Hargaysa 14. February 2017 (SDN/QJ):-Sida aynu Ka Warqabno Labada Gole ee Baarlamanka Somaliland (Guurtida Iyo Wakiiladda) ayaa Cod aqlabiyad ah Ku Meel Mariyey Heshiis Qabyo ah oo Somaliland Ku Siisay Dalka Isu taga Imaaraadka Carabtu inuu Saldhig Mileteri Ku Yeesho Madaarka Magaaladda Berbera.
https://www.youtube.com/watch?v=bdINTiAKOhY
