Wasiirul Dawlaha Arrimaha Dibada oo Qaabilay Mas’uul Ka Socday Shirkadaha Waaweyn ee Shiinaha ee Maalgelinta Ku Sameeya dalalka Soo Koraya DAAWO

Hargaysa 29. May 2017 (SDN/QJ):- Wasiirudawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Pro Maxamed Mixile Boqore Ayaa Xafiiskiisa Ku  Qaabilay Mas’uul Ka Socda Shirkadaha waawayn ee Dalka China Kuwaas Oo Maalgalin Ku Sameeya Wadamada Soo Koraaya.