Guddiga xalinta Khilaafaadka Doorashada Somalia oo u jawaabay guddiyada doorashada maamul goboleedyada (Akhriso)
Muqdisho 18. December 2016 (SDN/QJ):-Guddiga madaxa banaan ee xalinta Khilaafaadka doorashooyinka Somalia ayaa ka jawaabay War ay soo saareen si wadajir ah u soo saareen guddiyada doorashooyinka maamul goboleedyada kaasoo ay kaga soo horjeesteen 11 xildhibaan oo guddiga xalinta khilaafaadku uu laalay. Guddiyada doorashooyinka maamul goboleedyada ayaa go’aankaas ku tilmaamay mid sharci daro ah…
