Nuxurka Khudbad uu Murashaxa Madaxweynaha WADDANI Ka Jeediyey Ka Xarunta Lagu Falan-qeeyo Arrimaha Siyaasadda Caalamka ee Chatham House DAAWO/SAWIRO
London 16.March 2017 (SDN/QJ):- Murashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ahna guddoomiyaha xisbigaasi Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo maalmahii ugu dambeeyey martiqaad casuumadeed ku joogay dalka Ingiriiska ayaa shalay khudbad taariikhiya oo dhinacyo badan taabaneysa ujeediyey aqalka caanka ah ee lagu falanqeeyo Siyaasadda adduunka ee Chatam House oo ku yaalada magaalada London ee dalka Ingiriiska….
