Ma dhab baa in Cumar C/rashiid ku lug lahaa heshiiska Imaaraatka Carabta saldhiga looga siiyey Berbera?
Muqdisho 05. March 2017 (SDN/QJ):- Siyaasiyiin caan ah oo ka soo jeeda Koonfurta Somalia ayaa la sheegay iney ku lug leeyihiin heshiiskii muranka badan dhaliyey ee dowlada Imaaraadka Carabta lagu siiyey Saldhiga Milateri ee ay ka dhisaneyso magaalada Berbera. Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda dowladdii KMG aheyd ee Somalia Ismaaciil Hurre Buubaa haatana ka mid…
