Xukuumadda Siilaanyo Oo Qiratay Inay Ku Fashilantay Wax Ka Qabashada Laba-Kaclaynta Sicir-bararka Doollarka

Hargaysa 09. March 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda talada Somaliland haysa ee Madaxweyne Siilaanyo hoggaamiyo, ayaa qiratay inay ku fashilantay wax ka qabashada Sicir-bararka Sarrifka Doollarka oo maalmihii u dambeeyey Cirka isku shareeray, ka dib markii ay bishii hore Xukuumaddo go’aammo ay sheegtay in lagu xakamaynayo Sarrifka Doollarka, korna loogu qaadayo qiimaha Lacagta dalka oo ay soo…

Read More

Waxa kala qabsaday Muuse Biixi iyo Weriye Dedaal Muujiyey, Su’aalaha & Jawaabaha Cadhada leh DAAWO

Hargaysa 09. March 2017 (SDN/QJ):- Musharraxa Jagada Madaxweynaha Xisbiga Kulmiye ahna Guddoomiyaha Xisbigaas Muuse Biixi Cabdi, ayaa si cadho iyo diidmo ku jirto uga jawaabay Su’aalo uu weydiiyey Weriye dedaalayey oo ka tirsan TV-ga cusub ee Saab, ka dib markii ay Golaha Guurtidu muddo-kordhinta ansixiyeen Isniintii, isla markaana muddadii heshiiska lagu ahaa oo Muuse markii…

Read More

Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland oo Madaxweynaha Iyo Raysal Wasaaraha Somalia Ka Dalbaday inay Ixtiraamaan Heshiisyadii ay la Galeen Madaxweynihii Hore DAAWO

Hargaysa 09. March 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa waxa uu madaxweynaha Soomaaliya iyo Raysal-wasaarihiisa ka codsaday inay ixtiraamaan waxa uu ku sheegay Heshiis ay wada gaadheen madaxweynihii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweyne Siilaanyo. https://www.youtube.com/watch?v=1_sOmDWLqh4

Read More

Hogaamiye Cali Khaliif Galaydh oo Walaac Ka Muujiyey Saamaynta Abaarta, Baaqyo Gurmad & Nabadeedna kala diray DAAWO

Widh Widh 09. March 2017 (SDN/QJ):- Hoggaamiyaha Khaatumo Cali Khaliif Galaydh, ayaa ka dayriyey heerka xaaladda Abaarta ka taagan deegaannada gobolka Buuhoodle, waxaanu sheegay in Dadkii Xooluhu ka dhammaadeen ku soo barakacayaan Tuulooyinka iyo Magaalooyinka gobolkaas. Cali Khaliif Galaydh oo Shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Widhwidh, waxa uu aad uga dayriyey heerka xaaladda abaartu marayso,…

Read More

Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja Oo Ku Baaqay In Xorriyadiisa Loo Celiyo Wariye Ku Xidhan Saylac

Hargaysa 09. March 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto), ayaa si adag uga hadlay xadhiga wariye ka tirsan telefishanka Star oo maalintii saddexaad ku xidhan xabsi ku yaala magaalada Saylac. Xuuto oo war qoraal ah na soo gaadhsiiyey ayaa waxa uu u dhignaa sidan. “Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA, waxa…

Read More

Qisada 300 Ee Ceel-Biyood Oo La Sheegay In Jinkii Nabi Saleebaan CS Uu Qoday !

Riyadh 09. March 2017 (SDN/QJ):- Liina waa Tuulo ku taala Dalka Sucuudiga, waxaana tuuladaasi ku yaalla Ceelal lagu sheegay inay yihiin Mucjisooyin muujinayay Awoodii aadka u ballaadhan ee uu  Illaahay ku mannaystay Nabi Saleebaan CS. Ceelashu ayaa tiradooda lagu sheegay inay yihiin 300 oo Ceel, waxaanay ka qoddon yihiin Goobo Dhagax ah oo aad u…

Read More

Magacyada Rag Lagu Xidhiidhiyey Al-shabaab Oo Puntland Ku Xukuntay Dil Iyo Xabsi Dheer

Boosaaso 09. March 2017 (SDN/QJ):- Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Puntland, ayaa Shalay xukunno kala duwan ku ridday Rag muddo ku xidhnaaa xabsiga weyn ee magaalada Bosaaso, isla-markaana lagu soo eedeeyay in ay ka tirsanaayeen ururka Al-shabaab. Guddoomiyaha Maxkamadda ciidamada  Cabdifataax Xaaji Aadan ayaa sheegay in Raggan ay tiradooda tahay siddeed Qof oo laba ka…

Read More

Malaayiin Dollar oo si Xeeladaysan looga dhacay Garoonka Diyaaradaha Koonfur Africa ee OR Tambo DAAWO

Johannesburg 09. March 2017 (SDN/QJ):- Kooxo burcad ah oo kusoo labistay dareeska ciidanka booliiska dalka Koonfur Afrika ayaa si xeeladeesan waxa ay malaayiin Dollar uga dhaceen garoonka Diyaaradaha Caalamiga OR Tambo ee magaalada Johannesburg.   Wararka ayaa sheegaya in kooxda burcada ay gudaha u galeen garoonka diyaaradaha Or Tambo , waxaana burcada la sheegay in…

Read More

Madaxweynihii hore ee Dalka Masar Mubaarak oo ka codsaday Dawlada Sucuudiga in ay u ogolaato Xajka?

Qaahira 09. March 2017 (SDN/QJ):- Illo ka ag dhaw Madaxweynihii hore ee Dalka Masar Mohamed Xusni Mubaarik ayaa sheegay in uu gaadhsiiyay Dawlada Sucuudiga inuu jeclaysanayo tagista Sucuudiga si uu soo gutto waajibka Xajka ee sanadkan , codsiga uu u gubdiyay Mubaarik  ayaa waxa aad u soo dhaweeyay qaar ka mid ah Madaxda Dalkaasi sucuudiga…

Read More

Wararkii Ugu Dambeeyay Magacaabista Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya

Muqdisho 09. March 2017 (SDN/QJ):- Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya ayaa wali ku mashquulsan wadatashiyada ku aadan dhismaha Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya oo la filayo in maalmaha iyo saacadaha soo aadan lagu dhawaaqo.   Inta badan Wasiirada kamidka noqonaya Xukuumada cusub ayaa la sheegay in ay diyaarsan yihiin, waxaana wali harsan wasiiro yar oo wali wadatashiyo…

Read More

Duuliye Iloobay Waddista Diyaaradaha Oo Sababay Shil Diyaaradeed !

Choriham 09. March 2017 (SDN/QJ):- Duuliye Diyaaradeed ayaa iloobay sidii uu u wadi lahaa Diyaarad uu waday oo ahayd nooc ka mid ah noocyadii hore ee Diyaaradihii dagaalka la adeegsan jiray sanadadii Kontameeyadii Qarnigii hore, haddaba shilkan Diyaaradeed oo dhacay sanadkii 22kii bishii August ee sanadkii 2015kii, waxaanu ka dhacay Magaalada Choriham ee ku taala…

Read More

Maxaa ka jira in Xisaabaadkii Wasaaradaha dowlada Somalia ku lahaayeen Bankiga dhexe in la xanibay?

Muqdisho 09. March 2017 (SDN/QJ):- Warar lagu kalsoon yahay oo isa soo tarayey saacadihii la soo dhaafay ayaa sheegayay in la xanibay akoonadii wasaaradaha xukuumada iyo maamulka gobolka Banaadir ku lahaayeen Bankiga dhexe ee Somalia.   Amar ka soo baxay raisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayey wararku sheegayaan in lagu xanibay akoonadii wasaaradaha…

Read More

Shirkadaha Apple, Microsoft, Samsung oo War kasoo Saartay Warbixinta Wikileaks DAAWO

Washington 09. March 2017 (SDN/QJ):- Dhowr shirkadood oo la tilmaamay in CIA-da Maraykanku ay jabsadeen alaadohooda ayaa jawaab ka bixiyay warka lagu daabacay WIKILEAKS.   WIKILEAKS ayaa daabacday kumaanaan warbixin oo lagu tilmaamay in hay’adda sirdoonka Maraykanka ay horumarisay barnaamijyo wax lagu jaajuuso oo u sahlaya inay xogta kala bixi karto aladaha casriga ah sida…

Read More