Madaxweyne Siilaanyo oo 7 Sano Kadib Markii Kowaad Qasriga Madaxtooyadda Casuumad ugu Sameeyay Madaxweynihii Hore ee Daahir Rayaale SAWIRO/DAAWO

Hargaysa 04. April 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu xalay kulan Casho sharafeed ku qaabiley Madaxweynihii hore ee Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaahin oo ay wehelinaysay Marwadiisa Huda Barkhad Aadan. Madaxweynaha Qaranka oo ay wehelinaysay Marwada Koowaad ee Somaliland, Marwo Aamina-weris Sh. Maxamed Jirde, Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan…

Read More

Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland & Isbedelada Jirjiroole ee Ku Saabsan Dhawaqyada Iska Hor imanaya ee afkiisa ka soo Baxay DAAWO

Hargaysa 04. April 2017 (SDN/QJ):- Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Sulddaan C.qaadir ayaa Marar kala duwan waxa ka soo yeedhay Dhawaqyo uu ugu Kala hiilinayo Murashixiinta Doorashada Somaliland Ku Loolamaya,Inkasta oo Doorkiisu yahay inuu dhex dhexaad u noqdo Tartamayaasha. Madax-dhaqameedka ayaa ah Hoggaamiyeyaasha dadban ee Ummadda reer Somaliland, waxayna awood u leeyihiin inay…

Read More

Madaxweynaha Somaliland oo ka qayb Galay Aas Qaran Oo Maanta loo sameeyey Marxuum Cabdikariim Xaashi Cilmi, Agaasimihii Wasaaradda Gashaandhiga SAWIRO/DAAWO

Hargaysa 04. April 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta ka qaybgalay Aas qaran oo loogu sameeyey Magaalada Hargeysa Marxuum Cabdikariim Xaashi Cilmi oo dhawaan ku geeriyooday dalka Hindia, maantana la keenay dalka. Madaxweynaha oo ka hadlay shaqsiyada Marxuumka ayaa yidhi “Cabdikariim Xaashi Cilmi illaahay naxariisto janno ha ka waraabiyo,…

Read More

Guurkii Qarniga: Wiil 19 Jir ah oo Laba Hablood Hal Habeen Ku wada Aroosay Degmadda Arabsiyo DAAWO

Arabsiyo 04. April 2017 (SDN/QJ):- Wiil da’diisu tahay 19 Jir oo ku nool Degmadda arabsiyo ee Gobolka Gebilay ayaa Todobaadkan waxa uu Isla habeen qudha wada aroosay laba hablood oo haatan ah Xaasaskiisa. Arooskan ayaa noqdey arooskii Qarniga kaasi oo ahaa wiil laba hablood habeen qudha wada guursadey. Wiilka ayaa sheegey in uu ku faraxsanahay…

Read More

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Ku Margaday Inta Qof ee Ku Dhimatay Xaalada Abaareed ee Dalka ka taagan Isla Markaana Sheegay in Dalku Ku Dhaw Yahay in Xaalad Deg Deg ah Lagu Soo Rogo DAAWO

Hargaysa 04. April 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Isla markaana ah Guddoomiyaha Guddida heerka qaran ee Gurmadka abaarta baahsan ee ka taagan Somaliland ayaa Waxa uu tafaasiil ka bixiyey baaxada ay le’eg tahay abaarta ka jirta Somaliland.

Read More

Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay ee Somaliland Iyo Somalia oo Ka Hadlay Arrimo la Xidhiidha Macdanaha Iyo Tamarta Somaliland DAAWO

Hargaysa 04. April 2017 (SDN/QJ):- Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay u Qaabilsan Somaliland Iyo Somalia Mr. Michael Keating ayaa Xarunta Wasaaradda Macdanta Iyo Tamarta Waxa uu Kulan kula qaatay Madaxda Sare ee Wasaaradaasi iyo Hay’adaha ka shaqeeya Tamarta Cusboonaata.

Read More

“Madaxweynaha Somaliland Waxaan Afkiisa Ka Heynaa Da’baan Jooga Somaliland Haddii Aanu Nahayna Waxaanu Ogaanay Inaanan Ictiraaf Meelna Ka Helaynin”Horjooge Cali Khaliif DAAWO

Widh Widh 04. April 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha maamulka Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galeydh oo dhawaan kulan fool-ka-fool ah la bilaabey xukuumadda Somaliland ayaa bannaanka soo dhigey siro badan oo qarsoonaa. Siyaasi Cali Khaliif Galeydh ayaa Waxaa uu ka Hadley hadal la sheegay inuu ka soo yeedhay madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, iyo eedeyn loo…

Read More

Gudoomiyaha Gobolka Maroodi Jeex Iyo Saraakiil ka Tirsan Wasaaradda Caafimaadka oo ka Hadlay Faafitaanka Cudurka Shuban Biyoodka DAAWO

Hargaysa 04. April 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Maroodi Jeex oo ay Weheliyaan Madax Ka Tirsan Wasaaradda Caafimaadka oo Kulan Warbaahineed Ku qabtay Xafiiska Maamulka Gobolka ayaa Talooyin Caafimaad u soo Jeediyay qaybaha Bulshada ooo ku Wajahan Shuban ka dilaacay Deegaano ka tirsan Somaliland Kaas oo ay Suurto gal tahay inuu Soo fido.

Read More

Duruufta ay Ku Shaqeeyaan Hawl Wadeenadda Ka Hawl Gala Warbaahinta Qaranka Somaliland Iyo Awaamiir Is burinaya oo Keliftay in Weriyeyaal Shaqada ka Tagaan DAAWO

Hargaysa 04. April 2017 (SDN/QJ):- Warbaahinta ay Xukuumaddu Maamusho ayaa loo arkaa Mid aan u Shaqayn Sidii la rabay Isla markaana Qarisa Xaalado badan oo Somaliland Ku Gadaaman iyadoo ay ugu wacan tahay in aanay Jirin Siyaasad Cad oo Lagu Shaqeeyo Taasina ay Keento in Kolba Mas’uulka haya Xilka Warfaafintu uu aragtidiisa Ku Sarjaro hannaanka…

Read More

Wasaaradda Macdanta Oo Bixisay Ruqsad Ciidda Dooxooyinka Gobolka Selel Loogu Dhoofiyo Dalka Jabuuti, Cabashada Dadweynaha & Xog-warranka Maamulka

Hargaysa 04. April 2017 (SDN/QJ):- Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland, ayaa bixisay Ruqsad Shirkad laga leeyahay Dalka Jabuuti ay Ciidda Niista ah ee loo isticmaalo Dhismaha Guryaha kaga guranayso Dooxooyinka Gobolka Selel ee Somaliland. Gaadiidka waaweyn oo ah nooca loo yaqaanno Iska-Rogooyinka, ayaa si maalin leh Biyo-mareennada ama Dooxooyinka Gobolka Selel ee u dhow Xuduudka…

Read More

Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Oo Gurmad U Dirtay Buuhoodle, Markii 48 Saacadood Gudahood Uu Shuban-biyood Ku Dilay 9 Qof

Hargaysa 04. April 2017 (SDN/QJ):- Wasaaradda Caafimaadka Somaliland, ayaa xaqiijisay in 48-kii Saacadood ee u dambeeyay uu Cudurka Shuban-biyoodku Magaalada Buuhoodle ku dilay 9 Qof. Wasiiru-Dawladaha Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Maxamuud Aadan Jaamac, ayaa sheegay in Cudurkan oo ka dhashay Abaarta sii daba-dheeraatay uu sababay dhimashada 9 Qof muddo 48 Saacadood gudahood ah, laakiin ay Wasaarad…

Read More

Gudoomiyaha Baarlamanka Somalia Mr Jawaari oo Cadeeyay in Baarlamanka La Hor Keenayo Mooshin Ku Saabsan Saldhiga Mileteri ee Imaaraadku ka Samaysanayo Magaaladda Berbera & Wefti Sare oo Imaaraadka ah oo La Filayo inay Maanta Berbera Yimaadaan

Muqdisho 04. April 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sh. Cismaan jawaari ayaa ku dhawaaqay xilliga rasmiga ah ee Baarlamaanka la horgeyn doono ama loo qeybin doono mooshinka ka dhanka ah heshiiska Berbera. Mooshinkan ayaa Loo Qorsheeyay in Golaha Shacabka La hor keeno Maalinta Arbacada ee beri si ay Xildhibaanadu uga doodaan Saldhigga Militari ee uu…

Read More

Somaliland oo Sii daysay 10 Maxbuus oo u Xidhnaa Fal Budhcad Baddeednimo una Dhashay Somalia

Hargaysa 04. April 2017 (SDN/QJ):- Wasaaradda caddaalada ee JSL ayaa amartay in la sii daayo maxaabiis budhcad badeednimo u xidhnaa oo u dhashay wadankaasi Soomaaliya, kuna xidhnaa dalkan JSL.   Sida lagu cadeeyey warsaxaafadeed uu ku saxeexan yahay wasiirka wasaaradda caddaalada Md: Axmed Faarax Cadare, warsaxaafadeedkan waxaa lagu sheegay in maxaabiistan oo tiradoodu gaadhayso 10…

Read More

Itoobiya Oo Dhamaystirtay 57% Ka Mid Ah Biyo-xidheen Ay Ka Waddo Webiga NIIL & Ujeeddada Xaflad Loogu Qabtay Hargeysa

Hargaysa 04. April 2017 (SDN/QJ):- Safiirka dalka Itoobiya u fadhiya jamhuuriyadda Somaliland Brig Gen. Berhe Tesfay ayaa shaaca in shacabka Itoobiya xaqiijiyeen awoodda ay u leeyahiin isticmaalka biyaha webiga ABBAY. Mr. Tesfay oo shalay ka hadlay munaasibad loo qabtay sannadguuradii lixaad ee ka soo wareegtay bilowga mashruuca biyo-xidheenka ABBAY oo  halku-dhigga sannadkan loo qaatay “Sidaan…

Read More

Taliska Sare ee Booliska Kenya oo Shaaciyey inay Baadhis Dhab ah Ku hayaan Laba Dhallinyaro ah oo Si Arxan Daran ay ugu Toogteen Badhtamaha Xaafada Isli ee Magaaladda Nairobi & Arrimo ay Shaki Geliyeen DAAWO 

Nairobi 04. April 2017 (SDN/QJ):- Afhayeenka Ciidanka Booliska Kenya, Charles Owino  ayaa Sheegay in Baadhis lagu hayo Laba Dhallinyaro ah oo si Badheedh ah ay ugu Dhex Dileen Xaafadda Isli ee Magaaladda Nairobi Askar ka Tirsan Ciidanka Loo Yaqaan Flying Squad-ka, Iyadoo Muuqaal Laga duubay Markii uu Mid ka Tirsan Askartu Si Badheedh ah u…

Read More

Laba Xildhibaan oo Ka Mid ah Golaha Deegaanka ee Burco oo Shaaciyey inay Ka Baxeen Xisbiga Kulmiye oo ay ka Tirsanaayeen,Maxaa Ku Kelifay? DAAWO

Burco 04. April 2017 (SDN/QJ):- Wararka ka imanaya degmada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa sheegay in ay laba ka mid ah xildhibaanadii ka soo baxay xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye ay shaaca ka qaadeen in ay gebi ahaanba iska casileen xisbiga KULMIYE. Labadan xildhibaan oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Deegaanka degmada Burco ayaa…

Read More