Golaha Guurtida Somaliland Oo Soo Bandhigey Tirada Dhimasho,Shil Iyo Kufsi Ee Ka Dhacay Gobolada Somaliland Sanadkii 2016-kii & Sida ay Goboladu u Kala Badsadeen DAAWO
Hargaysa 24. April 2017 (SDN/QJ):- Guddiga Shuruucda iyo Arrimaha Garsoorka ee golaah Guurtida Somaliland oo xarunta golahaasi kal-fadhi kulahaa ayaa waxay shaaca ka qaadeen tirada dadka lagu dilay gobolada Somaliland sanadkii tagey ee 2016-kii iyo tirada kiisaska kale ee dhacay sanadkaasi. Guddidan oo kal-fadhi ku lahaa ayaa si weyn u soo bandhigey tirada dhimasho ee…
