Faah Faahin Madaxweynaha Mareykanka oo wax ka badalay Sharcigii 7 waddan Muslim ah looga mamnuucay Mareykanka DAAWO

Washington 08. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha dalka Mareykanka ayaa isbadal ku sameeyey go’aankii uu 7 wadan oo Muslim ah kaga mamnuucay dalkaas Mareykanka asagoona ku soo koobay wadamadaas ilaa iyo 6 wadan ka dib markii uu liiskaas ka saarey dalkaas Ciraaq oo asagu ku hanjabay inuu talaabo qaadi doono hadii aan laga saarin liiska Muwaadiniintooda…

Read More

Nin U Dhashay Maraykanka Oo Sheegtay In Uu Yahay Boqorka Sharciga Ah Ee Dalka Ingiriiska Iyo Warbaahinta Ingiriiska Iyo Maraykanka Oo Si Weyn U Qaadaa Dhigay Qaddiyadda Ninkan

Colorado 08. March 2017 (SDN/QJ):- Sida uu ku soo warramayo wargeyska TIMES ee ka soo baxa waddanka Ingiriiska Nin u dhashay waddanka Maraykanka oo lagu magacaabo Alan Evans kana soo jeeda Gobolka Colorado ee dalka Maraykanka ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay goob fagaare ah waxa uu si cad ugaga dooday in uu yahay…

Read More

HAWD: Xanuunka Shuban-biyoodka Oo Faro-baas Ku Haya Dadka Ku Dhaqan Deegaannada Hoos-taga Balligubadle Iyo Tirada Cisbitaalka La Dhigay

Balli Gubadle 08. March 2017 (SDN/QJ):- Xanuunka Shuban-biyoodka ayaa faro-baas ku haya Deegaannada hoos-taga Degmada Balligubadle ee Gobolka HAWD, waxaana Cisbitaalka Magaalada Balligubadle la jiifiyey Carruur iyo Waayeel uu Xanuunkani Asiibay. Sidaana waxa sheegay Agaasimaha Cisbitaalka Magaalada Balligubadle Xuseen Xasan Cali oo Shalay Saxaafaddu booqatay. Dr. Xuseen xasan Cali oo Arrimahaa faahfaahinayaana wuxuu yidhi, “Shuban-biyood…

Read More

Xildhiban Ka Tirsan Dawlada Mexico Oo Dusha Ka Koray Gidaarka Lagu Xidhay Xuduuda Maraykanka Iyo Mexico Kuna Muujiyay Diidmado Uu Ka Qabo Go’aanka Madaxwayne Trump !

Mexico 08. March 2017 (SDN/QJ):-Mid ka mid ah xildhibaanada Dalka Mexico ayaa waxa uu dusha ka fuulay Gidaarka lagu kala xidhay Xudduuda labada Dal ee Mexico iyo Maraykanka, waxaanu muujiyay sida uu uga soo hor jeedo go’aanka Madaxweynaha Maraykanku soo saaray markii uu tallada Dalkaasi qabsaday ee ahayd in gidaar lagu xidho Xudduuda u dhaxaysa…

Read More

Madaxweyne Farmaajo oo Kulan gaar ah la qaatay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey SAWIRO

Muqdisho 06. March 2017 (SDN/QJ):-Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray si weyna loogu soo dhaweeyay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres, waxa uuna kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha Soomaaliya iyo Masuuliyiin kale. Madaxweyne Farmaajo iyo Antonio Guterres ayaa kulan gaar ah ku qaatay xarunta Xalame ee kutaala garoonka Aadan Cadde, waxa ayna kawada hadleen…

Read More

Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo Madaxweyne Siilaanyo ka Dalbaday inuu Xilka Ka Qaado Wasiir Ku Xigeenka Qorshaynta Qaranka DAAWO

Hargaysa 06. March 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ka Dalbaday inuu Xilka ka Xayuubiyo Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Kaysar Maxamed oo uu Sheegay inuu Taageero u Muujiyey Madaxweynaha Somalia.

Read More

Wasiir Caddaani oo ay Weheliyaan Suxufi Moa Cali oo ah Barnaamij Sameeye dhinaca Filimada ah oo Ku Sugan Gobolada Bari ee Somaliland DAAWO

Hargaysa 06. March 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Iyo Wacyigelinta Somaliland Iyo Wefti uu Hogaaminayo ayaa Socdaal ugu Kicitimay Gobolada Bari ee Somaliland Si ay uga soo Sameeyaan Barnaamijyo Bulshada Caalamka lagaga Dhaadhicinayo Kala duwanaanshaha Somaliland Iyo Somalia. https://www.youtube.com/watch?v=epaY6qJEU4E  

Read More

Suxufi Cabdi Maalik Muuse Coldoon oo Weli Xidhan Iyo Baaqa Qaybaha Bulshada ee Magaaladda Burco DAAWO

Hargaysa 07. March 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Mudo haatan Ku dhow Bil Ku Xidhan Xarunta Denbi Baadhista ee Magaalada Hargaysa Suxufi Cabdi Maalik Muuse Coldoon oo dhinaca Kalena ahaa Samafale Urur Lagu Magacaabo Kaalmee Kuwan, Kadib Markii uu Ka Soo Laabtay Magaaladda Muqdisho Isla Markaana uu Warbaahinta Ku faafiyey Hadalo ay dhibsadeen Xukuumadda Iyo Shacabka Somaliland….

Read More

”Waxay Muujinaysaa Warbaahinta Ku Hadasha Magaca Xukuumadda Iyo Xisbiga Kulmiye ee Jiheeyuhu Ka Lumay Raadka ay Kaga Tagayso ayay Muujin u Tahay” Wasiirkii Hore ee Arrimaha Gudaha DAAWO

Hargaysa 07. March 2017 (SDN/QJ):- Wasiirkii Hore ee Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur haatana ka mid ah Saraakiisha Sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka falceliyey Warar ay Faafisay Warbaahinta Xukuumadda Maamusho oo Sheegtay in Siyaasi Duur uu Ka Degay Magaaladda Muqdisho.  

Read More

Hargeysa: Sarkaal Ka Tirsan Ciidammada Laanta Socdaalka Somaliland Oo Toogtay Taliye Saldhig Iyo Askari Kale + Afhayeenka Booliiska Oo Ka Hadlay DAAWO

Hargaysa 07. March 2017 (SDN/QJ):- Taliyaha Saldhigga Booliiska ee Degmada Maxamuud Haybe ee Magaalada Hargeysa iyo Askari kale ayaa dhaawac soo gaadhay, ka dib markii Askari lagu Naaneyso DAANYEERO oo ka tirsan Laanta Socdaalku uu Xalay Rasaas ku riday. Falkan oo ka dhacay dhanka Koonfureed ee Biriijka koowaad ee Hargeysa, gaar ahaan Is-goyska TOTAL, ayaa…

Read More

Xoghayaha Duulista WADDANI oo Dhaliilahii ugu Adkaa Ku Ganay Wasiirka Duulista+ Fadeexado Dul-hoganaya Wasaaraddaas oo uu Soo Bandhigay

Hargaysa 07. March 2017 (SDN/QJ):- Xoghayaha Duulista iyo Hawada Xisbiga WADDANI oo maanta la hadlaayey Warbaahinta, waxa uu soo bandhigay dhalliilo iyo fadeexado badan oo dul-hoganaaya wasaaradda Duulista iyo Hawada Somaliland isaga oo carabka ku dhuftay in magaca Somaliya laga ga dhex shaqeeyo Madaarka Hargeysa, gaar ahaan xiliyada ay diyaaradahu soo degayaan. Waxa kale oo…

Read More

Gudoomiye Cirro oo Sheegay in Golaha Guurtida Laga Rabay inay Tixgeliyaan Go’aankii Lagu Heshiiyey In Kasta oo uu Soo Dhaweeyay Mudo Kordhinta Guurtida DAAWO

Hargaysa 07. March 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Sheegay inay Xisbi ahaan Taageersan Yihiin Go’aankii Mudo Kordhinta ee Shalay Golaha Guurtidu Ku Dhawaaqeen.

Read More

Warsaxaafadeed-Wasaarada Duulista Ayaa Kulan Wadashaqayneed La Yeelatay Iibiyayaasha Tigidhada Diyaaradaha (Travel Agency)

Hargaysa 07. March 2017 (SDN/QJ):- Wasaarada  Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Jamhuuriyada Somaliland  iyada oo ka duulaysa wada shaqayanta ay la leedahay  Masuuliyiinta Xafiisyada iibiya tigidhada Diyaaradaha (Travel Agency) iyo la socodka adeega ay siiyaan Dadweynaha, ayey maanta kulan saacado qaatay isugu yeedhay dhamaan Masuuliyinta Xafiisyadaas. Kulankan oo uu furay Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada iyo…

Read More