Shirkadda Caanka ah ee NIKE oo soo saartay Xijaab Dumarka Ciyaartooyda Muslimka loogu talagalay
Oslo 09. March 2017 (SDN/QJ):- Shirkadda caanka ku ah soo saarista dharka iyo kabaha ciyaaraha ee NIKE ayaa soo bandhigtay qorshe ay ku howlanayd sanado badan oo ay ugu talagashay haweenka Muslimka ah ee ka qayb qaata ciyaaraha caalamiga ah, waxayna haatan suuqyada soo dhigtay xijaab ay ugu talagashay haweenka Muslimka ah ee ka qayb…
