Ciidamada Qaranka Somaliland oo Tiradii Ugu Badnayd Darajooyin Kala Duwan Garbahooda Loogu Tolay DAAWO

Laascaanood 15. February 2017 (SDN/QJ):- Munaasibad Lagu Qabtay Fadhiisinka Ciidanka Qaranka ee Gobolka Sool ayaa Waxa uu Abaanduulaha 2aad ee Ciidamadda Qaranka JSL Sareeye Guuto Saleebaan Bare Geesood ku Tolay Darajooyinkii uu Dhawaan Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Ku Dalacsiiyey Saraakiil,Taliyeyaal iyo Qaybo ka Mid ah Ciidamadda Qaranka.

Read More

Itoobiya oo Markii Kowaad Ka Hadashay Mawqifka ay Ka Taagan Yihiin Saldhiga Mileteri ee Somaliland Imaaraadka ka Siisay Madaarka Berbera

Hargaysa 15. February 2017 (SDN/QJ):- Brig Gen Amb. Berhe Tesfay, Safiirka Itoobiya u fadhiya Somaliland, ayaa shaaca ka qaaday inay Somaliland leedahay go’aanka bixinta saldhiga Milateri, balse ahayn mid khuseeya Itoobiya, isla markaana yihiin cadowga Somaliland & Itoobiya, dadka faafiyey in safaaradooda Hargeysa la xidhay, wararkaasina waxba ka jirin xafiiskooduna furnaan doono weligii. Amb. Berhe…

Read More

Xuutiyiinta oo markii u horaysay ka hadashay saldhiga Berbera iyaga oo soo saaray hanjabaad culus oo ku socota Somaliya iyo Imaaraadka

Sanca 15. February 2017 (SDN/QJ):- Warsaxafadeed ay soo saareen Mucaaradka dalka Yemen gaar ahaan garabka Kooxda Xutuyiinta ee Shiicada ah Iyo Wasaaradda Arrimaha Dibedda Dawladda Iiraan ayaa lagu sheegay inaan loo dul qaadan doonin saldhig ciidan mileteri oo ay Dawlada Imiraadka Carabtu ay sameysteen Magaalada Berbera oo ay ku tilmaameen in qorshihiisu yahay in dagaalkii…

Read More

Xaalada Nololeed ee ay Ku Sugan Yihiin Dadka Dhimirka La’a ee Lagu Hayo Cisbitaalka Waalida Hargaysa DAAWO

Hargaysa 15. February 2017 (SDN/QJ):- Dr. Mustafe Xuseen Xirsi ahna agaasimaha waaxda dadka aan damiirkoodu dhameyn ee cisbitaalka guud ee magaalada Hargeysa ayaa bulshada ugu baaqay sidii qayb laxaadle looga geysan lahaa dib u dhiska qaybta raga ee cisbitaalkaasi.   Waxaanu bulshaweynta reer Somaliland ka codsaday in dadaalkii iyo kaalmadii ay awalba la garab taagnaayeen…

Read More

‘’Wareejinta Saldhiga Berbera Waxaanu ka Qaadanaynaa Racfaan Kamana Hadhi Doono’’ Siyaasi Rashiid Ciise DAAWO

Hargaysa 15. February 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Rashiid Ciise Gaboobe oo warbaahinta kula hadlayay, gudaha magaalada Hargeysa ayaa yidhi “Qaranimadii Somaliland maanta waxaan u arkaa inay hog ku dhacday, bulshadana waanu isugu yeedhi doona waxaananu doonaynaa inaanu sida ugu dhakhsaha badan racfaan uga qaadano, wadankuna dib u xoreyn caqli ayuu u baahan yahay ee uma baahna,…

Read More

”Saldhigyo Geeska Afrika ku yaal oo u adeegaya damacyada ilaalinta awoodda Imaaraadka” Alexandre Mello iyo Michael Knights Warbixin Xasaasi ah

Dubai 15. February 2017 (SDN/QJ):- Ilaa maalintii uu soo baxay warka sheegaya in Berbera la dajinayo dalka Imaaraadka Carabta oo ka dhiganaya saldhig ciidan, xogta u gu faahfaahsan ee masaladaa la ga qoray waa warbixintan aynnu maalin dhowayd afafka qalaad ku aragnay, taas oo aan intii muhiimka ahayd halkan ku soomaaliyeeyay. Warbixintan kolka aynnu akhrino…

Read More

Afhayeenkii Hore ee Xarakada Alshabaab oo Maalmaha Soo Socda Laga Filayo inuu Ku Soo Laabto Baydhaba & Asbaabta Keentay

Baydhaba 15. February 2017 (SDN/QJ):- Maamulka Koonfur galbeed Somalia ayaa ka hadlayey warar soo baxay maalmahan oo sheegayay in afhayeenkii hore ee Al-shabaab Shiikh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) uu isku dhiibayo maamulkaas   Wasiirka Hub ka dhigista iyo dhaqanka celinta Maleeshiyooyinka ee maamulka Koonfur galbeed Somalia Xasan Maxamed Xuseen Xasan(Eelaay) ayaa sheegay in maamulkooda…

Read More

Nin ay Waalalo Yihiin Hogaamiyaha Dalka Xidh Xidhan ee  Waqooyiga Kuuriya oo Lagu Khaarajiyey Malaysia

Kuala Lampur 15. February 2017 (SDN/QJ):- Nin la dhashay Hogaamiyaha waqooyiga Kuuriya oo lagu magacaabi jirey Kim Jong Nam ayaa lagu dilay magaalada Kuala Lampur ee dalka Malaysia.   Wakaalladda Wararka ee Yonhap ee dalka Koonfurta Kuuriya ayaa baahisey Warkaasi, iyagoo ka soo xigtay ilo aan la carabaabin.   Kim Jong Nam oo dhinaca aabaha…

Read More

Xukuumada Wakhtigu Ka Dhamaaday ee Xasan Sheekh oo Meel Marisay Miisaaniyada Sannadkan 2017 Isla Markaana lagu Daray Kharashka Aqalka Sare

Muqdisho 15. February 2017 (SDN/QJ):- Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa yeeshay kulan aan caadi ahayn oo ay kaga doodayeen Miisaaniyadda 2017, iyo ansixinta xisaab-xirkii Miisaaniyaddii 2015.   Kulanka waxaa shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka dalka Mudane Maxamed Cumar Carte.   Wasaaradda Maaliyadda ayaa sheegtay in guddoonka Baarlamaanku ka codsadeen in ay soo diyaariyaan…

Read More

‘’Caku mudanahaygii,Mooryaantu dhaantoow’’ Abwaan Xasan Daahir Weedhsame oo Maanso Kooban Ku Cabiray Dareenkii Guracnaa ee Labada Gole ay Ku Ogolaadeen Saldhiga Mileteri ee Imaaraadka

Hargaysa 15. February 2017 (SDN/QJ):- Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame ayaa maanso uu ku dhaliilaayo u tiriyey golahayaasha wakiilada iyo guurtida somaliland oo ansixiyey in saldhig milatari laga siiyo magaalada Berbera halkaasi oo ku dhawaad 144 mudane oo labada gole ka mid ahi ay HAA ugu codeeyeen in la siiyo Imaaraatka Carabta gudaha Somaliland.  …

Read More

Dawladda Soomaaliya oo Shaacisay inay Dacwad ka dhan ah Saldhigga Millateri iyo Imaaraadka Carabta Gudbiyeen DAAWO

Muqdisho 15. February 2017 (SDN/QJ):- Hanti dhowrka guud ee Qaranka Soomaaliya Dr. Nuur Faarax Jimcaale ayaa ka hadlay heshiiska dhax maray Somaliland iyo Dowlada Imaaraatka Carabta ee lagu wareejiyay Dekadda iyo garoonka Diyaaradaha magaalada Berbera.   Hanti-dhawraha guud ee Qaranka Soomaaliya, waxa uu sheegay inay Dacwad u gudbinayaan Jaamacadda Carabta ka dhan ah dawladda Imaaraadka…

Read More

Madaxweyne Farmaajo oo shuruudo adag u dhigay Shaqsiga uu Ra’iisal wasaare u magacaabayo

Muqdisho 15. February 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa shuruudo adag u dhigay shaqsiga uu doonay inuu u magacaabo Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya. Madaxweynaha oo dhowaan xilka la wareegi doono xilka ayaa xildhibaano ugu tegay inuu xilka Ra’iisal wasaaraha u magacaabo u sheegay inuu doonayo shaqsi ay wadashaqeyn karaan. Farmaajo ayaa shuruudihiis…

Read More

Dr Siciid Maxamed Cabdala oo Lafa Gur Ku Sameeyay Baahiyaha Keena Saldhig Mileteri oo Dal Ku Yeesho Waddan Kale & Hadimooyinka Ku Lamaan DAAWO

Hargaysa 14. February 2017 (SDN/QJ):-Sida aynu Ka Warqabno Labada Gole ee Baarlamanka Somaliland (Guurtida Iyo Wakiiladda) ayaa Cod aqlabiyad ah Ku Meel Mariyey Heshiis Qabyo ah oo Somaliland Ku Siisay Dalka Isu taga Imaaraadka Carabtu inuu Saldhig Mileteri Ku Yeesho Madaarka Magaaladda Berbera. https://www.youtube.com/watch?v=bdINTiAKOhY

Read More

‘’Saldhiga Millatari Waa Cawsle la Muuseeyay’’ Eng. Maxamed Xaashi oo ku Dooday in Xamar Laga Saxeexday Heshiiska Saldhiga ee ay wada Galeen Somaliland iyo UAE DAAWO

Hargaysa 14. February 2017 (SDN/QJ):-Wasiirkii hore ee Maaliyadda, Eng. Maxamed Xaashi, Cilmi, ayaa ku dooday in qaab jujuub ah oo sharciga ka baxsan loo ansixiyay saldhiga Millatari ee laga aasaasayo Berbera ee ay wada galeen Somaliland iyo Isku-taga imaaraadka carabta ee UAE.   Eng. Maxamed Xaashi waxa uu xusay in mashruucan UAE ay hore uga…

Read More

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Sacab Dheer Ku Soo Dhaweeyay Saldhiga Mileteri ee Xukuumadu Siisay Imaaraadka & Amaan uu u Soo Jeediyey Dawlada DAAWO

Hargaysa 14. February 2017 (SDN/QJ):-Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid ayaa Si Buuxda u Taageeray Heshiiskii ay Labada Gole ee Sharci dejintu Meel Mariyeen ee Ku Saabsanaa Saldhiga Mileteri ee Imaaraadka laga Siinayo Madaarka Berbera. Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo Warfidiyeenada Kula Hadlay Magaalada Hargaysa ayaa Soo dhaweeyay Heshiiskaas Isagoo…

Read More

“Saldhigga Milletari Wuxuu Noogu Fadhiyaa Qiime, Oo Markay Ugu Yar-tahay Mid-baa Tamaandhada Ka iibinaya..” Wasiir Cabdillaahi Cukuse & Fariin uu u Diray Gudoomiye Cirro DAAWO

Hargaysa 14. February 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka wasaarada  Xanaanada Xoolaha Somaliland Md, Cabdilaahi Mxamed Daahir (Cukuse) Ayaa Taageeray Go’aankii golaha Baarlamanku ku Ansixiyeen Saldhiga Milatari Ee Dawlada Isutaga Imaaraadka Carabtu Ku Yeelanayso Somalilannd Gaar Ahaan magaalada Berbera.

Read More