Qaybo Ka Mid ah Dhallinyaradda Caasimadda Hargaysa Oo Prof Ismaaciil Buubaa Xaal ka Siisay Ka Hor Joogsigii Xukuumada ee inuu ka Duulo Madaarka Caasimada Hargaysa

Hargaysa 08. June 2017 (SDN/QJ):- Qaar ka mid ah dhallinyarada reer Hargeysa, ayaa siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa), ka raaligeliyay is hortaagii lagaga horistaagay inuu ka dhoofo madaarka Cigaal ee magaalada Hargeysa. Dhallinyaradan oo ka kooban degmooyinka caasimadda Hargeysa, ayaa bayaan ay soo saareen waxa ay falkaas Ismaaciil Buubaa lagu sameeyay ku tilmaameen mid ceeb…

Read More

Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo oo La Filayo Inuu Booqasho Ku Tago Dalka Imaaraadka Carabta

Hargaysa 08. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa la filayaa inuu maalmahan safar ugu baxo dalka Imaaraadka Carabta. Sidaas waxa Geeska Afrika u xaqiijiyay ilo xogogaala. Wararkan uu Geeska Afrika helay ayaa sheegaya in socdaalka Madaxweyne Siilaanyo ee dalka Imaaraadka Carabtu yahay mid madaxweynaha u gaar ah, waxaanu dalka ku…

Read More

Magaaladda Hargaysa Waxaa Ka Jira Idaacad Wareegta Maxaa Ka Mid ah Shaqooyinka ay Qabato? DAAWO

Hargaysa 08. June 2017 (SDN/QJ):- Idaacada Wareegta Luuqada Qalaadna Lagu yidhaa Radio Mobile Waxay ka Jirtaa Magaaladda Hargaysa Waa idaacad Shakhsiga wadaa uu ku Jeeni qaaran Yahay Mikrifoon uu Ku naadiyo amase Ku Xayaysiiyo agabka kala duwan ee dalka Yimaada. Markaad Maqasho Idaacad Waxaa Maskaddaada ku soo dhacaya Idaacad laga Hadlo oo Shaqaale la leh…

Read More

Qalalaasaha Diblomaasiyadeed ee Qatar iyo Carabta kale: Maxaad Kala Socotaa? Warbixin Dhinacyo Badan Leh Akhriso

Doha 08. June 2017 (SDN/QJ):- 5tii June, 2017 waxa dhacay dhacdo diblomaasiyadeed oo taariikhi ah, dalal badan ayaa xidhiidhka diblomaasiyadeed u jaray dalka Qatar. Waddamadaas waxa ka mid ah Sucuudiga, Baxrayn, Masar, UAE, Liibiya, Maldives iyo Yaman. Dalalkani waxay Qatar ku eedeeyeen in ay taageertay kooxaha mayalka adag ee loo yaqaan argagixisada, in ay  fara-gelin…

Read More

War-bixin: Khilaafka Dalalka Khaliijku Ma Muxuu Ka Dhashay Xidhiidh Qadar La Leedahay Ikhwaanul Muslimiin ?

Hargaysa 08. June 2017 (SDN/QJ):- Dad badan ayaa aaminsan in khilaafka siyaasadeed ee Dalalka Khaliijka iyo Qatar sida ay warbaahinta Adduunku tabinayso ama suuqa lasoo galiyay ee ah inay Dawladda Qatar gacan siiso Ururka Ikhwaan Al-muslimiin ama ay xidhiihdhka ay la leedahay Dalka Iran sababtay Go’doominta ay Dalalka Khaliijku geliyeen Qadar. Waxaan ka xumahay in…

Read More

Dagaalyahan Daacishta Galgala ka tirsanaa oo isu dhiibay Ciidammada Maamulka Puntland & Taliye ka Hadlay

Boosaaso 08. June 2017 (SDN/QJ):- Ciidammada Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, ayaa sheegay in uu isu soo dhiibay mid ka mid ahaa Dagaalyahannada Kooxda Hubaysan ee ay ku dagaallamaan Buuraha Galgala iyo deegaanno ka tirsan gobolka Bari ee Puntland, Kooxdaas oo sheegata in ay ka tirsan yihiin Ururka Daacish ee ka dagaallama qaybo ka tirsan Waddamada…

Read More

Maxaad Ka Taqaanaa Faa’iidooyinka Jidhku Ka Helo Soonka Bisha Ramadaan ?

Hargaysa 08. June 2017 (SDN/QJ):- Waxaynu haatan ku guda jirnaa bish barakaysan ee Ramadaan, haddaba ma isweydiisay wixii  ku dhici kara jidhkaaga haddii aad bishan si wanaagsan u soonto, waxa xaqiiqo ah in soonku uu nadiifiyo jidhka aadamaha guud ahaan, waxaana arrintaa inoo sheegaya Dr Majdi Badraan waxaanu tilmaamay Dhakhtarku in soonka bisha ramadaan uu…

Read More

Qisada Ku Duugan Taariikhda 11ka Bisha Ramadaan Ee Lagu Xasuusato?

Hargaysa 08. June 2017 (SDN/QJ):- Taariikhda bisha Ramadaan ee barakaysan xambaarsantahay aad ayay u badan tahay, balse waligaa ma isweydiisay maxaa lagu xasuusataa maalinta 11 bisha Ramadaan oo ku beegnayd doraad. Maalinta 11 bisha ramadaan markaynu taariikhdii hore dib u raacno waxa dhacay dhacdooyin aad u badan waxaana ka mid ahaa dhacdooyinkaasi uguna muhiimsanaa, waa…

Read More

Dhacdooyinka Ugu Muhiimsan Taariikhda Islaamka ee Ku Beegan ee Ku Beegan 9 iyo 10ka Bisha Ramadaan

Hargaysa 08. June 2017 (SDN/QJ):- Dhacdooyinka muhiimka ah ee sida taariikhda ku cad dhicistoodu ku beegantay bisha barakaysan ee Ramadaan, gaar ahaan maalin ay 9 ama 10 tahay, waxaa ka mid ah: 9 ka Ramadaan   Dhacdooyinka aad loogu xasuusto bisha soon sagaalkeeda waxaa ka mid ah gaadhistii ay muslimiintu gaadheen jasiiradda Sisiiliya ee dalka…

Read More

Wasiir Ka Mid ah Wasiiraddii Dhawaan uu Madaxweyne Siilaanyo Magacaabay oo Amaan aad u Balaadhan u Soo Jeediyey Wasaaradda Loo Igmaday DAAWO

Hargaysa 07. June 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka cusub ee dhawaan loo magacaabay wasaaradda Isgaadhsiinta Somaliland Mudane, Mustafe Faarax Abraar ayaa isaga oon weli la wareegin xilkii loo magacaabay amaan u soo Jeediyey wasaaraddii xilkeeda loo magacaabay oo uu sheegay in ay tahay wasaarad aad u wanaagsan. https://www.youtube.com/watch?v=brlnsgfTto0

Read More

Weeraro Maataano ah oo Maanta Lagu Qaaday Xarunta Baarlamaanka Iran,Qabriga Aasaasihii Iran Aayatulaahi Khomeini,Khasaaraha Ka Dhashay & Sida ay Wax u Dhaceen DAAWO/SAWIRO

Tehran 07. June 2017 (SDN/QJ):- Dalka iran ugu yaraan 12 qof ayaa dhintay ka dib labo weerar oo maanta lagu qaaday xarunta baarlamaanka iyo qabriga aasaasihii Iiraan ee Khomeini oo ku yaalla caasimadda Tehran. warbaahinta maxaliga ah ee dalkaasina waxay sheegtay in weeraradaas loo adeegsaday qoryaha boobayaasha fudud iyo bumbooyinka gacmaha laga tuuro. Wakaalada wararka…

Read More

Kumuu Ahaa Marxuum Maxamed Biixi Caalin (Ooto)? Wax ka Baro Taariikh-nololeedkiisii oo Kooban DAAWO

Hargaysa 07. June 2017 (SDN/QJ):- Allaah ha u naxariistee waxaa lagu aasay Xabaalaha Masallaha ee magaalada Hargeysa Maxamed Biixi Caalin (Ooto) oo ku geeriyooday Cusbitaalka Edna Aadan ee Caasimadda Hargeysa, waxaanu Marxuumku u dhintay Xanuun Beerka ka asiibay oo dhawaan Qalliin Dalka Hindiya loogu soo sameeyey. Waxaa Aaska Marxuumka ka qaybgalay Wasiirro Xukuumadda ka tirsan,…

Read More

Qoyskii Reer Sheekh Ibraahim Sheekh Yuusuf Sheekh Madar oo Cabasho Xooggan Ka Muujiyey Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo DAAWO

Hargaysa 07. June 2017 (SDN/QJ):- Sheekh C/raxiim Sheekh Ibraahim Sheekh Yuusuf Sh.Madar Oo Ka Waramaya Duulaan Xukuumadu Kusoo Qaaday Qoyska Reer Sheekh Madar iyo Sheekhul Beledka Magaalada Hargeysa  Sheekh Maxamed Sheekh Ibraahim Sheekh Yuusuf Sh.Madar (Sh.Farxiye) Oo mudo toban Casho ah ku xidhan Hargeysa

Read More

Wasiir Ku Xigeenkii Caafimaadka oo Badka Soo Dhigay Sababahii Madaxweyne Siilaanyo uu Xilka uga Qaaday DAAWO

Hargaysa 07. June 2017 (SDN/QJ):- Wasiir ku xigeenkii hore ee wasaaradda Caafimaadka Somaliland Md.Xasan Daahir Dhimbiil, oo ka mid ahaa wasiiraddii uu Habeen Hore xilkoodii ka qaaday Madaxweyne Siilaanyo, waxaana uu xil ka qaadistiisa uu la xidhiidhiyey tuhuno ay Xukuumaddu ka qabto in uu gacan ku leeyahay muranka ka taagan gudaha magaalada Saylac ee u…

Read More

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo Lacag Dhan Todobaatan Kun (70,000$ ) ku Wareejiyay Wasiirka Caafimaadka iyo Halka ay Lacagtaasi ka Timid DAAWO

Burco 07. June 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdu ayaa sheegay inay lacagtan ugu talogaleen xisbi ahaan in muddo bil ah lagu bixiyo shidaalka baabuurta iyo gunnooyinka shaqaalaha sida tabarucaadka ah ugu shaqaynaya dadka xanuunsanaya. Wasiirka Caafimaadka Saleban Ciise Axmed Xaglatoosiye ayaa sheegay inay baahidaaa xisbigu kasoo jawaabay ahayd tii ugu darnayd ee…

Read More

‘’Beesha Caalamku Waxay Aaminsan Yihiin In Badan Oo Ka Mida In Aqoonsi La Siiyo Jamhuuriyadda Somaliland Ay Dhaawici Karto Dedaaladda Dib U Dhiska Iyo Dawlad Shaqayso Oo Muqdisho Loo Sameeyo Laakiin….’’ Agaasimaha Cilmi Baadhista Atlantic Council

Hargaysa 07. June 2017 (SDN/QJ):- Agaasimaha Barnaamijyadda iyo Cilmi Baadhista ee xarunta Africa Center at the Atlantic Council Ms Bronwyn Bruton oo ah xarun lagu falan qeeyo siyaasadda iyo dhaqaalaha afrika oo ku taalla Magaalada Washington Dalka Mareykanka, ayaa sheegtay in Jahmuuriyadda Somaliland tahay dal buuxiyey shuruudihii looga baahnaa qaran madaxbannan, balse afduub ahaan uu…

Read More

Barnaamij Dibada Soo Dhigay Caddaalad Darrada Huursan Oo Dhex Taala Hay’ada Shaqada Iyo Shaqaalaha Somaliland DAAWO

Hargaysa 07. June 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Dhawaan soo baxay Caddaalad daro lagaga Cabanayay Gudoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha Dawlada Taas oo ka danbaysay Kadib Muwaadin ku Guulaystay Imtixaan laga qaaday oo Natiijadiisa lagu Shaaciyey Warbaahinta Balse Markii danbe uu hor istaagay Gudoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha Dawlada Sharmaarke Axmed Muxumed.

Read More

Laba Baabuur oo Gurmadka Deg Dega ah Oo Wasiirka Caafimaadku Kala Wareegay Isu Duwaha Wasaaradiisa ee Gobolka Saaxil DAAWO

Burco 07. June 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr, Saleebaan Ciise Axmed Xaglo-Toosiye ayaa baabuur Ambulance ah kala wareegay isuduwaha wasaaradda caafimaadka ee Gobolka Saaxil Kuwaas oo ka qayb qaadanaya Gurmadka Xaalada Cudurka Shuban Biyoodka ka Dilaacay Gobolka Togdheer.

Read More

Madaxweynaha Somalia oo Ka Hadlay Sida uu ugu Baxay Magaca Farmaajo, Kooxaha Kubada Cagta ee uu Taageero,Wuxuu Ka Dhaxlay Dawladii Xasan Sheekh & Arrimaha Qoyskiisa (Waraysi Xiise Leh) DAAWO

Muqdisho 07. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sheegay in Xaaskiisa Saynab Macalin ay isku xaafad ahaayeen laakiin uu calafkooda keenay iney isku arkaan dalka Mareykanka oo ay isguur sadaan. https://www.youtube.com/watch?v=rt2LIhjTahE

Read More