Ciidamo Taabacsan Dawlada Ciraaq Ayaa Dib Uga Qabsaday Deegaanka Al-Baaj Kooxda ISIS
Baqdaad 06. June 2017 (SDN/QJ):- Deegaanka Al-Baaj wuxuu bari ka xigaa magaalada Mosul , waxaan hore gacanta ugu hayey kooxda ISIS, waxa dib uga qabsaday xoogaga taageersan dawlada Ciraaq. Deegaanka ayaa dhow xudduuda ay Ciraaq la leedahay Suuriya, waana deegaan ay ku xooganaayeen kooxda DAACISH. Ciidankan oo taageero ka helaya dhinaca cirka ayaa beryahan ku…
