka oo ka mid ah dhulka ay Yuhuuddu Carabta kala wareegtay sannadkii 1948-kii markii dawladda Israa’iil la dhisayey, ayaa sannadihii u dambeeyey marka la gaadho bisha soon, waxaa waqtiga suxuurta aad codkiisa loo maqlaa nin Kiristaan ah oo isu xilqaamay in uu dadka muslimiinta ah…

Read More

Agaasimihii Hore ee Hay’adda Denbi Baadhista Maraykanka FBI oo Hor Tagay Guddida Sirdoonka Senat-ka Maraykanka bannaankana Soo Dhigay Khaladaad Madaxweyne Trump Ku Kacay DAAWO

Washington 11. June 2017 (SDN/QJ):-Guddiga sirdoonka Senate-ka Mareykanka ayaa daabacay caddeyn uu siiyay Agaasimihii FBI-da ee xilka laga qaaday, taas oo uu ku sheegayo in Madaxweyne Trump uu waydiistay inuu faraha ka qaado baaritaanka uu ku hayay lataliyihiisii hore ee dhanka ammaanka. James Comey, ayaa faafaahin ka bixiyay 5-ta jeer ee ay wadahadleen Madaxweynaha iyadoo…

Read More

Xakamaynta Sicir-bararka Ma u Beddelnaa Mashruuc Dawladeed? Weriye Cumar M.Faarax

Hargaysa 11. June 2017 (SDN/QJ):-Isagoo hadalka xarakanayey, ayuu Wasiirka Madaxtooyada Somaliland, Maxamuud Xaashi Cabdi, sheegay in xukuumaddu ay ku filan tahay in xakameyso xannuunka shuban biyoodka oo ka dilaacay gobolka Togdheer oo dhimashadu gaadhay ku dhowaad soddameeye qof. Waxa uu Wasaaradda Caafimaadka ku amaanay inay daweeyeen ku dhowaad toban kun oo ruux dalka oo dhan…

Read More

Cabsi Xoogan oo Wehel la Noqotay Ergadii Xildhibaanada Aqalka Hoose ee Baarlamanka Somalia soo doortay ee Haatan Muqdisho ku sugan

Muqdisho 11. June 2017 (SDN/QJ):-Cabsi xoogan ayaa lasoo daristay Ergadii Xildhibaanada Aqalka hoose kusoo dooratay qaar kamid ah Xarumaha maamul goboleedyada dalka, waxaana cabsida xoogeeda lasoo daristay Ergada ku sugan qeybo kamid ah magaalada Muqdisho. Magaalada Muqdisho waxaa lagu dilay qaar badan oo kamid ah Ergadii Xildhibaanada Aqalka hoose kusoo doortay Magaalooyinka Cadaado, Baydhabo iyo…

Read More

Xildhibaano Hub U Iibinaya Shacab Si Ay Isaga Difaacaan Kooxda Al Shabaab

Nairobi 11. June 2017 (SDN/QJ):-Xildhibaano katirsan Baarlamaanka dalka Kenya gaar ahaan kuwa laga soo doortay Waqooyi bari dalkaasi ayaa shaaca ka qaaday in ay hub u iibinayaan shacabka kunool Deegaanada Waqooyi bari si ay isaga difaacaan qatarta uga imaaneysa Kooxda Al Shabaab. Qaar kamid ah Xildhibaanadan oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dowlada ay…

Read More

Iran oo Ku Eedaysay Maraykanka Iyo Sucuudigu inay Ka Danbeeyeen Weeraradii ka dhacay Caasimada Tahran

Tehran 11. June 2017 (SDN/QJ):-Madaxda sare ee Ilaalada kacaanka dalka Iran ayaa Si xoogan ugu eedeeyay Dawlada Sucuudiga iyo Maamulka Maraykanka in ay ka danbeeyeen Labadii Weerar ee Maalintii Arbacadii ka dhacay Caasimada dalkaasi ee Tehran iyaga oo ku hanjabay inay jawaab ka bixin doonaan.   Labadan ayaa ka dhacay Xarunta baarlamanka Dallkaasi iyo Qabrigii…

Read More

Dawladda Jarmalka oo Ku Baaqday in Joojiyo Go’doominta Wadanka Qadar

Barline 11. June 2017 (SDN/QJ):-Dawladda Jarmalka, ayaa ku baaqday in dedaalo diblomaasiyaddeed lagu xaliyo dhibbaatada sii kordheysa ee Qatar taasi oo dalal ka mid ah wadamada Carabtu ay ku soo eedeeyeen in ay maalgeliso aragagaxisada isla mar ahaantaas na ay u jareen xidhiidhadii diblomaasiyaddeed ee ay la la haayeen. Wasiirka arrimaha dibadda ee Jarmalka Mr.Sigmad…

Read More

Amiirka Waddanka Kuwait oo Booqasho Ku Gaalaa Bixinaya Qadar Iyo Dalalka Khaliijka ee Is Maandhaafku Soo Kala Dhex galay

Doha 11. June 2017 (SDN/QJ):-Amiirka Dalka Kuwait  Sheekh Sabaax Al Jaabir  Ayaa Booqasho Deg Deg Ah Ku Tagay Caasimada Wadanka Qadar Ee Dooxa, Si Uu Kulan U la Yeesho Amiirka Dalkaasi,Isaga oo Horena U la Kulmay Boqor  Sucuudiga Iyo Amiirka Imaaraadka Carabta. Sheekh Jaabir Ayaa Dadaal Xoogan Ugu Jira Sidii Xiisada Dibloomaasiyadeed Ee Abuurtay In…

Read More

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Awaamiir adag oo Ilaalinta Nidaamka Dawladnimo Faray Xubnaha Golaha Wasiiradda Iyo Gaadiidka Dawlada oo Laga Mamnuucay Nombarka Shacabka

Hargaysa 10. June 2017 (SDN/QJ):-Shir aan caadi ahayn oo ay golaha Wasiirada Jamhuuriyadda Somaliland maanta oo ay taariikhdu ahayd 10/06/2017 ay yeesheen shir gudoominayeyna Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa lagaga hadlay arrimo dhawra oo ay ka mid ahaayeen sidii loo ilaalin lahaa hantida qaranka, madaama oo ay masuul walba ka saaran tahay…

Read More

Madaxweynaha Oo Kulan Afur Ah La Qaatay Culimada Dalka Khudbadna U Jeediyey Kuna Dhawaaqay Guddida Culimada Ee qoddobka 119aad Ee Dastuurka JSL Dhigayo DAAWO/SAWIRO

Hargaysa 10. June 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, oo afur u sameeyey culimada dalka intooda badan, sidii caadada u ahayd sanad walba marka ay bisha ramadaan soo gasho uu madaxweynuhu kulan afur ah la yeesho culimada dalka oo isaga yimaada gobolada ay ka kooban tahay Jamhuuriyadda Somaliland.   Kulankan oo ahaa mid…

Read More

Theresa May oo Taageero ay ka heshay Xisbiga DUP Is-casilaad kaga Baaqatay, Soona dhisaysa Xukuumad Cusub

London 10. June 2017 (SDN/QJ):-Ra’iisul wasaaraha Britain, Theresa May, ayaa soo dhisaysa Xukuumad cusub, ka dib markii ay oggolaansho ka heshay Boqoradda dalkaasa, isla markaana taageero ka heshay Xisbiga DUP, ka dib markii Xisbigeedu uu hoos u dhac kala kulmay doorashadii guud ee shalay ka dhacday UK dhacday. Xisbigeeda Muxaafidka oo aan helin aqlabiyadda uu…

Read More

Madaxweyne Gaas oo Ka Hadlay Dagaalkii Ka Dhacay Puntland+ Hanjabaado iyo Qeylo-dhaan uu Soo Direy DAAWO

Garowe 10. June 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha maamul goballeedka dawladda Puntland, ayaa ka hadlay weerar ka dhacay Puntand oo sababay dhimasho badan iyo weli ba dhaawaco nafo kale oo isku gu jira dad rayid ah iyo ciidamada dawladdaasi. Madaxweyne Gaas, waxa uu tacsi u direy eheladdii ay dadkaasi ka geeryoodeen, waxaana si adag u cambaareeyey weerarkaasi oo…

Read More