Madax-dhaqameed Sheegay In Dawladdu Shidaal Ka Bilaabayso Deegaanno Ka Mid Ah Gobolka Maroodi-jeex

Hargeysa 11. February 2017 (SDN/QJ):-Boqor Raabbi Yuusuf Cabdilaahi oo kamid ah madaxda  dhaqanka Somaliland, ayaa ka digay dhibaato uu sheegay inay ka iman karto shidaal ay wasaaradda macdanta Somaliland ay doonayso inay ka baadho deegaano ka tirsan gobolka Maroodijeex gaar ahaan koonfurta magaalada Hargeysa, sida uu isagu sheegay. Boqor Raabbi ayaa waxa uu farriin u…

Read More

Wiil Baraha Bulshada ku qabsaday Taageerada Farmaajo oo la kulmaya Madaxweynaha (Daawo Muuqaal)

Muqdisho 11. February 2017 (SDN/QJ):-Wiil dhalinyaro ah oo si weyn ugu soo caan baxay Muuqaal laga soo duubay isaga oo taageeraya Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Farmaajo ayaa si weyn u qabsaday baraha Bulshada gaar ahaan Facebook iyo Youtube. Cabdulahi Maxamuud Cismaan(Daanyerow) oo ah Beeraley kunoolaa magaalada Jowhar ayaa kamid ahaa dadkii dabaal dega usoo baxay markii…

Read More

‘’Xildhibaanada Waddani Waxaan Leeyahay Yaan La Arkin Idinkoo Shanta Gacmoodba Taagaya’’ Wasiir Ku Xigeenka Xoolaha DAAWO

Hargeysa 09. February 2017 (SDN/QJ):-Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Xannaanadda Xoolaha Mudane Cali Maxamed Cilmi (Cali Gadh-dheer) oo ayaa Sheegay inay Xukuumadu Mas’uul ka Tahay hirgelinta Heshiisyada Caalamiga ah oo ay ka mid tahay Saldhiga Mileteri ee Imaaraadka Laga Siinayo Magaalada Berbera.

Read More

Somaliland: Dalabkii Madaxtooyada, Jawaabtii Saleebaan, Dooddii Cirro iyo Gunaanadkii Madaxweyne Siilaanyo

Hargeysa 09. February 2017 (SDN/QJ):- Madaxtooyadda Somaliland, ayaa kulan ay shalay ku wajahay Shirguddoonka labada Gole Baarlamaan kagala hadashay arrimo la xidhiidha Saldhigga Millateri ee Xukuumaddu kula heshiisay dawladda Imaaraadka inay ka siinayso Berbera, isla markaanna sida uu Ogaal ka soo xigtay ilo ku dhawdhaw dhinacyadaa waxay labada dhinac isdhaafsadeen aragtiyaha ay ka qabaan Barnaamijkaa…

Read More

Dareenada ay Xambaarsanayd Laba Khudbadood oo Mudo afar Sanno Gudahood ah uu Madaxweynaha Cusub ee Somalia Farmaajo ka Jeediyey Golaha Shacabka DAAWO

Muqdisho 09. February 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Laga Joogaa Mudo Afar Sanno ah Markii Madaxweynaha Cusub ee Somalia Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo Isagoo Murashax Madaxweyne ah uu Sannadkii 2012-kii Khudbad u Jeediyey Golihii Shacabka ee Dawlada Federaalka Somalia oo uu Ku Soo Bandhigayay Waxqabadka uu rabo inuu Somalia ka Sameeyo hadii Loo Doorto Hogaaminta dalka Inkasta…

Read More

Xildhibbaano Ka Tirsan Baarlamaanka Somaliland oo Gaashaanka u Daruuray Saldhiga Milatari ee Imaaraadku Ka Sameysanaayo Berbera DAAWO

Hargeysa 09. February 2017 (SDN/QJ):-Xildhibbaano ka tirsan aqalka Golaha Wakiilada Somaliland oo shir-jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa, ayaa si adag gaashaanka ugu daruuray saldhiga Milatari ee dawladda Imaaraadku ay ka sameysanayso magaalada Berbera, waxaana ay tilmaameen in saldhigaasi uu Khatar ku yahay qaranimada Somaliland. Xildhibbaanadan oo kala ah Xildhibbaan Cabdiraxmaan Talyaanle, Xildhibbaan Tukaale iyo Xildhibbaan…

Read More

Gudoomiyaha Gobolka Saaxil oo Difaacay Heshiiska Bixinta Saldhiga Mileteri ee Imaaraadka Laga Siinayo Berbera  DAAWO

Berbera 09. February 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Jaamac Yuusuf Axmed oo Warbaahinta Kula Hadlay Xafiiskiisa Magaaladda Berbera ayaa ka Waramay Faa’iidada Somaliland Ugu Jirta Heshiiska ay Xukuumadda Somaliland la galayso Dawlada Imaaraadka Carabta ee Ku Wajahan Saldhiga Mileteri ee Magaalada Berbera. https://www.youtube.com/watch?v=s7e_006bH-k

Read More

Warbaahinta Caalamka oo Wax Ka Qortay Socdaalkii Cali Khaliif Galaydh Ku Yimi Hargeysa

Hargeysa 09. February 2017 (SDN/QJ):-Warbaahinta waawayn ee caalamka, ayaa wax ka qortay safarkii hogaamiyaha maamulka Khaatumo Prof. Cali Khaliif Galaydh uu ku yimmi Caasimadda Somaliland ee Hargeysa maalintii Isniinta, iyo soo dhawayntii madaxda Somalilnd ku soo dhaweeyeen dalka.   Telefiishanka qaranka dawladda Shiinaha, ayaa ka mid ah warbaahinta caalamka ee wax ka qortay socaalka Somaliland…

Read More

“Arrinta Saldhiga Milateri Ee Imaaraadka Waxaanu u Aragnaa Oo Ku Qanacsanahay Inay Tahay Wax faa’iido Inoogu Jirto Qaran Ahaan.” Wasiirka Madaxtooyadda DAAWO

Hargeysa 09. February 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Madaxtooyada Somaliland, Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa ka hadlay ujeedada safar ay ugu baxeen dalka Itoobiya isaga iyo xubno ka mid ah golaha wasiirada oo ay wehelinayaan Gudoomiyaha Xisbi Xaakimka Kulmiye oo isagu ka sii horeeyey iyo qaar ka mid ah Wakiilada Somaliland ee dalalka dunida u fadhiya Somaliland.  …

Read More

Wefti Ka Socda Guddida Heer Qaran ee Gurmadka Abaaraha Somaliland oo Socdaal ugu Kicitimay Waddamo Ku Yaala Bariga Africa DAAWO

Hargeysa 09. February 2017 (SDN/QJ):-Sadex Xubnood oo Ka Mid ah Golaha Wasiiradda oo ay Weheliyaan Saraakiil Sare oo ka Tirsan Guddida Heer Qaran ee Gurmadka abaaraha ayaa u Kicitimay Waddamo ka Tirsan Bariga iyo Badhtamaha Africa Si ay Qaadhaan Lacageed uga soo Gudoomaan Jaaliyadaha Somaliland ee dalalkaasi ku dhaqan.

Read More

Ciidamo si gaar ah u tababaran oo la wareegay amaanka Madaxweyne Farmaajo

Muqdisho 09. February 2017 (SDN/QJ):- Ciidamo gaar ah oo ka tirsan kuwa nabad sugida Soomaaliya ayaa la wareegay amaanka madaxweynaha cusub ee Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo oo xalay ku guuleystay doorashadii ka dhacday magaalada Muqdisho.   Farmaajo ayaa laga soo wareejiyey guri ku yaalla agagaarka garoonka Aadan cadde oo uu degenaa maalmahan, waxaana la dejiyey…

Read More

“Wasiir, waxaad ku guulaystay arrin wasaaradda ka ahayd  qaddiyad cid kasta oo isku daydaa ku guuldareysan jirtay” Kormeer Wasiir Caddaani Ku Tegay Xarunta Wargayska Dawlada

Hargeysa 09. February 2017 (SDN/QJ):- Madaxda ugu sarraysa Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigalinta Jamhuuriyadda  Somaliland),  ayaa kulan is xogwaraysi ah la yeeshay madaxda iyo shaqaalaha Dawan Media Group (DMG). Kulankan oo ahaa mid ay masuuliyiinta  wasaaradda iyo shaqaalaha Dawan Group isku xaal waraysanayeen isla markaana kaga wadahadlayeen baahiyaha ka jira DMG iyo duruufaha ay ku shaqeeyaan…

Read More