Madaxweyne Siilaanyo oo Dhanbaal Hambalyo ah oo Ku aadan Bilowga Bisha Ramadaan u Diray Shacabka Somaliland Iyo Shucuubta Islaamka
Hargaysa 26. May 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo isagoo ku hadlaya Magaciisa, ka Xukuumadda iyo kan Shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, Wuxuu dhambaal hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Shucuubta Islaamka guud ahaan iyo shacbiga Somaliland gaar ahaan, isagoo ku tahniyadaynaya bilashada bisha barakaysan ee RAMADAAN, kuna beegan hijriyada 01-Ramadan 1438, halka ay milaadiga ka…
