Mas’uul Culus Oo Iska Casilay Xisbiga Waddani Shaacana Ka Qaaday In Taageerayaasha Xisbigu Ku Jahawareersan Yihiin Jaho La’aanta Guddoomiye Cirro
Sheffield 13. April 2017 (SDN/QJ):- Xoghayihii Waaxda Samofalka Iyo Daryeelka Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Sheekh Maxamuud ayaa Xisbigaasi iska casilay,waxaana uu sheegay in Taageerayaasha Xisbigaasi ay soo waajahday Xaalad adag oo jihayn la’aan Siyaasadeed ahi,waxa uu eedo kala duwan u soo jeediyay Gudoomiye Cirro oo uu ku tilmaamay nin bilaa mabda’ah oo aan…
