Guud ahaan Shaqaale Weynaha Somaliland oo Beri Shaqooyinkooda Fasax Ka ahaan Doona Munaasibada Dheelmintii Nebi Muxamed NNKH Awgeed
Hargaysa 23. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Shaqadda Iyo Arrimaha Bulshada Somaliland Mudane Maxamed C.laahi Obsiiye ayaa Shaaciyey in Maalinta beri oo Isniin ah Shaqaalaha iyo Loo Shaqeeyeyaasha Somaliland ay Fasax ka ahaan doonaan Shaqooyinkooda Munaasibada Habeenkii La dheelmiyey Ras’uulkeenii Suubanaa ee Muxamed NNKH Awgeed. Qoraalka Wasiirka Shaqadda Iyo Arrimaha Bulshadda oo Nuqul ka mid…
