Heerka ay Marayaan Goobaha Cilaajyada Somalidu ‘’Insiga Iyo Jinku Ma Is Arki Karaan’’  & Diintii oo Noqotay Mid Sheekh walba Tafsiir u Gaar ah ku Sar jaray doodiisa DAAWO

Mombasa 04. June 2017 (SDN/QJ):- Sheekhani Wuxuu Degan Yahay Magaaladda Mombasa ee Dalka Kenya  wuxuu yidhi, markaan Qur’aanka Kariimka ah ku Akhriyo Qofka SIXIR ama Jin ka cabanaya waxa ILAAHAY soo Hor joojiyaa oo uu arkayaa Jinka laftiisii !!. Hooyadaa Muuqaalkan ka muuqataana waxay ka Warramaysaa waxay aragtay markii uu Qur’aanka ku Akhriyey Sheekhan oo…

Read More

Khatumo leader wants Somaliland to return to 1960 power-sharing model

Khatumo leader Ali Khalif Galaydh is reportedly willing to support a united Somaliland – but only under one condition. In an interview with Kalsan TV, Abdinasir Garad Abshir Salah, Somaliland’s Presidential Advisor for Eastern Somaliland issues, said Galaydh wants the country to return to the regional power sharing model that was used for Somaliland’s parliamentary elections in 1960. “Ali…

Read More

Xafiiska Imtixaanaadka Somaliland oo Ka Hadlay Go’aan Golaha Deegaanka ee Burco Ku Joojiyeen Ardaydii Imtixaanaadku u Socday Baqdinta Cudurka Shuban Biyoodka awgii Kana Cawday Facebook DAAWO

Hargaysa 04. June 2017 (SDN/QJ):- Gudomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Somaliland Daa’uud Axmed Faarax ayaa Ka Hadlay Ardayda magaalada Burco Oo imtixaanadkii laga joojiyay Kadib Markii uu batay heerka Fiditaan ee Cudurka shuban biyoodka awgii.

Read More

Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo Kulan La Qaatay Guddoomiyeyaasha Goballada DAAWO

JigJiga 04. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha maamulka Soomaalid Itoobiya Md.Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa kulan la qaatay guddoomiyeyaasha goballada ee dalkaasi isaga oo kala hadlay qorshe sanaddeedka soo socda ee dawladdaasi iyo weli ba sida oo kale abaarahii iyo shuban-biyoodkii ka dhacay deegaanadda maamulkaasi ee Itoobiya. https://www.youtube.com/watch?v=Oe_zM5gxSB0

Read More

Nin u Dhashay Somaliland oo Sheegay in Qaab Cunsuriyad ah ay Ula Dhaqmeen Maamulkii Dekeda Berbera Iyo Fariin uu u diray Madaxweyne Siilaanyo DAAWO  

Washington 04. June 2017 (SDN/QJ):- Nin ka Mid ah Muwaadiniinta Somaliland ayaa ka Hadlay Dhacdo uu Sheegay inay Tahay Mid ka soo Hor Jeeda Distoorka Somaliland oo ka soo Wajahday Dekeda Berbera oo uu Aabihii Mudo dheer ka shaqayn Jiray Hasa Yeeshee Loo diiday inay Caruurtiisu ka shaqeeyaan. https://www.youtube.com/watch?v=hoXbIvQl0I8&t=25s

Read More

Ardayda Dugsiga Sare Ee Suldaan Maxamed Suldaan Faarax Oo Wasiirka Qorsheynta Faraqa Ugu Guntay Farriin Duur-Xul Ah Oo Naanaystiisa Ka Turjumaysa DAAWO

Hargaysa 04. June 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaarada qorshaynta qaranka Maxamed Aadan Qabo ayaa ka qaybgalay dhammaadka imtaxaankii dugsiga Suldaan Maxamed Suldaan Faarax, ee ku yaala xaafadda Masalaha, waxaanu halkaas ka balanqaaday inuu dugsiga kala shaqayn doono qabyooyinka horyaala iyo baahiyaha haysta. Waxa sida oo kale uu wasiirku ku dheeraaday Suldaanka Maxamed Suldaan Faarax oo dugsigan…

Read More

Halisaha Sigaarka ee Dunnida Maanta,Dhaqaalaha Ku Baxa, & Xannuunadda uu Sababo AKHRI

Hargaysa 04. June 2017 (SDN/QJ):- Shantii qof ee dhimata dalka mareykanka mid wuxuu u dhintay cabista ( nuugis ) sigaar sanad kasta.sidoo kale maalin walba 4,000 oo dhalinyaro ah ayey u tahay maalintii koowaad ee barashada sigaarka. qiyaasaha laga sameeyay mareykanka ayaa sheegaya in qofka sigaar dhuuqaha ah ay sanadkii kaga baxdo lacag u dhaxeysa…

Read More

Waa Maxay Sirta dildilaaca Xabxabka Ka dhex Muuqdaa?

Hargaysa 04. June 2017 (SDN/QJ):- Dad badan ayaa la yaaba marka ay xabxabka gudihiisa ku arkaan dildilaac ka dhex muuqda hadaba waa maxay sababta dildilaacaasi. Sida ay baahisay Mareegta ‘mediavor’ ee Dalka faransiisku dildilaaca ka dhex muuqan kara xabxabku waa calaamad muujinaysa in markii uu beerta ku yaallay lagu bacrimayey maadooyin kiimiko ah, iyadoo beeralayda…

Read More

Axkaamta Soonka Bisha Ramadaan & Sheekh Maxamed Macallin Cabdi Carab DAAWO

Hargaysa 04. June 2017 (SDN/QJ):- Axkaamta Bisha Barakaysan ee Ramadaan ee Diiniga ah, Fadliga iyo Fadaa’isha iyo Shuruudaha Qofka Saa’imka ah ama Soomman looga baahan yahay Bisha Barakaysan ee Ramadaan oo aannu si taxane ah idiinku soo gudbin doonno haddii Illaahay raalli ka noqdo inta aynu ku gada-jirno Bisha Barakaysan ee Ramadaan oo Maanta koow…

Read More

Maxaad Ka Taqaan Buurnida/Naaxitaanka Amase Cayilka? Warbixin

Hargaysa 04. June 2017 (SDN/QJ):- Ma ogtahay marka laga hadlayo Cayilka amase Naaxitaanka in dad badan oo adduunka ku nool ay la xanuunsan yihiin halka ay gaajaba kaba fekerin.Magaalada New York ardayda dugsiyada hoose 21% waa kuwa buur-buuran. Dadka Mareykanka ah Seddexdii Ruuxba Hal ayaa cayilan/Naaxsan.   Dadka joogtada qadada iyo quraacda ka cuna Resturantiyada…

Read More

Magaalo Madaxda Dalka Morocco Oo Ka Mid Noqotay Magaalooyinka Ugu Dadka Badan Leh Adduunka !

Marocco 04. June 2017 (SDN/QJ):- Magaalo madaxda Dalka Morocco  ee loo yaqaan Daar Al-baydaa waa magaalo aad u qurux badan waxaana ku nool 1Km Square ee ka mid ah magaaladaasi Dad tiradoodu dhan tahay 14,200. Haddaba, warbixin dhawaan ay soo saartay hay’ada World Economic Forum oo had iyo jeer ka duusha kuna tiirsan xogaha ay…

Read More

Xoghayaha Cadaaladda WADDANI oo Xukuumadda Ku Dhaliilay in Aanay Dalka u Sameynin Xarun Keyd oo Shacabka Laga Badbaadin Karo Xiliyada Dhibbaayinku Soo Kordhaan

Hargaysa 04. June 2017 (SDN/QJ):- Xoghayaha cadaaladda ee Xisbiga WADDANI Haldoor Barkhad Jaamac Xirsi Batuun, ayaa Xukuumadda iyo Xisbigeeda KULMIYE ba ku canaantay in maanta aanu dalku lahayn xarun keyd oo laga badbaadin karo shacabka wakhtiyada ay la soo dersaan xanuunada iyo dhibbaatooyinka abaarahu, waxaana uu tilmaamay in uu aad uga xun yahay in ay…

Read More

‘’Raysal-wasaaraha India Wuxuu ahaa Shaahle, Balse Lahaa Riyooyin Waaweyn,Wuxuu Sannadka 2022-ka Ku Haminayaa in Qof kasta oo Hindi ahi Helo Guri isku dhan,Heerkee ayuu Siyaasiga Somaliland Fikirkiisu Yahay’’ Cabdi Kariin Axmed Mooge

Hargaysa 04. June 2017 (SDN/QJ):- Ma ogtahay in Raysalwasaaraha India uu ahaa shaahle/ a tea seller, waa nin leh riyooyin waaweyn, waa chief ministerkii badalay gobolka India ka muuqda ee Gujurat , hada oo uu yahay Raysalwasaaraha India wuxuu ku hamiyayaa in 2022ka in qof kasta oo Indian ahi uu helo guri uu ku noolado…

Read More