Maxkamadda Sare ee Ciidamadda Qalabka Sida ee Somaliland oo Xukuno Dil Iyo Xadhig ah ku Riday Askari Dilay Marxuun Dhintay & Xubin Gacan siiyay
Hargaysa 04. April 2017 (SDN/QJ):- Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka sida ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Xukun dil Toogasho ah waxa ay ku xukuntay Askari hore uga tirsana Ciidanka Qaranka, Siciid Saleebaan shire, oo 35-jir ah, ka dib markii ay cadaatay inuu dilay Marxuum Bile Sugule Maxamed. Askarigan oo Dilka ku geystay Magaaladda Laascaanood,…
