Gudidii Ay Soo Dirteen Shaqaalaha Dekeda Berbera Ee Madaxtooyadu La Kulantay Oo Qodobo Culus Hor Dhigay Iyo Madaxtooyadda Oo Balan Dambe U Qabatay Fulintooda + Murankii Oo Wali Taagan
Hargaysa 19. March 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Gudida ay soo dirteen Shaqaalaha Kacsan ee Dekeda Berbera ka hawlgala oo lagu macaabo Ciise Cali Faarax ayaa warbaahinta uga waramay ujeedada Kulan ay la qaateen Wasiiro Xukuumadda ka tirsan oo ay kula kulmeen Qasriga Madaxtooyada waxa ay ka wada hadleen Iyo Balan qaad dambe oo ay Xukuumadu u qabatay…
