Qoraa Maxamed Cabdi Daa’uud oo Si adag u Naqdiyay Sheekh Cabdull Xaq oo Magaalooyinka Hargaysa Iyo Balli Gubadle ka Wada Dabiib Jinka,Sixirka Iyo Isha DAAWO
Hargaysa 29. May 2017 (SDN/QJ):- Qoraa Maxamed Cabdi Daa’uud Waa aqoon yahan reer Somaliland Isla Markaana aqoon durugsan u leh Culuunta Diinta iyo Ta Maadiga ah Wuxuu Si Xeel dheer uga Warbixiyey Sheekh ka Yimid Magaaladda Boosaaso oo dadka ka Daweeya Xannuunada Jinka,Sixirka Iyo Isha. Dr:Maxamed Cabdi Daauud waxa uu yidhi jinku dadka ma…
