Shacabka Somaliland oo Ka Qaylinaya Sicir Bararka Xadhkaha Goostay & Aamusida Xukuumadda DAAWO
Hargaysa 14. March 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Marba Marka Xiga Kor u sii Kacaya Sicir bararka ka Taagan Suuqyada Somaliland Kaas oo Xuduntiisu tahay Kor u Kaca Qiimaha Dollarka Iyo Hoos u dhaca laxaadka leh ee Ku Yimid Shilling Somaliland. Waxaan ilaa hada Shaqayn Go’aamo ka soo Baxay Madaxtooyadda oo Ku Saabsanaa Sidii Lacagta Somaliland Qiime…
