Wasaaradda Caafimaadka Oo Ka Hadashay Cudurrada Shuban-biyoodka Iyo Jadeecada Oo Ku Soo Kordhaya Gobollada Bariga Ee Abaartu Ka Jirto

Hargaysa 17. March 2017 (SDN/QJ):- Xannuuno ka dhashay abaaraha ka jira deegaannada Somaliland ayaa ku sii fidaya deegaanno cusub. Wasaaradda Caafimaadka ayaa hore u sheegtay inay xakamaysay Xanuunnadaasi, hase ahaatee ilaa afar gobol ayaa waxa ka jira xannuunno ay ka mid yihiin jadeecada, shuban-biyoodka iyo nafaqo-darrada. Agaasimaha Waaxda Caafimaadka Dadweynaha ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr….

Read More

‘’Fanaanka,Weriyaha Iyo Dhakhtarkuba Midna Xuduud Maleh ayaan Odhan Karaa,Anigoo Hargaysa u dhashay Hadana Xamar Waan Tegayaa’’ Fannaanada Yurub Geenyo DAAWO

Muqdisho 17. March 2017 (SDN/QJ):- Fannaanada Yurub Geenyo oo doraad laga saaray ka Mid ahaanshaha Kooxdeedii Xidigaha Geeska Xili ay Socdaal Ku Joogto Magaaladda Muqdisho ayaa Sheegtay in Fannaanku aanu Xuduud lahayn. https://www.youtube.com/watch?v=q68RrVlNA9c

Read More

Ducadii Muslimiinta Holland oo Rabi ka aqbalay iyo Wadamada ay ka soo jeedaan Islaamka ku nool !! DAAWO

Holland 17. March 2017 (SDN/QJ):- Masaajido badan iyo iyo goobaha lagu cibaadeeysto ee dalka Holland ayaa maalmahaan dambe waxaa ka socday Duco taas oo Rabi looga baryay in uu ka asiibo sharta Cunsuri soo ifbaxay .   Muslimiinta ugu badan ee ku nool gudaha dalka Holland ayaa waxa ay intooda badan ka soo jeedaan wadamada…

Read More

R/Wasaaraha Holland oo Cashir u dhigay Cunsurigii Tartanka adag la Galay iyo Niyad jabka qabsaday!

Rotterdam 17. March 2017 (SDN/QJ):- Taageerayaasha Xisbiga VVD iyo inta badan dadka wanaagsan ee reer Holland ayaa dabaaldeg balaaran ku jira ka dib markii uu talada dalkaas mar kale ku guuleystay Raisul Wasaare Mark Rutte oo cashir u dhigay Xisbiga Cunsuriyiinta . Raisul Wasaaraha dalka Holland oo Mr.Mark Rutte oo hagaamiyo Xisbiga Volkspartij Voor Vrijheid…

Read More

Khilaafka Diblomaasiyadeed Ee Turkiga Iyo Holland Oo Isku Badelay Dagaal Inernet-ka Ah Gaar Ahaana Twitter-ka !

Ankara 17. March 2017 (SDN/QJ):- Khilaafka Diblomaasiyadeed ee ka dhex Alloosmay labada Dal ee Turkiga iyo Holland ayaa isku badelay dagaal dhinaca Tiknoolajiyada ah gaar ahaana baraha Bulshada ee ay ka mid tahay Twitter-ka, waxaana weerar aad u ballaadhan oo dhinaca Internet-ka ah lagu soo qaaday Dad madaxa oo aan ku lug lahayn Khilaafkaasi Diblomaasiyadeed…

Read More

Wax Ka Ogow Masaajidkii Dalka Japan Ee Masiibooyinka u Adkaystay DAAWO

Hargaysa 17. March 2017 (SDN/QJ):- Dalka JABAN waxaynu u naqaanaa inuu yahay dalka ugu badan wax soo saarka dhanka tiknoolajiyada, laakiin waxaa inagu adag inaynu wax ka sheegno taariikhda islaamka ee dalkaasi japan sida tirada dadka muslimiinta ah ee ku nool iyo inta ay le’eg yihiin masaajidda ka dhisan. https://www.youtube.com/watch?v=_Y7tUaUhkxc

Read More

Maraykanka Oo Madaxiisa Dul Dhigay Nin U Dhashay Ruushka Mallaayiin Dollar !

New York 17. March 2017 (SDN/QJ):- Hacker waa magaca loo adeegsado qofka ku tallax tagay isla markaana khibrada badan u leh Tiknoolajiyada gaar ahaana Kombiyuutarada iyo Amniga la xidhiidha Macluumaadka ku keydsan. Haddaba, Hacker-ka ugu khatarsan Adduunka ayaa waxa lagu sheegay inuu yahay Nin u dhashay Dalka Ruushka oo la yidhaa Yevgeny Bogachev oo da’diisu…

Read More

Qiimeynta Sannadkan: Magaalada Ugu Nolosha Wanaagsan Iyo Ta Ugu Nolosha Xun Adduunka

Vienna 17. March 2017 (SDN/QJ):- Magaalada Vienna ee Caasimadda Dalka Austria ayaa waxa ay sanadkii 8aad ee xidhiidha ku guulaysatay in loo doorto in ay tahay Magaalada ugu wanaagsan Adduunka ee lagu noolan karo, halka Magaalada Baqdad ee Dalka Iraq ay  noqotay Magaalada ugu nolosha Xun Adduunka. Qiimayntan lagu kala ogaanayo Magaalooyinka Adduunka sida ay…

Read More

Magaalo ku taalla Maraykanka oo La Iibinayo Iyo Qiimaha Lagu Iibinayo oo La Shaaciyey

Tiller 17. March 2017 (SDN/QJ):- Waxaa la shaaciyey in Magaalada Tiller ee ku taala gobolka Oregon ee dalka Maraykanka ayaa la shaaciyey in gabi ahaanba la iibinayo, waxaana lagu iibinaya lacag gaaraysa 3.8 milyan oo doolar. Magaaladan oo ku taalla koonfurta Portland inteeda badan ma ahan mid la degan yahay waxayna ku fadhidaa dhul gaaraya…

Read More

Lamaane dhaqaalihii ku bixi lahaa arooskooda ugu deeqay qoysas ka soo barakacay Abaaraha

Gaalkacayo 17. March 2017 (SDN/QJ):- Lamaane magacyadooda lagu soo kala gaabiyey Liibaan iyo Caasho ayaa qaaday Talaabo ku dayasho mudan ka dib markii dhaqaalihii ku bixi lahaa arooskooda ay weeciyeen iney wax ugu qabtaan dadka ka soo barakacay abaaraha ka jira dalka. Liibaan iyo Caasha ayaa lacagtii ay ugu talo galeen arooskooda go’aansaday iney raashiin…

Read More

Hooyo Umul Ah Oo U Dhimatay Harraad Iyo Gaajo Abaarta Darteed Koonfurta Somaliya

Muqdisho 17. March 2017 (SDN/QJ):- Wararka ka imanaya dalka Somaliya,gaar ahaan deegaan u dhow degmada Afgooye ayaa sheegaya in ay halkaasu ugu geeriyootey hooyo umul ah gaajo iyo harraad. Abaaraha ka taagan Soomaaliya ayaa dadkii ku nafwaayay waxaa kamid ahaa hooyo gaajo iyo harraad ugu dhimatay meel u dhaw degmada Afgooye. Hooyadaasi waxay ifka uga…

Read More

Diyaarad Qaaday Hal Qof Oo Kaliya Markii Ay Weyday Rakaab Kale Oo Raaca !

Xaa’il 17. March 2017 (SDN/QJ):- Haddii aynu maqli jirnay in Maalqabeenada Dalalka Carabtu inay shimbirahooda u kireeyaan Duulimaadyo u gaar ah oo ay ku baxdo mallaayiin lacag ah, laakiin waxa arrintaasi mid ka duwan ku tallaabsaday Nin u dhashay Dalka sucuudiga oo kalidii raacay Diyaarad Rakaab ah oo aanay Rakaab kale la saarnayn. Waa dhacdo…

Read More

Haddii Aad Ogaato Arrimahan Waxaad Ka Dheeraan Cunidda Toonta !

Hargaysa 17. March 2017 (SDN/QJ):- Toonta  had iyo jeer waxa aynu u adeegsanaa samaynta cuntooyinka iyo sidoo kale in ay cuntooyinka aynu karsanayno kayeesho mid udgoon, sidoo kalena Toontu waxa ay leedahay Faa’iidooyin aad u badan, waxaana ka mid ah Maadooyinka ay xambaarsantahay Maadada loo yaqaan Allicin, waxa aanay Maadadaasi hoos u dhigtaa Dhiigga qofka…

Read More

Guddida Heer Qaran ee Gurmadka Abaaraha oo Iska Fogeeyay Eedaymo Loo Jeediyey & Nuxurka Shirar ay La Qaateen Madaxweynaha DAAWO

Hargaysa 16.March 2017 (SDN/QJ):- Guddida Abaaraha ee Heer qaran Oo Shir Qaatay Saddex Maalmood oo ay la yeesheen Madaxweynaha iyo Qaybo ka Mida Xukuumada ayey Xalay ka Soo baxeen Go’aamo lagama maarmaan u ah xaalada Abaaraha ee dalku ku jiro iyo Jawaabo ay iskaga Difaaceen Dadka Guddida Eedaymaha u Jeediya.

Read More

Kooxda Xidigaha Geeska oo 1 Gool & Eber Kaga Badiyey Suxufiyiinta Somaliland DAAWO

Hargaysa 16.March 2017 (SDN/QJ):- Kooxda Xidigaha Geeska iyo Suxufiyiinta Somaliland ayaa Galabta Isaga Hor Yimid Ciyaar Saaxiibtimo oo Ku dhex martay Garoonka Kubada Cagta ee Hargaysa Studium. Ciyaartan oo ahayd Mid Xiiso Gaar ah leh waxaa Ujeedada Laga Lahaa ay tahay Sidii Qaadhaan Lacageed Loogu Uruurin lahaa dadka ay abaaruhu Saameeyeen ee Somaliland. Qaybtii Hore ee…

Read More

Xisbiga WADDANI oo Soo Bandhigay Cilmi-baadhis Aqooneed oo ay Ku Sameeyeen Dhibbaatooyinka iyo Mugdiyada Ku Gedaaman Saldhigga Milatari ee Berbera DAAWO+SAWIRO

Hargaysa 16.March 2017 (SDN/QJ):- Munaasibad si heer sare loo soo agaasimay isla mar ahaantaana uu Xisbiga WADDANI ku soo bandhigaayey cilmi-baadhis xeel dheer oo ay ka soo sameeyeen dhibbaatooyinka, sharci darrada iyo weli ba mugdiyada ku gedaaman saldhigga Milateri ee dawladda Imaaraadka Carabta laga siiyey Madaarka magaalada Berbera ee Somaliland, ayaa maanta ka qabsoontay hoolka shirarka…

Read More