Guddoomiye Muuse Biixi oo Taageeray Go’aankii Labada Gole ku Ansixiyeen Saldhigga Militeri ee Berbera, Farriin Adagna u Diray Guddoomiyaha Waddani DAAWO

Hargaysa 16. February 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha xisbiga haya talada Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynenimo ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay go’aankii ay dhawaan labada gole Baarlamaan ee Guurtida iyo Golaha Wakiilladu ku meel mariyeen mariyeen inay xukuumadda Somaliland la gasho dalka Imaaraadka Carabta heshiis u ogolaanaya inay saldhig millateri kaga samaysanayaan…

Read More

Wasiir Hore Oo Sheegay In Masuuliyiinta Beesha Dhexe Aan Laga Wareejin Gaadiidka Dawladda, Qaataanna Mushaharkooda Marka Xilalka Laga Eryo  DAAWO

Hargaysa 16. February 2017 (SDN/QJ):-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Khayraadka Biyaha Somaliland Xuseen Axmed Cabdulle, ayaa Caddaalad-darro ku sheegay in Wasiirrada Xilka laga qaado ee ka soo jeeda Dhexe ee Somaliland ay Mushaharkooda iyo Gunnadooda qaataan, kuwa ka soo jeeda Beelaha Darafyadana laga jaro. Xuseen Axmed Cabdulle, wuxuu layaab ka muujiyey Sababta Masuuliyiinta ka soo jeeda…

Read More

”Ninka Magaca Saxaafadda Somaliland sita ee Xamar kasoo ololeeya, Haddii laxidho SOLJA Ma taageerayso,Waxaa Kale oo Jira Weriyeyaal Tegay oo Markii ay Soo Noqdeen Dawladu soo Dhawaysay Madaxweyne Siilaanyo-na Waxaan ku Dhaliilayaa Qaadista Xeerkii…’’ Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja DAAWO

Hargaysa 16. February 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja Maxamud Cabdi Jaamac Xuuto ayaa ka hadlay Xadhig ay Laamaha amaanka ee Somaliland ku qabteen Weriye Cabdi maalik Muuse Coldoon Kadib Markii uu ka Yimid Magaaladda Muqdisho Isla Markaana Qaybo ka mid ah Warbaahinta ka Sheegay inuu Taageerada Madaxweyne Farmaajo Hargaysa ka bilaabi doono.

Read More

Urur Goboleedka Igad oo Konton Kun oo Dollar Ku Wareejisay Guddida Gurmadka Abaaraha Somaliland DAAWO

Jabuuti 16. February 2017 (SDN/QJ):-Gudida taakulaynta abaaraha heer qaran ee JSL oo ku sugan dalka Jabuuti ayaa qadar lacageed oo dhan konton kun oo Doolar ka gudoomay Xoghayaha urur goboleedka Igad mudane Maxbuub Macalin, sidoo kalena waxay kulan la qaateen madaxweynaha dalka Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle.

Read More

‘’Ismaan casilin, ismana casilayo Madaxweynuhu isaga I magacaabay, isagaana xaq u leh inuu cidda uu doono magacaabo’’ Wasiirka Arrimaha Dibadda Dr Sacad Cali Shire

Hargaysa 16. February 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dr Sacad Cali Shire,  ayaa meesha ka saaray inuu iska casilayo xilka uu qaranka u hayo, waxaanu meesha ka saaray wararkan muddooyinkan dambe la isla dhex marayay, iyadoo loogu sibir saarayo is casilaadda inaanu raali ka ahayn qaabka loo waddo heshiiska Imaaraadka Carabta lagu siinayo saldhig…

Read More

Guddida Sariflayaasha oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyey Dad Khal Khal Ku Haya Sarifka Suuqyada Hargaysa

Hargaysa 16. February 2017 (SDN/QJ):- Qaar ka mid ah sariflayaasha magaalada Hargeysa ayaa baanka Somaliland ka codsaday inuu wax ka qabto dad ay sheegeen inay khalkhal ku hayaan suuqa sarrifka. Axmed Xasan Awliyo, oo ka mid ah sariflayaasha Hargeysa ayaa wuxuu xukuumadda ugu soo jeediyay inay wax ka qabto dadkaas oo uu sheegay inay khalkhal…

Read More

Madaxweynaha Cusub ee Somalia Farmaajo oo Kulan Xasaasi ah Villa Somalia Kula Yeeshay Madaxweynaha Talada ka sii Degaya  Xasan Shiikh & Gudoomiyaha Aqalka Hoose Mr. Jawaari & Dulucda Dardaaran la isu Jeediyey

Muqdisho 16. February 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha la doortay ee Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa mar kale madaxtooyada Soomaaliya kula kulmay madaxweynaha xilka ka degaya Xasan Sheekh Maxamuud oo ay ka wad hadleen xaaladda uu dalka marayo iyo fursadaha dowladda cusub heysato. Kulanka madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajiyo iyo Madaxweynihii hore ee dalka Mudane Xasan Sheekh…

Read More

Duulimaadyadii Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho oo la hakinayo 22-ka bishan iyo Sababta oo la cadeeyay

Muqdisho 16. February 2017 (SDN/QJ):-Dowlada Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in la hakinayo howlihii duulimaadyada garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho 22-ka bishan oo ku beegan maalin arbaco ah. Wasaarada Gadaiidka iyo Duulista hawada Soomaaliya ayaa ku wargalisay shirkadaha Diyaaradaha ee ka howlgala Garoonka Aadan Cadde in la hakiyay diyaaradhii garoonkaasi kasoo degi jiray…

Read More

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somalia & Xildhibaan Federaal ah oo Ka Hadlay Xadhiga ay Laamaha amaanka Somaliland Kula Kaceen Suxufi Cabdimaalik Coldoon

Muqdisho 16. February 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka arrimaha gudaha Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen “Odowaa” ayaa waxa uu ka hadlay xadhiga wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo shalay magaalada Hargeysa lagu xidhay. Cabdiraxmaan Odowaa oo qoraal uu kaga hadlayay xadhiga wariyaha soo dhigay bartiisa Facebook ayaa waxa uu sheegay in aanay ahayn in wariyaha la xidho balse ay ahayd…

Read More

Ciidamadda Imaaraadka ee Ku Sugan Yemen oo Madaxweynihii Sharciga ahaa ee Dalkaasi u Diiday inuu Caddan ka Dego

Cadan 16. February 2017 (SDN/QJ):- Maalintii Axadii ee ay Baarlamanka Somaliland ansaxinayeen saldhiga ciidan ee dawladda Imaaraatku dalbatay inay ku yeelato xeebta magaalada Berbera,ayaa diyaaradaha qumaatiga u kaca ee Imaaraatka (Apache) iyo koox maleeshiyo maxali ah  oo Imaaraatku si gaar ah u taakuleeyaan waxay wada jir ahaan weerar ku qaadeen qayb ka mid ah  Ilaaladii…

Read More

Mid Ka Mid ah Dhacdooyinka Sannadkan 2017 Iyo Labo Weriye oo la toogtay iyaga oo Tabin toos ah ka waday Idaacad

San Pedro 16. February 2017 (SDN/QJ):- Labo Wariye oo tabin toos ah ka waday Idaacad ku taala magaalada San Pedro de Macoris ee Dominica ayaa la toogtay kadib markii kooxo hubeesan ay gudaha ugu soo galeen Idaacadii ay ka howlgalayeen.   Mid kamid ah Wariyaasha la dilay ayaa xiligaasi barnaamij ka aqrinayay Raadiyaha waxaana si…

Read More

Guddoomiyaha KULMIYE iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo si Ballaadhan loogu soo Dhaweeyey Wajaale iyo Gabiley SAWIRO

Gebilay 15. February 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha xisbal-xaakimka KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa si la yaab leh loogu soo dhaweeyey degaannada Wajaale iyo Gabiley maanta, kadib markii ay kasoo laabteen safar shaqo oo ay muddooyinkaba ugu maqnaayeen dalka Itoobiya. Weftigan oo ay Guddoomiye Muuse Biixi ku wehelinayeen Wasiirka Arrimaha…

Read More

Marwo Faadumo Siciid oo Sheegtay in Xukuumada Siilaanyo Tahay Ma Gafe Isla Markaana ay Dawlada Somalia La Wadaagto Heshiiskii Saldhiga Mileteri DAAWO

Hargaysa 15. February 2017 (SDN/QJ):-Marwo Faadumo Siciid Ibraahin La Taliyaha Gaarka ah ee Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Waddani ayaa Sheegtay in Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ay Wadaag ku Yihiin Dawlada Somalia Heshiiskii Saldhiga Mileteri ay Imaaraadka Kaga Siisay Madaarka Berbera.

Read More

‘’Gudoomiye Saleebaan Gaal Waa Waslad Xaaraan ah oo Somaliland Ku Jirta,Habeen Qudhana Taariikhdiisa Kuma Jirto inuu Nadiif Yahay Sidoo Kale Gudoomiye Cirro Isaga ayaa Mas’uul ka ahaa afduubkii dhacay, Dekeda Berbera Car Waa Ninka Ku Dhaca inuu Carab Keeno’’ Cali Guray DAAWO

Hargaysa 15. February 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf ‘’Cali Guray’’ oo haatan Ku abtirsada Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye ayaa hadalo adag ku ganay Gudoomiyeyaasha labada Gole ee Guurtida iyo Wakiiladda. Cali Guray ayaa dhanka Kale Ku Hanjabay in Magaaladda Berbera aan La Keeni Karin Carab,Halka uu Sidoo Kale Difaacay Murashax Muuse Biixi…

Read More

Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Ka Falceliyey Weedho Kasoo Yeedhay Dawlada Somaliya Ee Saldhiga Milateri DAAWO

Hargaysa 15. February 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan oo qaybo ka mid ah warfidiyeenada kula hadlayey barxadda hore ee shir guddoonka golaha Somaliland,ayaa jawaab ka bixiyey hadalo kasoo yeedhay dawlada Somaliya oo khuseeya saldhiga Milateri ee dawlada Imaaraadka laga siiyey magaalada Berbera. Hanti dhowrka guud ee dawladda Somaliya oo wareysi gaar…

Read More

“Maxaa Somaliland Uga Faa’iido Ah Saldhigga Imaaradka, Baarlamaanku Waxaanay Garanayn Oo Aanay Aqoon U Lahayn Bay Iska Ansixinayaan” Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir DAAWO

Hargaysa 15. February 2017 (SDN/QJ):- Suldaanka guud ee Somaliland Suldaan maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo la yaabay caqliga baarlamaankeena, sidoo kalena sheegay inaanay wax fa’iido ahiba Somaliland ugu jirin saldhig Milatari.   “Dekeddaasi wax dambe oo shaqa ah oo ka soconaysaa ma jirto, waa Askari, Qori iyo Rasaas” Suld. Maxamed Suld. Cabdiqaadir.

Read More

Abwaan Xasan Ganay oo Ka Hadlay Todobada Fannaan ee uu Ku Jecel yahay Codadkooda,Suugaan Xafididda iyo Habka Jilida !!!!

Hargaysa 15. February 2017 (SDN/QJ):-Xasan Xaaji C.laahi Xasan oo Ku Magac Dheer ‘’Xasan Ganay’’ Wuxuu ka Mid yahay Foolaadka Fanka Somalida Waa Abwaan Soo Saaray Riwaayado badan iyo Suugaan Dhaxal u ah Guud ahaan Ummada Ku Hadasha Luuqada Somaliga. Abwaan Xasan X. C.laahi ‘’Xasan Ganay’’ oo Xogwaran Gaar ah siiyey Barnaamijka Ku Dayo Muwaadinkaaga Danta…

Read More

Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Gudi u Saaray Dhacdadii ka Dhacday Fadhigii Labada Gole Baarlamaan ee Somaliland DAAWO

Hargaysa 15. February 2017 (SDN/QJ):- Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani Maxamed C.laahi Uurcade ayaa sheegay inay Xisbi ahaan Gudi u Saareen sidii ay wax uga dhaceen fadhi ay labada gole ee baarlamaan Ku Ansixiyeen Heshiiska Qabyo qoraalka ah ee Saldhiga Mileteri ee Imaaraadka laga Siinayo Berbera.

Read More

” Jamhuuriyadda Somaliland waxay si weyn ula socotaa in Xukuumadda ka talisa Villa Somalia ay si toos ah iyo si dadbanba gacanta ugula jirto arrimo ka dhan ah Nabadda’’ Madaxtooyadda Somaliland

Hargaysa 15. February 2017 (SDN/QJ):- Madaxtooyada Somaliland ayaa soosaartay war-saxaafadeed ay kaga jawaabayso hadalkii kasoo yeedhay Hanti-dhowraha qaranka Soomaaliya Mudane Dr. Nuur Faarax Jimcaale kaasi oo kasoo horjeestay Heshiiskii saldhigga millatari ee Somaliland iyo Imaaraadka carabta. War-saxaafadeedka kasoo baxay madaxtooyada Somaliland ayaa waxa lagu yidhi; “Dawladda Jam. Somaliland waxay si adag u cambaaraynaysaa hadalkii Riyada,…

Read More