Mudo 24 Saacadood Gudahood oo Laba Qarax oo Khasaare Badan Dhaliyey ay Ka Dhaceen Magaaladda Muqdisho DAAWO

Muqdisho 13. March 2017 (SDN/QJ):- Qarax xoogan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa ka dhacay afaafka hore ee Hotelka Wehliye ee magaalada Muqdisho, qaraxa waxaa ka dhashay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Sida aan Wararka ku heleyno qaraxa ayaa haleelay gaari nuuca loo yaqaan Hilux oo yaalay afaafka…

Read More

Gudoomiye Cirro Oo Ka Soo Horjeedsaday Xeerka Baananka Ganacsiga Ee Ku Jira Ajandaha Kalfadhiga 33-aad Ee Golihiisa Wakiillada

Hargaysa 13. March 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa ka hadlay xeerka Baananka Ganacsiga ee maalmahii ugu dabeeyey horyaalay aqalka Golaha Wakiilada Somaliland, waxaana uu sheegay in xeerkaasi uu Golaha horyaalay illaa wakhtigii Xukuumaddii Rayaale, isla-markaana marnaba ansaxin doonin xeer lid ku ah shareecada Islaamka…

Read More

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Sheegay inuu Toogan Lahaa Hadii uu Xukunka hayo Weriye Cabdi Maalik Muuse Coldoon oo Hargaysa Ku Xidhan!!! DAAWO

London 13. March 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha xisbiga Mucaaradka Somaliland ee Ucid Mr.Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay in uu toogan lahaa Wariye Cabdi Maalik Muuse Coldoon kaas oo ku xidhan Xabsi ku yaala magaalada Hargeysa . Gudoomiye Feysal Cali Waraabe , Wuxuu Ku eedeeyay Wariye Cabdi Maalik Muuse Coldoon in uu Muqdisho tagay waliba uu u…

Read More

Wasiirka Khayraadka Biyaha Somaliland oo Deeq Biyo ah oo Kooban Gaadhsiiyey Dad abaartu Saamaysay oo Ku Nool Deegaan Ka Tirsan G.Sool DAAWO

Laascaanood 13. March 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Khayraadka Biyaha Somaliland Mudane Xuseen Cabdi Boos oo Kormeer Shaqo ku Jooga Gobolka Sool ayaa Deeq Biyo ah Gaadhsiiyey Deegaanka Kal Bardaale oo ka Tirsan Degmada Adhi Cadeeye Isla markaana ay Ku Sugan Yihiin Dad ay abaartu soo Baro Kicisay.

Read More

Maansadii Mudduci ee Abwaan Xasan Weedhsame oo Dhalisay In Hal Abuurku ka Falceliyaan & Dooda Abwaan C.laahi Xasan Ganay ee Murdiso!! DAAWO

Hargaysa 13. March 2017 (SDN/QJ):- Dhawaan ayuu Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame Waxa uu Tiriyey Maanso Ka Hadlaysa Duruufaha Midabyada badan leh ee Ka Taagan Somaliland Waxaa Maansadiisii oo La yidhaa Muduci ka Soo Jawaabay Abwaan C.laahi Xasan Ganay Isla Markaana soo bandhigay Galdaloolooyinka waaweyn ee in la Gufeeyo Mudan. Maansadii Hore ee Muduci ee…

Read More

Gobolka Gobolka Saaxil Maxay Ka Yidhaahdeen Mudaharaadkii ay Sameeyeen Shaqaalaha Dekeda Berbera ee Ka Dhanka ahaa Shirkada DPW? DAAWO

Berbera 13. March 2017 (SDN/QJ):- Maamulka Gobolka Saaxil ayaa ka Hadlay Mudaharaad ay Sameeyeen Shaqaalaha Dekeda Magaaladda Berbera Isla Markaana ay kaga Cabanayeen Shirkada Imaaraadka ee Dhawaan la Wareegtay Maamulka Dekeda Berbera. https://www.youtube.com/watch?v=c4iyi8VnK_Q&feature=youtu.be

Read More

Shaqaalaha Waaxda Farsamada Ee Dekedda Berbera Oo Sameeyay Dibad-bax Cabasho Ah oo ka Dhan ah Shirkada DPW & Nuxurka Cabashadoodu Waxay Tahay DAAWO

Berbera 13. March 2017 (SDN/QJ):- Qaar ka mid ah Shaqaalaha Dekedda Berbera, gaar ahaan Waaxda Farsamada ee loo yaqaanno MT, ayaa sameeyay dibad-bax ay kaga cabanayaan Maamulka Shirkadda DP World ee Dekedda lagu wareejiyey. Shaqaalahan oo Is-faham waa’ dhanka Mushaharka ahi soo kala dhex galay Madaxa Shirkadda DP World u qaabilsan Dekedda Berbera, ayaa Dekedda…

Read More

“Somaliland & Maraykanku Maaddaama Ay Wadaagaan Danaha Ammaanka, Waa Inaan Muwaadiniintayada Lagu Dabaqin Siyaasadaha Socdaal Ee Soomaaliya..” Wasiir Sacad Cali Shire

Hargaysa 13. March 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha Dibedda & Iskaashiga Caalamiga, ee Jamhuuriyadda Somaliland, Dr Sacad Cali  Shire ayaa Dawladda Maraykanka u diray qoraal uu kaga hadlay in Somaliland si dhow indhaha ugu hayso amarkii Xukuumadda Maraykanku ugu xanibtay u socdaalida dalkeeda Dalalka ay Soomaaliya ku jirto. Qoraal Wasiir Dr. Sacad u diray xukuumadda Maraykanka…

Read More

Raisul wasaaraha Somalia Mr Khayre oo amar ka soo saaray dhismayaasha ka socda agagaarka garoonka Aadan cadde (Akhri)

Muqdisho 13. March 2017 (SDN/QJ):- Raisul Wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa soo saaray wareegto lagu joojinayo dhamaan boosaska sida sharci darrada ah loo kala iibsanayo & dhismayaasha ka socda agagaarka garoonka dayuuradaha Aadan cadde. Xasan Cali kheyre ayaa sheegay in lagu xad gudbay xeyndaabkii garoonka dayuuradaha, isagoo xusay in guddi arintaas baaritaan ku…

Read More

Qaramada Midoobay Oo Digniintii Ugu Cuslayd Ka Soo Saartay Gaajada Ka Dhalatay Abaaraha

New York 13. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxa hawlaha bani’aadminimada ee Qaramada Midoobay, ayaa sheegay in dunidu ay waajahayso dhibaatadii bani’aadminimo ee ugu weynayd tan iyo markii la aasaasay Qaramada Midoobay 1945kii. Stephen O’Brien ayaa u sheegay Golaha ammaanka in tiro ka badan 20 Milyan oo qof oo ku nool afar dal oo kala ah Suudaanta…

Read More

Maxay Ku Dhamaatay Sheekadii Malxiisada ee Hargaysa Ka Dhacday?

Hargaysa 13. March 2017 (SDN/QJ):- Waxaa dhawaan magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland ka dhacday arin dad badan layaab iyo amakaag ku noqotay kadib markii gabar la guursaday ay malxiisad ka dhigtay nin ay horey saaxiibo u ahaayeen xariir jaceylna uu ka dhaxeeyay.   Ciidamada booliiska magaalada Hargeysa ayaa xabsiga dhigay ninka Malxiiska iska soo dhigay…

Read More