Waddan Diyaaradaha Wax Basaasa U Adeegsanaya La Socodka Qishka Ardaydu Sameeyaan Marka Ay Imtixaanka Shahaadiga Ah Ku Jiraan

Beijing 12. June 2017 (SDN/QJ):- Waddanka Shiinaha oo ka mid ah dalalka sida weyn ula dagaalama qishka ardaydu marka ay imtixaanaadka dugsiyada iyo jaamacadaha ku jiraan ayaa mar kale soo saaray qaanuun sharci oo dawladda u ogolaanaya in ay diyaaradaha kamaraduhu ku rikiban yihiin ee loo yaqaano Drone ka u adeegdsan karaan sannadkan iyada oo…

Read More

‘’Waxaa Looga Baahan Yahay Dawlada Qatar Inay Joojiso Taageerada Maaliyadeed Iyo Siyaasadeed ee ay Siiso Kooxaha Mayalka adag’’ Madaxweyne Donald Trump

Washington 12. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha maraykanka Mr: Donal Trump ayaa warbaahintiisa gaarka ah ku soo bandhigay in dawlada Qatar muddo badan taageero u fidinaysay kooxaha argagixisada ah ee gobolka bariga dhexe ka jira, iyadoo qaarkood xafiisyo ku leeyihiin caasimada dalkaasi ee Dooxa. Mr: Donal Trump waxa uu intaasi ku daray in dawlada Qatar waqtigan…

Read More

Madaxweynaha Turkiga Oo Sucuudiga Ka Dalbaday in Isagoo Ixtiraamaya Bisha Barakaysan ee Ramadaan inuu Cuno qabataynta Ka Qaado Qatar

Istanbul 12. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha dalka Tukriga Md: Rajab Dayib Ordugan ayaa ugu baaqay dalka Sacuudigu in ay ka qaado dawlada Qatar cuno qabataynta ay ku soo rogeen dawladaha ay hormuudka ka tahay dawlada Sacuudigu, iyadoo la qadarinayo muslimnimada,carabnimada iyo bisha barakaysan ee Ramadaan ee lagu jiro. Mr: Ordugan waxa uu intaasi ku daray…

Read More

Nin Maxkamad La Tiigsaday Xaaskiisa Oo Uu Ku Eedeeyey In Ay Markii Labaad U Dhashay Ilmo Fool Xun

China 12. June 2017 (SDN/QJ):- Waxa ay noqotay qiso layaab leh oo markii labaad ku soo noqnoqotay dhegaha dadka caalamka ku nool, gaar ahaan wadanka Shiinaha kadib markii nin lagu magacaabo Jan Fing uu xaaskiisa maxkamad la tiigsaday sidaana ku dalbaday in laga furo maadaama ay dhalayso caruur muuqaal ahaan aad u fool xun aadna…

Read More

Donald Trump oo Ka Fal-Celiyay Marag furkii Agaasimihii Hore ee Hay’adda Danbi Baadhista FBI James Comey DHAGAYSO

Washington 12. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ka falceliyay marag furkii Taliyihii hore ee Hey’adda FBIda James Comey, marag furkaas oo uu Comey ku sheegay in Trump uu weydiistay inuu daacad u noqdo, iyo inuu ka hadho baadhis ay FBIdu ku heysay la taliyihii hore ee Aminiga Qaranka Mareykanka, Micheal Flynn.

Read More

Guddoomiyaha KULMIYE Oo $52,500 Oo Dollar oo gurmadkii ugu horeeyay ah Ku Wareejiyey Cusbitaallada Boorama Iyo Wajaale SAWIRO

Boorama 11. June 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweyne ee xisbigaas Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa cisbitaallada magaalooyinka Boorama iyo Wajaale ku wareejiyey lacag dhan $52,500(laba iyo kontan kun iyo shan boqol) oo dollar oo uu ugu talo galay la tacaalidda xanuunka shuban-biyoodka oo deegaannadaas ka dillaacay. Guddoomiya iyo wafti ballaadhan oo xukuumadda…

Read More

“Xukuumad Ahaan Waanu Dadaalnay, Waa Waajib na Saaran Kuna Faani Mayno, Maantana Tamashle Iyo Ole-ole Siyaasadeed Boorama Umaanu Iman.” Wasiirka Madaxtooyada JSL SAWIRO

Boorama 12. June 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Madaxtooyada JSL Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa oo ka mid ahaa wefti balaadhan oo xukuumadda iyo xisbiga KULMIYE ka socday oo maanta gaadhay Boorama ayaa ka hadlay ujeeda socdaalkooda.   Wasiir Xaashi ayaa sheegay inay Xukuumad ahaan ay Boorma gaadhsiiyey deeq dawooyin ah waxaanu xusay in aanay Ole-ole u…

Read More

Axmed Yuusuf Dirir oo Madaxweyne Siilaanyo u Gudbiyey Qoraal Digniin Xambaarsan oo uu Kaga Hadlayo Halis Soo Foodsaaraysa Dekeda Berbera

Hargaysa 11. June 2017 (SDN/QJ):- Maareeyaha faraca  badda dekedda Berbera, sidoo kalena ahaa maareeyihii hore ee dekedda Berbera Md. Axmed Yuusuf Dirir, ayaa qoraal uu Madaxweyne Siilaanyo u gudbiyay wuxuu kaga digay halis soo food saaraysa dekedda Berbera, haddii aan deg deg wax looga qaban. Sida ay Wargayska Geeska Afrika u sheegeen ilo xogogaali, Mr….

Read More

Wefti Ka Socda Dawladda Qadar oo Galabta Socdaal Kedis ah Ku Tegay Magaalada Muqdisho,Madaxweyne Farmaajo oo Qaabilay & Mawqifka Somalia oo Halkiisii Taagan

Muqdisho 11. June 2017 (SDN/QJ):-Wasiiru-dawlaha arrimaha dibadda ee dawladda Qatar Suldaan Bin Saad Al-Muraikhi, ayaa socdaal lama filaan ah ku tagay magaalada Muqdisho ee caasimadda Somaliya. Mas’uulkan ka socda dawladda Qatar, ayaa isla maanta ba kulan la qaaday Madaxweynaha dalka Somaliya Md.Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyaga oo ka wada hadlay xaaladda hada ka taagan wadamada Carabta,…

Read More

Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo Dhaqan Geliyey Xiliga ay Dhacayso Doorashada Madaxweyne Iyo Ku Xigeen ee Somaliland

Hargaysa 12. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu xeer Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-4866/062017 ku Cayimay Xilliga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland la qaban doono Madaxweynuhu: Markuu Arkay:                     Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda    Somaliland;     Markuu Arkay:               Qodobka 83aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;         Markuu…

Read More

‘’Qaybinta Kaadhadhka Codbixiyeyaashu Uma Baaqanayso Shuban Biyoodka Magaaladda Burco Ka Jira’’ Gudoomiyaha Gobolka Togdheer

Burco 11. June 2017 (SDN/QJ):-Badhasaabka gobalka Togdheer Maxamuud Cali Saleban (Ramaax), ayaa meesha ka saaray in shuban biyoodka ka dilaacay Burco uu baajin karo hawsha qaybinta kaadhadhka cod bixiyayaasha oo dhawaan ka bilaabmaysa gobalkaas. Badhasaabka oo u waramay telefishanka Star, wuxuu sheegay inay arkayaan in hawshii shuban biyoodka ay dabiibeen 60% islamarkaana ay maalinba maalinta…

Read More

Muxuu Daarnaa Kaftankii Cali Khaliif Galaydh U Laqimay Cali Guray Iyo Maahmaahdii Reer Xamarka Ahayd Ee Uu Ugu Soo Halqabsaday Imaanshiyihiisa Hargeysa?

Hargaysa 11. June 2017 (SDN/QJ):-Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf oo Cali Guray loo yaqaano ayaa waxa uu ka dareen celiyey imaanshiyaha uu safarka ku yimid Guddoomiyaha Khaatumo Cali Khaliif Galaydh iyo xidhiidh dhinaca taleefanka ah oo labadan masuul dhex maray isaga oo Cali Guray sheegay in fursadda Imaanshiyaha Cali Khaliif Galaydh uu Hargeysa ku joogaa haddii…

Read More

Weriye C.salaan Hereri oo Talooyin Dhaxal gal ah u Soo Jeediyey  Dhallinyarada Ku Jirta Saxaafadda Tilmaana ka Bixiyey Waxyaabaha La Rabo inay Ka Koraan DAAWO

Hargaysa 11. June 2017 (SDN/QJ):-Cabdi Salaan Ibraahin Hereri oo ka Mid ah Weriyeyaasha Ruug Cadaaga ah ee Dhawr Iyo Labaatankii Sano ee u danbeeyay Ku Soo Jiray Mihnada Saxaafadda oo haatan ku sugan Caasimadda Somaliland ee hargaysa ayaa Ku Booriyey Bah’da Warbaahintu inay raacaan dariiqa ay ku Kasban karaan Quluubta Dadweynaha.

Read More

Safiirka Somaliland ee Imaaraadka oo Wasiirka Xannaanadda Xoolaha Ku Wareejiyey Lacag Dhan 130 oo Kun oo Dollar DAAWO

Dubai 11. June 2017 (SDN/QJ):-Amb Baashe Cawil Cumar oo ah Safiirka Somaliland ee Imaaraadka ayaa Lacag dhan 130,000 oo doolar ku wareejiyey Xukuumadda Xili uu Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wasiirka Xannaanada Xoolaha Somaliland Md C.laahi Maxamed Daahir Cukuse oo Socdaal ku Jooga Imaaraadka. https://youtu.be/xuP0SbDgVMI

Read More

Xisbiga WADDANI oo Cambaareeyey Xadhigii Loo Geystay Xidhibbaano Ka Tirsan Golaha Deegaanka Degmada Saylac DAAWO

Hargaysa 11. June 2017 (SDN/QJ):-Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa si adag u cambaareeyey xadhig loo geystay qaar ka mid ah xildhibbaanada golaha Deegaanka degmada Saylac, waxaana uu tilmaamay in qaabka ay u dhaqmayso Xukuumaddu ay tahay mid burburinaaya sida oo kale dhawaacaya hanaanka siyaasaddeed iyo dimuqraadiyaddeed ee dalka. https://www.youtube.com/watch?v=8JyZE7KbiB0

Read More

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo lagu eedeeyey Xadhigga Maayerka Cusub ee Saylac & 9 Xildhibaan oo Xabsiga la dhigay DAAWO

Saylac 11. June 2017 (SDN/QJ):-Maayerka cusub ee degmada Saylac iyo illaa Sagaal Xildhibaan oo kale oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Deegaanka degmada Saylac, ayaa Xabsiga loo taxaabay, waxaanay Xildhibaannada qaar iyo Maayerka Cusubi Xadhiggooda ku eedeeyeen Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan-Saylici. Maayerkan la xidhay, ayaa Xildhibaannada golaha deegaanka degmada Saylac aqlabiyaddoodu xilka u doorteen, ka…

Read More

Hab Dhaqanka Naxariista Daran ee Magafayaasha Liibiya ay Ku Ciqaabaan Wiilasha Iyo Gabdhaha Somalida ee Tahriibka u Taga dalkaasi Iyo Nidaam Cusub oo ay Adeegsadaan DAAWO

Hargaysa 11. June 2017 (SDN/QJ):-Falalka Tahriibku Maanta Waxay Maraysaa Meel aad u Khatar Badan Waxay Keentay In Magafayaashu adeegsadaan Baraha Bulshada ee ay adeegsadaan Caruurta ay Tahriibiyeen Si ay ugu soo bandhigaan Iyagoo La Jidh dilayo Taasina ay Waalidka ku ajburto inay deg deg u siiyaan Waxa ay ka doonayaan ee adduunyo ah. https://www.youtube.com/watch?v=NwaLq6bqPoM&feature=youtu.be https://www.youtube.com/watch?v=4dGViJRipk8&feature=youtu.be

Read More

Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Xilal Kala Duwan U Magacaabay Masuuliyiin Uu ku Jiro Gudoomiye Ku Xigeenka 2aad

Hargaysa 12. June 2017 (SDN/QJ):- Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Md.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa magacaabay guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Xisbigaasi iyo weli ba sida oo kale xoghayeyaal cusub oo loo magacaabay Xisbigaasi.   KU: Md. Saleebaan Ducaale Xaaji Jaamac Hargeysa OG: Guddoomiyaha Gobollada Dalka Hargeysa OG: Guddida Fulinta Ee Xisbiga WADDANI Hargeysa OG: Hogaanka Xisbiga…

Read More