Dhacdo Layaable:Haweenay Maxkamad Loo Soo Taagey In Ay Nin Kufsatay!!!!
Ohio 13. April 2017 (SDN/QJ):- Haweenay ku sugan gobolka Ohio ee dalka Maraykanka ayaa lagu soo oogay in ay kufsatay taksiile ka hor inta aysan lacag ka dhicin iyada iyo nin kale oo weheliyay, sida ay booliisku sheegeen. Brittany Carter oo 23 sano jir ah ayaa lagu eedeeyay in ay galmo la samaysay darawal 29…
