Dawlada Federaalka Somalia oo Hawraarsan Ku soo Dhawaysay Go’aan ay Gaadheen Golaha Wasiirada ee Waddanka Hindiya

Muqdisho 09. June 2017 (SDN/QJ):- Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhoweysey go’aanka golaha wasiirada India oo ay ku ansixiyeen Heshiiskii Soomaaliya iyo India ee ku saabsanaa is-weydaarsiga maxaabiista. Golaha Wasiirada India oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha India Shri Narendra Modi ayaa ansixiyey dhaqangelinta Heshiiskii Soomaaliya iyo Inida ay kala saxiixdeen ee ku aadanaa in maxaabiista…

Read More

Guddida Komishanka Doorashooyinka Somaliland oo Orad Kaga Baxsaday Su’aaalo ay Warbaahintu Weydiin Lahayd DAAWO

Hargaysa 09. June 2017 (SDN/QJ):- Mas’uuliyiinta guddida komishanka Doorashooyinka qaranka Somaliland, ayaa ka firxaday in ay ka jawaabaan su’aalo ay warbaahintu ugu talo-gashay in ay wax ka weydiiyaan xaaladda geedi socod ee Doorashada Somaliland ka dib kulan khaas ay golaha Wakiilada kula qaateen guddi hoos ka mid ah aqalkaasi, waxaana ay ka gaabsadeen in gebi…

Read More

Khatartii Ugu Ba’nayd oo Soo Wajahday Raga Bidaarta Leh ee Ku Nool Dalka Mozambique oo La Sheegay in Madaxooda Dahab Ku Jiro DAAWO

Mozambique 09. June 2017 (SDN/QJ):- Dalka Mozambique ee ku yaalla koonfur bari Afrika booliska ayaa digniin u diray dadka Bidaarta leh kadib markii dhawr qof oo bidaar leh la dilay. Dadka bartilmaameedsanaya Bidaarleyaasha ayaa ku doodaya in dadka bidaarta leh qani yihiin, islamarkaana madaxooda dahab ku jiro. Boolisku Waxaa ay sheegeen sedex nin oo bidaar…

Read More

Tiradii Ugu Badnayd ee Golaha Wasiiradda Dawlada Federaalka Somalia oo Looga Yeedhay Boqortooyada Sucuudiga

Muqdisho 09. June 2017 (SDN/QJ):- Lix wasiir oo ka tirsan xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay iyagoo wada jira waxay u ambabaxeen dalka Boqortooyada Sacuudiga. Wasiirada ambabaxay ayaa waxa hogaaminayey wasiirka qorsheynta Xukuumada Soomaaliya, waxaana ka mid ahaa Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Wasiirka Ganacsiga, Wasiirka Gaashaandhigga, Wasiirka Maaliyadda iyo qaar kale, waxaana garoonka…

Read More

Dawladda Somaliya oo Kaalin Dhex Dhexaad ah Iska Istaagtay Khilaafka Diblomaasiyaddeed ee u Dhaxeeya Wadamada Carabta

Muqdisho 09. June 2017 (SDN/QJ):- Dawladda dalka Somaliya, ayaa ka hadashay khilaafka diblomaasiyaddeed ee maalmahii u dambeeyey soo kala dhaxe-galay wadamo ka mid ah dalalka Carabta oo qaarkood ay xidhiidhkii diblomaasiyaddeed u jareen dawladda Qadar oo ka mid ah dawladaha ugu waaweyn dalalkaasi Carabta.   Dawladda Somaliya, oo  arrintan kaga hadashay war-saxaafaddeed ay soo saartay,…

Read More

Sheekha Caanka Ku Noqday inuu Dadka Ka Daweeyo Xannuunada ay Keenaan Jinka,Sixirka Iyo Isha oo Mudooyinkii u danbeeyay Somaliland Ku Sugnaa oo Sheegay Inuu Hargaysa Ka Tegayo Iyo Halka uu Qabanayo DAAWO

Hargaysa 09. June 2017 (SDN/QJ):- Sheekh Cabdul Xaaq oo Bulshada Somalidu aad ugu taqaan inuu dadaka ka Dabiibo Xannuunada ay Keenaan Jinka,Sixirka iyo Isha Kaas oo Mudooyinkii u danbeeyay Ku Sugnaa Magaalooyinka Hargaysa iyo Balligubadle ayaa dib ugu Soo Laabtay Caasimadda Somaliland ee Hargaysa Isaga oo Ka Waramay Qorshihiisa Maalmaha Soo Socda.

Read More

Dublamaasiyada Cakiran Soomaaliya Iyo Khaliijka Warbixin 

Hargaysa 09. June 2017 (SDN/QJ):- Soomaaliya iyo khilaafka khaliijka. Qadar iyo waddamada kale ee khaliijka ee khilaafku soo kala dhex galay labaduba waxay saaxiib la yihin dawladda federaalka Soomaaliya, waxayna u ballan qaadeen caawimaad dhaqaale iyo mid siyaasadeed. Ma aha Soomaaliya dawlad siyaasad ahaan xoog leh, xulafo leh oo haddana ku tiirsan meel adag oo la…

Read More

Muxuu Daaran Yahay Safarka Qarsoodiga ah ee Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Mudane Saylici Ku Joogo Dalka Jabuuti?

Jabuuti 09. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne-xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil Saylici ayaa Afartii maalmood ee u danbeeyey ku sugan Dalka Jabuuti, halkaas oo aan la garanayn ujeedada uu u joogo. Safarka Madaxweyne-xigeenka Somaliland oo aanay warbaahintu waxba kala socon ayaa u muuqda mid shakhsi ah oo aan la xidhiidhin hawl shaqo. Saylici ayaa la hadal…

Read More

Go’doominta Siyaasaddeed Ee La Geliyey Dalka Marti-Gelin Doona Tartanka Koobka Adduunka Iyo Saamaynta Ay Ku Yeelanayso (Warbixin)

Hargaysa 09. June 2017 (SDN/QJ):- Xidhiidhka kubadda cagta Adduunku su’aal iyo shaki toonna masoo dhigin miiska, laakiin wuu jiraa dareenka ah in ay khasab tahay tahay in talo laga yeesho sida uu noqonayo koobka adduunka ee 2022 loo qoondeeyey in lagu qabto waddanka Qatar, haddii ay sii jirto xayiraadda go’doominta ah ee ay dalalka Khaliijku…

Read More

Hooyo Gil gishay Quluubta Umada Soomaaliyeed ila Dhugo Muuqaalkan Ilmada Xambaarsan DAAWO

Dhadhaab 09. June 2017 (SDN/QJ):- Hooyo Soomaaliyeed oo kunool Xeryaha Qaxootiga Dhadhaab gaar ahaan xerada IFO ayaa damqisay dareenka Umada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa qalbiyada jilicsan naxariistanta ay ku dambeyso , waxaana Hooyadan halis ku jirta gabadh yar ay dhashay oo ay haystaan Magafaha dalka Liibiya. Nimco Suldaan C/Raxmaan ayaa sheegtay in gabar yar ay…

Read More

Hay’adda Socdaalka Somalia Oo Joojisay Mid Ka Mid Ah Hababkii Loo Bixin Jiray Baasaboorka Soomaaliga

Muqdisho 09. June 2017 (SDN/QJ):- Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa joojisay baasaboorka Soomaaliga ee loo bixin jiray habka loo yaqaano Online-ka. Habkan ayaa ahaa mid baasaboorka Soomaaliga loogu diri jiray dadka jooga meelaha fog fog ee aysan ka heli Karin baasaboorka ama kuwa xanuunsan ee aan gaari Karin xarumaha heyadda si ay u galaan safaro caafimaad…

Read More

Baaxa-Dega Siyaasada Bariga Dhexe Iyo Dalka turkiga oo Ciidamadooda ku balaadhinaya Ciidda Dalka Qatar

Istanbul 09. June 2017 (SDN/QJ):- Mas’uuliyiin ka tirsan Xisbiga cadaalada iyo horumarinta ee Dalka turkiga xukuma ayaa sheegay in laga yaabo in Baarlamaanku meel mariyo go’aan ciidamo dheeraad ah oo Turkigu leeyahay lagu gaynayo saldhiga Turkigu ku leeyahay wadanka Qatar. Waana talaabo loogu hiilinayo Wadanka Qatar oo xiligan culays diblumaasiyadeed ka haysto jaarkeeda iyadoo ay…

Read More

Madaxweyne Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo Niskii Dhexe ee Xalay Ka Hadlay Weerarkii Al Shabaab Ku Qaadeen Saldhig ay Leeyihiin Ciidamadda Punt Land

Muqdisho 09.June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si kulul uga hadlay weerarkii Al shabaab ku qaadeen xarun ay ciidamada Daraawiishta Puntland ay ku leeyihiin Af-Urur oo ka tirsan Degmada Gal-gala ee Gobolka Bari. Madaxweynaha isaga oo tacsi u diraya qoysaskii iyo guud ahaan qaranka ay ka baxeen shacabkii iyo…

Read More

Madaxweynaha Maraykanka oo Taageersanaa in Xidhiidhka Loo Jaro Qatar,Midabada Laba Wejiilaynta ah ee uu Isticimaalayo Iyo Xidhiidh Kale oo uu La Sameeyay Boqorka Sucuudiga!!!

Washington 09. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump Ayaa  Wada Hadal Dhinaca Telefoonka Ah La Yeeshay Boqorka Dalka Sacuudiga Si Uu Ugala Hadlo Khilaafka Soo Kala Dhexgalay Wadamada Khaliijka Kadib Markii Dhowr Dowladood Ay Xidhiidhka U Jareen Dalka Qatar Oo Ay Ku Eedeeyeen In Ay Argagaxisada Taageerto. Donald Trump Ayaa Hore U Taageeray Tallaabada…

Read More

“Inta Uu Cadho Iyo Ciil Buuxsamay Ayuu Jawaankii Inta Uu Degta U Ritey Oo Ku Tiraabay Halqabsigan Maalin Walba La Adeegsado” Qoraa Maxamed Baashe

Hargaysa 09. June 2017 (SDN/QJ):- Af-maldaha Halqabsiyo Lagu Xifaaleeyo Magacyada Degaannada Soomaalida Qaarkood!!!. Q: 2aad W/Q: Maxamed Baashe “Salaadiinteenna Iyo Qolyahan Baanidda Ka Dhiganaya Qumbula-Dariyaha Wax Gumaada Sow Kuma Shimbiro-Waaqlayn Karno, Ma Shimbirtaas Reer Oodweyne Ayaynu Ka Liidannaa?” Beeni maxay tari Booramaan ka imide! Muxumed Faarax Jiir runlow aan weligii been sheegin buu ahaa oo…

Read More