Somaliland Oo Noqotay Qashin-Qub Lagu Soo Daad-Gureeyo Raashinka Iyo Daawooyinka Tayada Xun Oo Dib Taariikh Cusub Loogu Sameeyo + Caafimaad darro
Hargaysa 12. March 2017 (SDN/QJ):-Iyada oo ay maalinba maalinta ka dambaysa isa soo tarayaan dhibaatooyinka caafimaad ee shacabka reer Somaliland ay ka dhaxalayaan cuntooyinka iyo daawooyinka tayada xun ee dalka sida la doono loo soo galiyo wakhti aanay jirin hay’ad kantaroosha tayada iyo bad-qabka daawooyinkaasi iyo raashinkaasi ayaa waxa waddanka Imaaraadka Carabta naga soo gaadhay…
