Lammaane Waalidkood Isku Diiday Inay Is Guursadaan Oo Rubuc Qarni Ka Hor Oo Haatan Is Guursaday Iyaga Oo 90 Jir Ah!
Pakistan 03. March 2017 (SDN/QJ):- Callafku waa arrin Ilaahay gacantiisa ku jirta inta Adduunka guudkiisa lagu nool yahayna waxa farxad ku wada noolaada lammaanaha is doorta isla markaana isku faraxsan, balse haddii aan callaf jirin way kala fogaadaan haddaba waxa nasiib leh labada lammaane inta ay is doortaan waayuhu kala fogeeyo laakiin callafku isku simo….
