Waa Kuwama Dalalka Weli Xidhiidhka La Leh Bashaar Al-Asad?
Hargaysa 22. April 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Suuriya Bashaar Al asad ayaa dhambaalo hambalyo ah ka helay 10 Hogaamiye, munaasabadda xuska 71 guurada ka soo wareegtay Markii dalkaasi Madaxbanaanidiisa ka Qaatay Gumaystahii faransiiska. Madaxdan hambalyaysay Bashaar Al-Asad oo isugu jirta 3 hogaamiye oo Carbeed iyo 7 kale oo wadamada kale ah ayaa waxa ay kala yihiin Madaxweynayaasha Ruushka,…
