Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Punt Land oo Ka Gil Gishay eedayn uga Timid Dawlada Federaalka Somalia & Dulucda War Murtiyeed ay ka soo Saareen Akhri
Garowe 26. May 2017 (SDN/QJ):- Maamulka Puntland ayaa si adag uga jawaabtay eedeyn dhawaan uga timid Wasiirka Kaluumeesiga Xukuumada Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi , oo ku eedeeyay Puntland in ay fashilisay shir ka dhici lahaa Jaziirada Seychelles. Wasaarada Kalluumeesiga Puntland Puntland ayaa beenisay in ay fashiliyeen shirka ka dhicvi lahaa Jaziirada Seychelles , waxa ayna…
