Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Booliska oo Shaaciyey Gacan Ku Dhiigle ay Soo Soo qabteen,Dooxyada,Iyo Baliyada oo aan Biyo laga Dhaamin Karin DAAWO

Hargaysa 05. June 2017 (SDN/QJ):- Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Booliska JSL Sareeye Guuto C/raxmaan Liibaan Axmed ( fooxle) oo ay weheliyaan Hogaanka Hawl Galinta Iyo Ku Xigeenka Ciidanka Birmadka oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa faahfaahin ka bixiyey eedeysane Xamse Xariir Maxamed oo ay gacanta ku soo dhigeen iyo fulinta amarkii ka soo…

Read More

Nimcooyinka Bisha Ramadaan Iyo Sida ugu Haboon ee Looga Faa’iidaysan Karo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun DAAWO

Hargaysa 05. June 2017 (SDN/QJ):- Waxaynu Ku Jirnaa Bishii Dembi Dhaafka,Bishii Naxariista Iyo Bisha uu Ilaahay Kor ahaaye Addoomihiisa Muslimiinta ah ee Camalka Wanaagsan la Yimaada uu ka Xoreeyo Naarihiisa Daran. Sidaa darteed Hadii uu Alle Caafimaad ku siiyey Xasuusnoow in Bisha Ramadaan ay Tahay Bil Cibaado Loona baahan yahay inaad la Timaado eebbe ka…

Read More

Salaad Cali Jeelle Muxuu Ka Yidhi Howlgalka Hub Ka Dhigista Ah Ee Ka Socda Muqdisho?

Muqdisho 05. June 2017 (SDN/QJ):- Wasiir ku-xigeenkii hore ee Gaashaandhiga Salaad Cali Jeelle, haatana ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyed ayaa ka hadlay hubka dhigista labadii todobaad ee la soo dhaafay ciidamada dowladu ka wadeen magaalada Muqdisho. Salaad Cali Jeelle ayaa sheegay inuu taageersan yahay hubka dhisigta ay wado dowladda Federaalka Soomaaliya isla markaana uu yahay…

Read More

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Ka Hadlay Xilligii Uu Bartay Guursaday Xaaskiisa Iyo Mushaharka Uu Ka Qaato Madaxtooyadda

Muqdisho 05. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sheegay in Xaaskiisa Saynab Macalin ay isku xaafad ahaayeen laakiin uu calafkooda keenay iney isku arkaan dalka Mareykanka oo ay isguur sadaan. Qayb kamid ah Wareysigii Wargeyska Sharqul AWSAD uu la yeeshay madaxweyne Farmaajo ayaa lagu weydiiyay arimo la xadhiidha shaqsiyadiisa. SU’AAL: Xaaskaaga sidee…

Read More

Sidee ayuu Saddaam Xuseen u Noolaa maalmihiisii u dambeeyey ee Noloshiisa?

London 05. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynahii hore ee Ciraaq Saddaam Xuseen ayaa maalmihiisii u dambeeyey noloshiisa waxa uu ku qaatay xaalad firfircooni iyo niyad sami leh, isagoo mararka qaarkoodna dhegaysan jiray heesihii uu jeclaa, sidan waxaa xiligan daaha ka qaaday Askari Maraykan ah oo ka mid ah ilaaladii xabsigii lagu hayey saddaam xuseen iyo saaxiibadiisa…

Read More

Sirta Caafimaadka Iyo Soonka Bisha Ramadaan Iyo Mucjisooyin Gaar u  ah!

Hargaysa 05. June 2017 (SDN/QJ):- Diinta Islaamka oo caqiido dhab ah, ayaa waxay ku caan baxday ilaalada masaalixda aadamiga. Arintaas waxay ku soo koobtay, qof kasta oo ku abtirsada bulshada aadamiga, in la dhowro hantidiisa, sharafkiisa, naftiisa wakhtigiisa iyo caafimaadkiisa. Wax kasta oo dhaawac u geysanaya mid kamid ah arimahaas, diinta Islaamku waa ay reebtay….

Read More

Muslimiinta Maraykanka Oo Afur Wadareed Isugu Yimid Kuna Hor Tukaday Dhismaha Dheer Ee Madaxwayne Trump! SAWIRO

New York 05. June 2017 (SDN/QJ):- Muslimiinta ku nool dalka Maraykanka ayaa afur wadareed ku yeeshay dhismaha dheer ee uu ku leeyahay Madaxaweynaha dalka Maraykanku Mr Trump xaafada Manhattan ee Magaalada Newyork. Arrintan ayey dadkaasi Muslimiinta ahi Madaxwaynaha Maraykanka uga dhigayeen farriin ah in ay ka soo hor jeedaan go’aamada uu Trump soo saaray ee…

Read More

Nin U Sucuudi Ah Oo Sabab U Noqday In Ay Dadka Ku Noola Magaalada Madiina Ka Hor Afuraan Xilligii Eedaanka !

Madiina 05. June 2017 (SDN/QJ):- Nin u dhashay Dalka Sucuudiga oo da’diisu tahay 30 sano ayaa waxa uu  ku dhaqaaqay tallaabo aad u layaab badan kadib markii uu qaatay sameecad uu ku eedaamay arrintaasi oo shacabka ku nool magaaladaasi aanay hubsan eedaankaasi oo ay iska afureen. Dhacdadan ayaa waxay ka dhacday bariga magaalada Madiina gaar…

Read More

Madaxweyne Trump oo Go’aankii Xayiraadda Socdaalka Muslimiinta u Gudbiyey Maxkamadda ugu sarraysa Maraykan

Washington 05. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, ayaa ka dalbaday Maxkamadda ugu sarreysa dalkaas inay dib u soo celiso Go’aankii Xayiraadda Socdaalka ee uu Trump ahaan ku soo rogay Dadka lix Dal oo Waddamada Muslimiinta ka tirsan u dhashay ee raba inay u safraan Maraykanka. Xayiraadasi ayaa waxaa meesha ka saaray maxkamadaha hoose…

Read More

Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo oo Maanta Lagu Soo Dhaweeyay Magaaladda Gebilay,Qaabkii Loo Soo Dhaweeyey iyo Erayo Kaftan ah oo uu Ku Tuuray Reer Gabilay DAAWO

Gabiley 04. June 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Cali Khaliif Galeydh, ayaa si diiran looggu soo dhaweeyey magaalada Gabiley ee xarunta Gobalka Gabilay oo uu goor-dhaweyd soo gaadhay, waxaana uu dadkii halkaask u soo dhaweeyey uu ku ganay erayo kaftan ah iyo weli ba sida oo kale isaga oo dib uga sheekeeyey taariikhda dheer iyo kaalinta ay…

Read More

Iska Hor imaad Maanta Ka Dhacay Deegaanka Degmada Adhi Cadeeye ee Gobolka Sool Iyo Lix Qof oo Ku dhaawacmay

Adhicadeeye 04. June 2017 (SDN/QJ):- Ugu Yaraan Lix qof ayaa ku Dhaawacmay  Kadib Markii iska hor imaad uu maanta ku dhex maray Laba ardaa oo wada dega Deegaanka Degmada Adhicadeeye Ee Gobolka Sool. Taliyaha Ciidamada Booliska ee Gobolka Sool Kornayl Ibraahin Jaamac Daad, Oo  Isaga oo ku sugan degmada Adhicadeeye ayaa Khadka Telefoonka Wuxuu noogu…

Read More

Guddoomiye C/qaadir Jirde Oo Si Rasmi Ah Magaalada Berbera Uga Furay Tartan Ciyaareed Kubada Cagta Ah Iyo Agab Ciyaareed oo Uu Gudoonsiiyey Kooxaha Ka Qayb-gelaya SAWIRO

Berbera 04. June 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha ku meel gaadhka ah ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI C/qaadir Jirde ayaa tar-tan ciyaareed kubada Cagta ah ka furay magaalada Berbera, kaasi oo ay ka qayb-qadanayaa 12 kooxood oo ka mid ah kooxaha kubada Cagta ee ka dhisan magaalada Berbera. Guddoomiye C/qaadir Jirde oo ay weheliyaan masuuliyiin ugu…

Read More

Wasiirka Gaadiidka Itoobiya oo Ka Hadlay Qorshaha Itoobiya ee Dekeda Berbera & Suurto Galnimada inay Ka Mid Noqdaan Maalgashiga Sadex Geesoodka ah

Addis Ababa 04. June 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka gaadiidka Itoobiya Mr. Axmed Shide, ayaa ka hadlay doonista ay Itoobiya doonayso inay isticmaasho dekedda Berbera ee Jamhuuriyadda Somaliland iyo weliba inay qayb ka noqoto maalgashiga saddex geesoodka ah ee Somaliland iyo DP world. Wargeyska Capital ee ka soo baxa magaalada Addis Ababa ee Itoobiya ayaa cadadkiisii 29…

Read More

Dawlada Jabuuti oo Ka Hadashay Casriyaynta Dekeda Berbera Iyo Isticimaalka Itoobiya Saamaynta uu Ku Yeelanayo Dekedooda

Jabuuti 04. June 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Djibouti ayaa markii u horaysay ka hadashay saamaynta ay maalgashiga DP world ee dekedda Berbera ku yeelan karto dekedd Djibouti, waxaanay Djibouti sheegtay inay soo dhawaynayso tartan caafimaad oo dhex mara dekedaha gobalka. Guddoomiyaha maamulka dekedaha Djibouti Abubakar Cumar Xadi, oo u waramay wargeyska Cappital ee ka soo baxa…

Read More

Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Arin Muhiim Ah Oo Dowladiisu Diirada Saareyso Saddexda Bilood Ee Soo Socota

Muqdisho 04. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ka hadlayey dibed bax lagu taageerayey wax qabadka dowlada ee 100-ka maalmood oo maanta ka dhacay Muqdisho ayaa ka waramay qorshaha dowlada ee saddexda bilood ee oo socota. Waxaa u sheegay in dowladiisu diirada saareyso saddexda bilood ee soo socota toosinta hanaanka garsoorka dalka iyo…

Read More

Kor u Kac Xoogan oo Ku Yimid Tirada Dadkii Waxyeeladu ka Soo Gaadhay Qaraxii Xalay ka Dhacay Magaaladda London & Madaxda Caalamka oo Ka Falceliyey

London 04. June 2017 (SDN/QJ):- Dhimashada weerarkii London ayaa kor u kacday Waxaanay tiradu gaadhay ilaa sagaal qof in ka badan 50 kalena ay ku dhaawacmeen waxaanay boolisku ku tilmaameen weerarkaasi inuu ahaa  fal argagixiso oo loo adeegsaday gaadhi iyo Mindiyo. Wararku waxay sheegayaan in Saddex qof oo looga shakiyey inay ahaayeen dadkii weerarka fuliyay ay…

Read More