Xukuumadda Somaliland oo Ka Hadashay Sababta Prof Ismaaciil Hure Buubaa Looga Hor Istaagay Inuu Ka Dhoofo Madaarka Caasimadda Hargaya DAAWO

Hargaysa 06. June 2017 (SDN/QJ):- Ciidamada laanta socdaalka ee Somaliland ayaa Prof. Ismaaciil Hurre Buubaa ka baajiyay safar uu doonayey in uu ku tago dalka Kenya. Ciidamadda laanta socdaalka Somaliland ayaa dib uga soo celiyey madaarka Hargeysa oo uu shalay doonayey in uu ka dhoofo, waxaana wararku sheegayaan in ay sabab u ahayd Passport’ka Soomaaliya…

Read More

Dawladda Jabuuti oo Ka Hadashay Maal-gelinta Shirkadda Dp World+Tartan Mustaqbalka Dhex-mari Kara Dekadda Berbera iyo Arrimo Kale oo Xasaasi ah DAAWO

Jabuuti 06. June 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Jabuuti, ayaa ka hadashay sida ay u aragto maal-gelinta lagu sameeyey dekadda Berbera iyo weli ba tartanka dhex-mari kara dekadaha Jabuuti iyo Berbera ee mustaqbalka dhow, waxaana Maareeyaha dekadaha ee Jabuuti oo arrimahaas ka hadlayaa uu daboolka ka qaaday in aanay ka dawlad ahaan wax dhib ah ku haynin…

Read More

‘’Maanta Anagu Waxa Aanu Wax La Qaban Doonaa Ciddii Wax Na Tartay.’’.Maayirka Burco oo Fariin Kulul u Soo Direy Maayirada Dhiggiisa ah DAAWO

Burco 06. June 2017 (SDN/QJ):- Maayirka magaalada Burco, ayaa maayirada kale ee dhiggiisa ah ee goballada Saaxil, Maroodi-jeex iyo Awdal ku canaantay in mudadii uu magaalada Burco ka taagnaa xanuunka shuban biyoodku aanay kala soo qeyb-qaadan sama-ta bixinta iyo badbaadinta shacabka ku dhaqan gobalkaasi, waxaana uu u soo jeediyey talooyinka wax ku ool ah oo…

Read More

Haldoor Barkhad oo Si Qosol iyo Maadle Leh uga Sheekeeyey Qisooyinka Yaabka leh ee Ku Dhacay Dadka La Hayb-sooco ee Beelaha Gabooyaha DAAWO

Hargaysa 06. June 2017 (SDN/QJ):- Haldoor Barkhad Jaamac Xirsi Batuun, ayaa si yaable uga sheekeeyey qisooyinka dhabka ah ee ku dhacay dadka la hayb sooco ee Gabooyaha, waxaana uu si qosal iyo maadle uu uga sheekeeyey dhibbaatooyinka inta badan lagu la kaco dadka la hayb sooco ee Beelaha Gabooyaha.

Read More

Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele oo Iftiimiyey Sababaha Quwadaha Dunnidu DJabuti uga Dhigteen Saldhigyo Mileteri

Jabuuti 06. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha dalka Djibouti Md. Ismaaciil Cumar Geele, ayaa sharaxay sababaha dalkiisa u fududeeyay inuu hoy u noqdo saldhigyo milatari oo ay leeyihiin quwado shisheeye. Madaxweyne Geele, oo la weydiiyay su’aal nuxurkeedu ahaa saldhigyada milatari ee dalkiisa iyo sida ay uga qaataan degenaanshaha mandaqada wuxuu yidhi “Waa run in dalkayagu hoy…

Read More

Madaxweyne Farmaajo oo Arrin Yaable Sameeyey Markii uu Ka Xanaaqey Mid Ka Mid ah Ciidankiisa Ilaalada+ Sababta iyo Wixii Halkaas Ka Dhacay oo Soo Jiitay Dadka DAAWO

Muqdisho 06. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha dawladda Faderaalka ah ee Somaliya Md.Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa ku xanaaqay mid ka mid ah ciidankiisa ilaalada ka dib markii uu ka hor istaagay dad shacab ah oo doonaayey in ay salaamaan Madaxweynaha, waxaana muuqaal laga soo duubey lagu arkaayey xanaaqa iyo dagaalka uu Madaxweyne Farmaajo u geystay sarkaalka…

Read More

‘’Beesha Caalamku Ha Ixtiraamto Qaddiyada Qaranimadda Somaliland, Tan Shuban Biyoodka Xukuumadduna Dadaalkeedii ay ku Xakamaynaysay ayey wadaa’’ Wasiirka Arrimaha Gudaha Prof Faratoon

Hargaysa 06. June 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland Prof: Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa ka hadlay qadiyada iyo madax-banaanida Somaliland halka ay ilaa hadda Beesha Caalamku ka tagan tahay, waxaanu sheegay inay Somaliland wax badan ka hirgaleen, loogana baahan yahay Beesha Caalamku in aanay iska indho tirin jiritaanka Somaliland ee ay ixtiramaan, waxaanu…

Read More

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Iyo Wefti uu Hor Kacayo oo Booqasho Ku Tegay Magaaladda Burco oo La Ciirciiraysa Xannuunka Shuban Biyoodka

Burco 06. June 2017 (SDN/QJ):- Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi oo ay wehelinayaan wasiirro ka tirsan xukuumadda, ayaa socdaal qayb ka ah gurmadka xannuunka Shuban-biyood ku tagay magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer. Weftiga ayaa ujeeddadiisu tahay sidii gurmad Qaran oo loo dhanyahay looga…

Read More

Oday Xasan Maxamud Muumin oo Mudo Lixdan Sanno ah Ka Shaqaynayay Xafiiska Naddaafada ee Magaaladda Gebilay

Hargaysa 06. June 2017 (SDN/QJ):- Xasan Maxamud Muumin Waxa uu ka mid yahay Shakhsiyaadka Magaaladda Gebilay ka sameeyay inay kor u qaadaan Heerkeeda Naddaafadeed si ay u Wanaagsanaato Faya dhawrka guud ee Magaaladaasi. Xasan Maxamud Muumin Wuxuu Xogwaran dheer siiyay Barnaamijka Baro oo Ku dayo Muwaadinkaaga Danta Guud waxa weyn ka soo qabtay ee uu…

Read More

Madaxweynaha Faransiiska oo Shaaciyey Sirta Ku Jirta Gacan Qaadkii Qalafsanaa ee Isaga Iyo Madaxweyne Donald Trump

Paris 06. June 2017 (SDN/QJ):- ‘Gacan bir ah’ waxa ay ahayd ereyga ugu sahlan ee ay warbaahintu u adeegsatay tilmaamidda salaantii maalmo ka hor ay isku gacan qaadeen madaxweyneyaasha Maraykanka iyo Faransiiska oo ku kulmay xarunta danjiraha Maraykanka ee magaalada Brussels dalka Beljam. Muuqaallada kala duwan ee ay warbaahintu ka soo tebisay labada hoggaamiye oo…

Read More

Wasaaradda Difaaca Maraykanka oo Cadaysay in aanay Waxba Iska Bedelin La Macaamilkoodii Dalka Qadar oo ay Saldhigyo Ku Leeyihiin

Washington 06. June 2017 (SDN/QJ):- Sida ay baahisay wakaalada wararka Reuters  afhayeen u hadlay wasaaradda Difaac Maraykanka ayaa sheegay in hawlahoodii iyo duulimaadyadii ka socday saldhiga Al-Udeid ay sidoodii ahaan doonaan. Hadalkan ayaa ka dambeeyey markii ay Sucuudiga, Masar, Baxrayn iyo Imaaraadku ay xidhiidhkii dublamaasiyadeed u jareen dalka Qadar.   War qoraal ah oo ka…

Read More

Dalalka ugu Tunka Weyn Jaamacada Carabta oo Xidhiidhkii u Jaray Dalka Qadar

Riyadh 06. June 2017 (SDN/QJ):- Sacuudi Arabiya, Masar, Baxrayn iyo Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa xidhiidhkii dublamaasi u jaray dawladda Qadar iyaga oo ku eedeeyay inay daganaansho la’aan ka wado gobolka. Wakaaladda wararka ee Sacuudi Arabiya ayaa sheegtay in ay dawladda Sacuudigu ay ka xidhatay xadkeeda ay la leedahay dawladda Qadar arrintaasi saamaynayso dhammaan isu socodkii…

Read More

Maxaa Keenay In Dalal Ka Tirsan Jaamacada Carabtu ay U Jareen Xidhiidhkii ay La Lahaayeen Waddanka Qadar?

Hargaysa 06. June 2017 (SDN/QJ):- Arrinta xiisaha lihi ma aha in ay Sacuudiga, Masar, Midowga Imaaradaha Carbeed iyo maqaarsaarka Yamaneed xidhiidhka ka goosteen Qadar. Waayo diblomaasiyadda Carbeed sideedaba ma deggana oo waa shuqul ciyaal, ciyaar kubadda cagta ah ayayna ku colloobi karaan. Arrinta xiisaha, yaabka iyo iswayddiinta mudani waa dalkaa yar ee Qadar waxa uu…

Read More

Booliska Ingiriiska Ayaa Shaaciyey Magacyada Laba Nin Oo Ka Dambeeyey Weeraradii London

London 06. June 2017 (SDN/QJ):- Laba ka mid ah ragii fuliyey weeraradii ka dhacay London sabtidii ayey soo bandhigeen Boolisku, waxaanay ku kala sheegeen Khuram Shazad oo da’diisa lagu sheegay 27 jir iyo Rachid Redouane oo da’diisa lagu sheegay 30 jir. Khuram ayaa ku dhashay Baagistaan, balse haystay dhalashada dalka Ingiriiska, halka Rachid ay sheegeen…

Read More

Haweenay Shaqada Looga Joojiyey Inay Amaantay Dalkii Gumaystay Koonfur Afrika

Western Cape 06. June 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga ugu weyn mucaaradka dalka Koonfur Afrika, Democratic Alliance, ayaa shaqada ka joojiyay hoggaamiyihiisii hore, Helen Zille, kaddib markii ay barteeda Twitter-ka soo dhigtay in gumaystihii Ingiriiska aanu u xumayn sida loo tilmaamo. Hoggaamiyaha hadda ee xisbigaasi Mmusi Maimane, ayaa sheegay in haweeneydaasi ay sii ahaan doonto madaxa dowladda…

Read More

Waa Maxay Dalabka cusub ee ay Real Madrid u Soo Bandhigtay Zinedine Zidane?

Hargaysa 06. June 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Naadiga Real Madrid ee Dalka Spain Florentino Perez ayaa u soo bandhigay Tababaraha kooxda real-Madrid Zinedine Zidane inuu naadiga la joogo inta noloshiisa ka hadhay. Tababaraha Real Madrid Zinedine Zidane ayaa noqday tababarihii ugu horeeyey ee labo sano oo isku xiga kooxda u soo hooya koobka kubadda cagta ee kooxaha…

Read More

Waxay 11 Milion oo Riyaal Ku Maalgelisay Inan ay Guur ka doonayso!!!

Hargaysa 06. June 2017 (SDN/QJ):- Booliska Dalka imaaraatka ayaa su’aalo weydiinaya inan u dhalatay Gobolka Khaliijka carabta oo lacag ka badan 11 Milion oo Riyaal ku kharash garaysay inan iyada ka yar 7 sanadood oo u ballanqaaday guur ay ka dalbatay, inkastoo uu inankaasi xaas leeyahay xiligan. Baadhitaankii ay illaa hadda Boolisku sameeyeen waxaa lagu…

Read More