Sidee Ayey Muslimiintu Ugu Soomayaan Dalalka Aanay Cadceedu Dhicin ?
Oslo 29. May 2017 (SDN/QJ):- Guud ahaan Dadka Muslimiinta ah ee Dunida guudkeeda ku nooli waxay shalay sabtidii oo ku beegnayd 25 bisha May ee sanadka 2017ka Soonka bisha barakaysan ee Ramadaan, siday diinteena suubani inoo jiidaysay Ilaahayna SWT Qur’aanka inoogu sheegay waxay Muslimiintu Soomaan laga bilaabo Subaxa “Al-fajar” ilaa iyo inta uu habeenku soo galayo…
