Shaley Iyo Maanta Hadallada Is-dhaafka Ah Ee Wasiir Maxamuud Xaashi Iyo Fadeexadda Dul-Hoganeysa DAAWO

Hargaysa 15. March 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa isaga oo ku sugan dhawaan dalka Imaaraadka Carabta si cad u sheegey in heshiiska saldhigga milllatare laga siinayo dalka Imaaraadka Carabta ay wada saxeexeen xukuumaddii hore ee Somaliya ee uu hoggaaminayey Xassan Sheekh Maxamuud. Wasiir Maxamuud Xaashi ayaa ugu baaqey in dawladda Cusub…

Read More

Wasiir Saaxadda Siyaasadda Ku Cusub Oo Daaha Ka Feydey In Loo Magacaabey Wasaarad Madhan Oo Bilaa Xafiis Ah DAAWO

Hargaysa 15. March 2017 (SDN/QJ):- Mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxay cod gacan taaga ku meel mariyeen wasiiro,wasiiro ku xigeeno,wasiiru-dawlayaal iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan xukuumadda madaxwayne Siilaanyo,Kuwaasi oo uu madaxwaynuhu digreeto ku magacaabay. Mas’uuliyiinta la ansixiyey ayaa waxa ay kala ahaayeen, Wasiirada Isgaadhsiinta,Dhaqanka,wasiiru dawlaha cadaaladda,wasiiru dawlaha gaashaandhiga,wasiir ku xigeenada madaxtooyada,Hawlaha Guud,Warfaafinta,Dhaqanka,Xidhiidhka golayaasha,ganacsiga iyo…

Read More

Dhibka Qabsaday Darawal laga waayay Aayar Soco iyo Halka Laga soo Saaray Isaga & Gaadhigiisii !! DAAWO

Japan 15. March 2017 (SDN/QJ):- Darawal u dhashay dalka Japan ayaa waxaa quus ka taagnaa ciidamada Booliiska dalkaas kuwaas oo ugu dambeyntii isaga iyo gaarigiisii ka soo saaray meel halis badan oo saacado badan uu ka xanibnaa . Ninkaan oo si xowli ah ku socday ayaa gaarigii uu watay waxa uu kala baxay wadada kaas…

Read More

“Saraakiishii Ciidamada Ayaan Waxba Kala Socon Oo Yaabban. Inyar Baa Dano Dhaqaale Ka Leh Oo Lacago Ku Urursanaysa”Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir

Hargaysa 15. March 2017 (SDN/QJ):- Suldaan Maxamed Cabdiqaadir, Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland ayaa sheegay in aannu garanayn wax alla wax manfac ah oo uu dalka u soo wado saldhigga la sheegay in xukuumaddu magaalada Berbera ka siinayso waddanka Isutagga Imaaraadka Carabta,Isaga oo sheegay in aanay illaa hadda xukuumaddu sharraxaad lagu qanci karo ka bixin…

Read More

Gudoomiye C.raxmaan Cirro & Wefti uu Hogaaminayo oo London Lagu Soo Dhaweeyay & Dulucda Khudbad uu Maanta Ka Jeedin Doono Mac-hadka Siyaasada ee Chat tam House DAAWO

Hargaysa 15. March 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro Iyo Wefti uu Hogaaminayo ayaa Lagu Soo Dhaweeyay Magaaladda London ee Cariga Ingiriiska. Weftiga Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ahna Murrashaxa Madaxweynaha xisbiga WADDANI, Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), waxay sheegeen inuu martiqaad rasmi ah ka helay…

Read More

Shan Sanno Kadib oo Mar Kale Xeebaha Somalia Lagu Afduubay Markab Ganacsi

Boosaso 15. March 2017 (SDN/QJ):- Markabkan nooca xamuulka ah ayaa laga af-duubay meel ka baxsan xeebaha Soomaaliya. Koox burcad badeed Soomaali ah ayaa fuulay markabkan oo uu ka babanayey calanka Sri Lanka, xili uu marayey marayey xeebaha woqooyi ee Soomaaliya maalintii Isniintii.   John Steed oo ka tirsan hay’adda Ocean Beyond Piracy oo la hadlayey…

Read More

Maxkamadda Ugu Sarreysa Dalalka Yurub Oo Amar Ku Bixisey In Shirkaduhu Ay U Diidi Karaan Shaqaalahoodu In Xijaab Xidhaan

Belgium 15. March 2017 (SDN/QJ):- Maxkamadda ugu sarreysa ee dalka Yurub, ayaa xukuntay in dadka loo shaqeeyeyaasha ahi ay xor u yihiin in ay shaqaalahooda ka mamnuucaan “xidhashada wax kasta oo noqon kara calaamad siyaasadeed, mid falsafadeed ama mid diineed oo muuqata” waxaana ka mid ah xijaabka ay xidhaan haweenka Muslinka ah. Laakiin sida ay…

Read More

Xiisada Dublamaasiyadeed oo Culus oo Ka Dhex Aloosan Waddamada Europe qaarkood & Dalka Turkey Iyo Xog la Xidhiidha Xudunta Khilaafkooda

Ankara 15. March 2017 (SDN/QJ):- Holand ayaa u digtay shicibkeeda u safraya dalka Turkey kaddib markuu xiriirka labada waddan xumaaday maalmo kahor.   Waddamada Holand, Germany, Austria & Switserland ayaa diiday in shicibka kasoo jeeda Turkiga ay sameeyaan dibad-bax lagu taageerayo afti wax looga baddalayo dastuurka dalka Turkiga.   Is-hortaagga waddamadaas wuxuu sababay in Madaxweyne…

Read More

Ururka Al-Shabaab oo baahisay Magacyada Xildhibaano & saraakiil ay Sheegeen inay Ku Dileen Qaraxii Huteel Weheliye ee Muqdisho (Akhriso)

Muqdisho 15. March 2017 (SDN/QJ):- Xarakada Al-shabaab ayaa baahisay magacyada xildhibaano hore iyo saraakiil ka tirsan laamaha amaanka dowlada kuwaasoo ay sheegtay iney ku dileen qaraxii Isniintii ka dhacay agagaarka hotelka Weheliye ee magaalada Muqdisho. Idaacadda Andallus ee ku hadasha codka Al-Shabaab ayaa baahisay in qaraxaas lagu dilay ilaa 30 ruux oo isugu jiray xildhibaano…

Read More

Halkan Ka Akhriso Nuxurka Digreeto Ka Soo Baxdey Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Oo U Dirtey Mulkiilayaasha Hudheelada Gobolada Dalka

Hargaysa 14. March 2017 (SDN/QJ):-Wasiiru-dawlaha wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa Digreeto uu soo saaray shalay ku mamnuucay in Huteeladda Dalka lagu qabto shirar liddi ku ah Ammaanka iyo wax uu ugu yeedhay Horumarka Dalka. Digreetadda Wasiirka ayaa xalay la dhaqan galiyey, iyadoo dhamaan Huteeladda loo qaybiyey amarka qoraalka ah ee ka soo…

Read More

Ra’iisal Wasaaraha Dawlada Federaalka Somalia oo shacabka Muqdisho kala qeyb galay Salaad Roob doon iyo Duco ah & Khudbad Dareenka Bulshada Taabatay oo uu Ka Jeediyey DAAWO

Muqdisho 14. March 2017 (SDN/QJ):- Iyadoo uu horay u iclaamiyay madaxweynaha dalka Salaad Roob doon ah maalinta Taladaada oo maanta ku beegan, ayaa Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Mudane Xasan Cali Kheyre waxa uu shacabka kula tukaday Masaajidka Isbaheysiga Islaamka Salaad Roob doon iyo duco ah, in Abaarta alle ka dulqaado umadda. Ra’iisal Wasaaraha oo shacabka la…

Read More

Xisbiga WADDANI oo Laga Hor Istaagay Xaflad uu Ku Soo Bandhigaayey Cilmi-baadhis Lagu Sameeyey Saldhiga Milatari ee Imaaraadka

Hargaysa 14. March 2017 (SDN/QJ):-Xisbiga WADDANI, waxa Maanta laga hor istaagay xaflad uu ku soo bandhigaayey cilmi-baadhis xeel dheer oo lagu sameeyey saldhiga Milatari ee dawladda Imaaraadka laga siiyey Berbera. Xisbiga oo xafladdan cilmi-baadhiseed ku soo bandhigaayey hotel Maansoor ee Hargeysa, ayaa ahayd mid si xeel dheernimo aqooneed ah laga ga waramaayey saldhiga Milatari faa’iido…

Read More

General Jaamac Maxamed Qaalib oo Iska Baraxay Eedaymo loogu Jeediyey Qaabkii uu Ugu Markhaati Furay Saraakiishii Somaliland ee Sameeyay Inqilaabkii Fashilmay 1961kii DAAWO

London 14. March 2017 (SDN/QJ):- General Jaamac Maxamed Qaalib oo Ku Magac Dheer Jaamac Yare ayaa ka hadlay Waxa uu ka Ogaa Inqilaabkii Fashilmay ee Saraakiishii Gobolada Waqooyi oo ah Maanta Somaliland ay Sameeyeen Sannadkii 1961kii, Iyadoo Qaar ka Mid ah Xubnihii Inqilaabka Fuliyey ay ku doodeen in Jaamac Yare uu Ku Markhaati Furay Saraakiishooda…

Read More

Telefishanka Kalsan oo Barnaamij Ka Duwan Kuwii Hore ee Saldhiga Mileteri ee Imaaraadka Laga Siiyay Somaliland Tafsiir Ka Bixiyey DAAWO

Hargaysa 14. March 2017 (SDN/QJ):- Saldhiga Mileteri ee Dalka Isu Taga Imaaraadka Carabta ay Somaliland ka Siisay Madaarka Magaaladda Berbera Waa Mid lagu Kala Qaybsan Yahay Waxtarkiisa iyo Waxyeeladiisa. Siyaasiyiinta Somaliland ayaa aragtiyo Lidi Isku ah ka dhiibtay Saldhigan Mileteri Iyadoo dhanka Xukuumada looga arko Mid Somaliland u Soo Jiidaya Maalgelin Caalami ah,Maadaama Imaaraadku ka…

Read More

Xog Waran Dhinacyo Badan Leh oo Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Ka Bixiyey Xaaladda Somaliland,Xisbiga uu Hogaamiyo,Arrimha Somalia & Qodobo Kale DAAWO

London 14. March 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Eng Faysal Cali Waraabe oo Mudooyinkii u danbeeyay Ku Sugnaa Dalka Ingiriiska ayaa Waraysi dhinacyo badan leh Waxa uu Siiyay Telefishanka Universal. https://www.youtube.com/watch?v=i9LFWRGazPg

Read More

‘’Wada Hadalada Somaliland Iyo Khaatumo Inan Gumeednimo Iyo Midiidnimo Midna uma Socono’’ Prof Cali Khaliif Galaydh DAAWO

Widh Widh 14. March 2017 (SDN/QJ):- Dr. Cali Khaliif Galeydh ayaa sheegay in wada hadalka Somaliland iyo Khaatumo aanay aheyn mid ay ka leeyihiin dano gaara “Qolyahan Somaliland waxay yidhaahan sumadayadii ayaa ku taala oo ingiriiskii ayaana wada xukumi jiray waxay yihiina wax ka liita meeshan kuma noola”

Read More