Wiil Laba Madax Leh Oo Ku Dhashay Dalka Suuriya & Waddan La Geeyay Si Xaaladiisa Loola Tacaalo!

Dimishiq 31. May 2017 (SDN/QJ):- Warbaahinta Dalka Suuriya ayaa soo bandhigtay Arrin Mucjiso ah kadib markii wiil yar uu ku dhashay isaga oo laba madax leh. Dhakhaatiirta qaar ayaa markii  hore waxay shaaciyeen in aanu ahayn wiil kaliya, balse ay mattaano yihiin laakiin markii dambe waxa la xaqiijiyay inuu yahay wiil laba madax leh, dhakhaatiirta…

Read More

Halkee Ayuu Ku Yaalla Ceelka Uu Cismaan Bin Cafaan Ka Tagay Ee Ilaa Iyo Hadda Jira ?

Madiina 31. May 2017 (SDN/QJ):- Ceelka magaciisa la yidhaahdo Rooma ayaa waxa uu ku yaallaa Magaalada Barakaysan ee Madiina Al-munawara, ceelkan waxa ka tagay Saxaabigii Cusmaan Bin Cafaan waxaanu Ceelkaasi jiray 1,400 oo sano. Ceelkan waxa uu Cismaan Bin Cafaan uu Iibiyay Dadkii Muslimiinta ahaa ee ku noolaa Magaaladaasi, waxa aanu Dadku biyaha Ceelkaasi ku…

Read More

Ciyaaryahanka Ronaldo Maka Qayb Qaadan Doono Fillimada Ramadaanta Ee Dalka Masar !

Qaahira 31. May 2017 (SDN/QJ):- Sida caaddada u ah Dadka ku dhaqan Dalkaasi Masar waxay bisha Ramadaan sanad walba sameeyaan Fillimo loogu tala galay bisha Ramadaan, waxaanay aaminsan yihiin Dadkaasi in Aflaamta iyo Musalsalaadka kala duwan ee bishaasi la soo saaro ay aad uga wanaagsan yihiin kana fiican yihiin kuwa la soo saaro guud ahaan…

Read More

Guddidii Taakulada Abaaraha Heer Qaran Oo Caawa Soo Bandhigay Xisaab Xidhkii Ay Ku Shaqaynayeen Mudadii Ay Xaaladda Abaartu Dalka Haysay, Dhinacna Isaga Leexiyey Eedo Loo Jeediyey SAWIRO

Hargaysa 30. May 2017 (SDN/QJ):-Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka qabsoontay Qasriga madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland oo ay guddida taakulaynta abaaruhu kusoo bandhigeen xisaab xidh dhamaystiran  oo ku saabsan qaadhaankii soo gaadhay mudadii lagu jiray xaaladii abaaraha ee dalka ku habsatay.   Guddida oo si faahfaahsan u soo bandhigtay xisaab xidhkaa ayaa…

Read More

Madaxweyne Farmaajo Oo Guddi U Saaray Xaalada Maxaabiista Xabsiga Dhexe (Akhriso)

Muqdisho 30. May 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa soo saaray war-saxaafaded uu ku sheegay inuu magacaabay guddi soo baara xaalada maxaabiista ku xiran xabsiga dhexe. Farmaajo ayaa sheegay inuu ka walaacsan yahay xaalada maxaabiista xabsiga dhexe, sidaas awgeedna uu guddigan u magacaabay iney warbixin ka soo siiyaan tirade maxaabiista xukuman, dembiyada ay galeen, iyo…

Read More

Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE oo Kormeeray Garoomada Kubadda Cagta ee degmooyinka Maxamuud Haybe iyo Axmed Dhagax Iyo Xiisaha Ku Lamaan DAAWO/SAWIRO

Hargaysa 30. May 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kormeeray garoomada kubadda cagta degmooyinka Maxamuud Haybe iyo Axmed Dhagax ee ay ka socdaan tartamada bisha barakaysan ee Ramadaan. Guddoomiye Muuse Biixi oo ay wehelinayeen madax kale oo ka tirsan xisbiga KULMIYE iyo xukuumadda, ayaa galabta booqday…

Read More

Ciidamada Puntland Oo Magaalada Gaalkacyo Ku Xidh Xidhay Kooxo Caadaystay in Bisha Ramadaan aanay Soomin SAWIRO

Gaalkacyo 30. May 2017 (SDN/QJ):- Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Puntland (PSF) ayaa howlgal ay ka sameeyeen magaalada Gaalkacyo waxay ku soo qabteen 15 nin oo ka tirsan kooxaha ma soomayaasha ah. Kooxahan ayaa la soo qabtay sameysanaya raashiin, isla markaana isticmaalaha waxyaabaha maanka dooriya shiishada iyo Xashiishka. Gudoomiyaha degmada Gaalkacyo Maxamud Yaasiin…

Read More

Xisbiga UCID oo Tartan Ciyaareed Ka Furay Garoomada Kubadda ee ugu Waaweyn Hargeysa DAAWO

Hargaysa 30. May 2017 (SDN/QJ):- Mas’uuliyiinta ugu sar-sareysa Xisbiga mucaaradka ee UCID, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay tartan ciyaareed ay ugu tallo-galeen bisha barakeysan ee Ramadaan kaasi oo ay ka dhici doono qaar ka mid ah garoonada ugu waaweyn dalka, waxaana mas’uuliyiinta oo halkaas ka hadashay ay sheegeen in ay ka qeyb-qaadanayaan dhiiri-gelinta…

Read More

A GOLDEN AUTOBIOGRAPHICAL MILESTONE” Know the Legendary Facts in the Exemplary Life History of the President of the Republic of Somaliland H.E. Ahmed Mohamed (Silanyo)

This ‘quick-scan’ autobiographical review is basically and primarily meant to address two major objectives:- That the youth, the up and coming young generation, may know and grasp the real facts of the exemplary and impeccable life history of their President. That the youth may not be disillusioned and bombarded with distorted facts that are being…

Read More

Madaxweyneyaasha Maamulada Puntland iyo Galmudug oo Si Wada-jir ah u Saxeexay Heshiis La Xidhiidha Xal u Helidda Colaada Gaalkacyo

Gaalkacayo 30. May 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaan iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa maanta shir Jaraa’id oo ay ku qabteen magaalada Cadaado waxay si wadda jira ugu baqeen shacabka labada dhinac ee magaalada Gaalkacayo inay ka wadda shaqeeyaan Nabadda. Ka hor shirka Jaraa’id…

Read More

Xukuumadda Somaliland oo Ka Hadashay Wareejinta Maamulka Hawada Somalia Iyo Hanjabaad ay Dirtay DAAWO

Hargaysa 30. May 2017 (SDN/QJ):-Xukuumadda Somaliland ayaa si adag uga hadashay In Maamulka Hawada Somalia Lagu Wareejiyo Dawlada Federaalka Kadib Markii Laba Cisho ka Hor Ay Xukuumadda Federaalka Somalia ay Sheegtay in Maamulkii Hawada ee Magaalada Nairobi Loo Wareejin Doono Muqdisho. https://www.youtube.com/watch?v=KtLCYp9l0nI

Read More

Maxaabiista Ku Jirta Xabsiyadda Somaliland oo La Ogolaaday inay Facebook & Twitter-Ka Jeelasha Ku dhex Isticimaalaan Iyo Xukuumada oo Ka Hadashay

Hargaysa 30. May 2017 (SDN/QJ):-Wasaarada cadaalada Somaliland ayaa daboolka ka qaaday inay raadinayaan nidaam Tignoolajiyadeed oo ay xabsiyada dalka kaga joojiyaan isticmaalka shabkadaha bulshadu ku xidhiidho ee Facebook iyo Twitterka oo aad ay maxaabiistu u isticmaalaan. Wasiiru dawlaha wasarada cadaalada Khadar Axmed Diiriye ayaa ka dhawaajiyay in wakhtigan ay aad u dareemayaan isticmaalada barkulanadan bulshada…

Read More

Xildhibaan Waabeeye Oo Soo Bandhigay Isbedelada Xukuumadda Ku Yimid Mudaddii Isbahaysigoodu ka Sii Maqnaa

Hargaysa 30. May 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusuf (Waabeeye) oo hadda ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee uu dalku marayo iyo doorashada madaxtooyada ee soo socota. Xildhibaan Waabeeye oo ahaa guddoomiye-xigeenkii 2aad ee xisbiga KULMIYE, ka hor intii aanu ka bixin xisbigaas, wuxuu sharaxaad ku sameeyay isbedelada…

Read More

Diyaaradii Ku soo Dhacday Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaaladda Muqdisho SAWIRO

Muqdisho 30. May 2017 (SDN/QJ):-Waxaa maanta garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhacday Diyaarad ay leedahay shirkadda Bancroft, oo ah Shirkad qaabilsan la talinta howlaha amaanka iyo tababarada Ciidamada Midowga Afrika AMISOM ee jooga Soomaaliya. Diyaarada oo aheed kuwa yar yar ayaa cilad lasoo daristay inta ay hawada kusoo jirtay, waxaana Diyaarada u bixi waayay lugaha taa…

Read More

Kenya Oo Sameysatay khad Tareen Casri Ah Oo Isku Xiraya Magaalooyinka Nairobi & Mombasa SAWIRO

Nairobi 30. May 2017 (SDN/QJ):-Khad tareen ka mid ah mashaariicda ugu waaweyn ee laga hirgaliyey dalalka ku yaalla Bariga Afrika ayaa laga dhisay dalka Kenya. Tareenkan oo ah mid casri ah ayaa isku xiraya magaalooyinka Nairobi iyo Mombasa, waxaana la soo gebagebeeyey dhismaha khadkan wejigiisa koowaad, iyadoo Madaxweyne Kenyatta uu xariga ka jarayo maanta. Tareenkan casriga…

Read More

Banaan Bax Laga Hor Dhigay Afaafka Hore ee Safaaradda Dowlada Imaaraadka ee Muqdisho

Muqdisho 30. May 2017 (SDN/QJ):-Dadweyne Soomaaliyeed oo ku dibad baxay safaaradda Imaaraadka ee magaalada Muqdisho ayaa ka cabanaya in mas’uuliyiinta safaaradda aaney bixin xaqii shirkadaha qalabka laga soo qaaday iyo xitaa muruq-maalkii goobta dhisay, arrintaas oo qareenno Soomaaliyeed ku tilmaameen mid xad gudub ah oo ay tahay in lala xisaabtamo. Maxaa Laga Cabanayaa? Saddex xarumood oo…

Read More

Mike Dubke Oo Iska Casilay Xil Uu Trump U Magacaabay & Jahwareer Ka Taagan Aqalka Cad ee Maraykanka

Washington 30. May 2017 (SDN/QJ):-Agaasimihii warfaafinta Aqalka Cad ee Mareykanka, Mike Dubke, ayaa xilkaasi iska casilay saddex bilood kaddib markii jagadaasi loo magacaabay. Mike Dubke oo ah khabiir xisbiga Jamhuuriga u qaabilsanaan jiray dhanka qorsheynta ayaa saddex bilood ka hor xilkaasi loo magacaabay si uu u boorka uga jafo qaybta warfaafinta ee Aqalka Cad. Hase ahaatee…

Read More