Madaxweyne ku xigeenka Oo Maanta xadhiga ka jaray bandhiga Premier Bank Qaybtiisa Somaliland DAAWO/SAWIRO
Hargaysa 25. May 2017 (SDN/QJ):- Masuuliyiin ka Tirsan Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland oo uu hogaaminayey Madaxweyne ku xigeenka dalka Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Saylici ayaa maanta xadhiga ka jaray baanka gaarka loo leeyahay Premier Bank qaybtiisa Somaliland. Munaasibad balaadhan oo ka dhacday xarunta Bandhigaasi ee Caasimada Hargeysa ayaa lagaga hadlay muhiimada baankani uu dalka ku soo kordhin doono,…
