Laba Dumar Ah Oo U Dhashay Dalka Canada Oo La 36sano Ka Hor Oo Haatan La Helay Iyaga Oo Nool !
Toronto 06. March 2017 (SDN/QJ):- Booliska Dalka Canada ayaa xaqiijiyey in la helay laba dumar ah oo 36 sano ka hor la waayay, isla markaana loo qaatay inay geeriyoodeen, labadan dumara oo walaalo ah ayaa la xaqiijiyay inay muddadaasi ku noolaayeen Dalka Maraykanka. Labadan dumara ayaa la aaminsanaa inay geeriyoodeen oo ay gacanta u…
