‘’Waxaan Dhagaystay Wasiirul Dawlaha Arrimaha Dibada S.land oo ka Hadlaya Diblomaasiyada,Markaan Hadalkiisa Dhagaystay Waxaan Is Leeyahay ABC Kama Yaqaano Diblomaasiyadda Laakiin Waa Oday la soo Cannaantay’’ Gudoomiye Cirro DAAWO

Hargaysa 18. December 2016 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro iyo Wefti uu Hogaaminayay oo Maalmahanba ku Sugnaa Xarunta dalka Kenya ee Nairobi ayaa Galabta Ku Soo Laabtay Caasimadda Somaliland ee Hargaysa.

Read More

Magaaladda Hargaysa oo Maanta Aas Loogu Sameeyay Alle Ha u Naxariistee Majaajileyste Boon Xirsi & Dhanbaal Madaxweyne Siilaanyo u Diray

Hargaysa 18. December 2016 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa, iyo kan shacabka Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa, Bahda fanka iyo Suugaanta, waayeelka, waxgaradka, aqoonyahanka, qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo Shacbiga Somaliland ee uu ka baxay ALLE ha u naxariistee Marxuum Abwaan Xuseen Cabdi Xirsi (Boon Xirsi) oo ku…

Read More

Madaxda Xisbiga Waddani oo Sucuudiga Ka Codsaday inuu Xayiraada ka qaado Xoolaha Kana Dalbaday inuu doorkiisa ka qaato Gurmadka abaaraha Somaliland ka Taagan

Nairobi 18. December 2016 (SDN/QJ):-Safaaradda ay dawladda boqotooyada Sucuudigu ku lee dahay dalka Kenya, ayaa balan-qaaday in ay xayiraada ka qaadayso dhoofka xoolaha Somaliland ee la joojiyey, waxaana ay xuseen in ay si deg-dag ah khubaro caafimaad ugu soo diray gudaha Somaliland, ka dib kulan ay si wada-jir ah u wada qaateen weftigii Xisbiga WADDANI ee…

Read More

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo Furay Shirweynaha Garabka Dhallinyarada Heer Qaran ee Xisbiga Kulmiye,Khudbadii uu Ka Jeediyey & Dareenkii Madasha DAAWO/SAWIRO

Hargaysa 18. December 2016 (SDN/QJ):-Shirkaas oo socon doona laba maalmood ayey isugu yimaadeen dhalinyarada heer qaran ee gobolada dalka Somaliland, waxa halkaasi ka hadlay gudoomiyaha garabka dhalinyarada heer qaran ee Xisbiga Kulmiye, Cabdinajax Siyaad Aw Cabdi, Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi, Gudoomiyaha ahna murashaxa Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda…

Read More

Siyaasi Cali Guray oo Todoba Sanno kadib Dib Ugu Laabtay Xisbiga Kulmiye Sheegayna in Cid Gudoomiye Muuse Biixi Talada Dalka Kaga Habooni inaanay Jirin DAAWO

Hargaysa 18. December 2016 (SDN/QJ):- Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf ”Cali Guray” ayaa Todoba Sanno Kadib Wuxuu Mar Kale La Midoobay Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye Isagoo Maanta ka qayb galay Shir weynaha Garabka Dhallinyaradda ee Xisbiga Kulmiye oo ka Furmay Huteel Maansoor ee Magaalada Hargaysa. https://www.youtube.com/watch?v=_CSZVhD9Rfw&feature=youtu.be

Read More

Maxaa laga War Hayaa Wada Hadaladii Mar Kale Shalay u Furmay Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo

Addis Ababa 18. December 2016 (SDN/QJ):-Wada hadaladii Somaliland iyo Khaatumo, ayaa shalay ka furmay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Ma jiro wax war ah oo bilowga wada hadalada laga soo saaray. Laakiin, wararka qaar ayaa sheegaya in kulanka shalay uu istaagay, ka dib markii lagu heshiin waayay hal qodob oo ay soo dhigeen ergada…

Read More

‘’Weftiga uu Gudoomiye C.raxmaan Cirro Hogaaminaya ee Marba Ajaanib Kula Shiraya Nairobi Waa Inqilaab ay Dalka Ku Wadaan,Kana Yeeli Mayno inay Waddanka yimaadaan Wufuuda ay la Shireen’’ Wasiirul Dawlaha Arrimaha Dibada DAAWO

Hargaysa 18. December 2016 (SDN/QJ):-Wasiirul Dawlaha Arrimaha Dibada Somaliland Mudane Maxamed Mixile Boqore ayaa Socdaalka Weftiga uu Hogaaminayo Gudoomiye C.raxmaan Cirro ee Maalmihii u danbeeyay Magaalada Nairobi Kulamada kula qaadanayay Safaaradaha Reer Yurub Waxa uu ku Macneeyay Mid uu ku inqilaabayo Xukuumadda Talada haysa oo hawshaas iyadu u idman sida uu Xusay,Waxa uu Wasiirul Dawluhu…

Read More

Gudoomiye Muuse Biixi oo Fariin Hanjabaad ah u Diray Dawlada Federaalka Somalia DAAWO

Hargaysa 18. December 2016 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye ahna Murashaxa Jagada madaxweyne ee Xisbigaas Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa si adag ula Hadlay Dawlada Federaalka Somalia Isla markaana Sheegay inaanay Somaliland Matalin Shakhsiyaad dalkan u dhashay oo Muqdisho u Jooga si ay uga mid noqdaan Baarlamanka Federaalka Somalia

Read More

Xisbiga Ucid oo Dhaliilo Culus Dusha Ka Saaray Xisbiga Waddani kuna Eedeeyay Inay Qorshaynayaan Sidii Somaliland loogu Soo Hogaamin Lahaa Beesha Caalamka DAAWO

Hargaysa 18. December 2016 (SDN/QJ):-”Xisbiga Ucid-Beesha Caalamka Uu Xisbiga Waddani Somaliland Kusoo Hogaaminaya Xamar Ayay Sidaad Ogtihiin Ka Dhigeen Kamana Yeelayno Wadani Inay Hargaysa Kusoo Hagaan Reer Galbeed”Xoghayaha Arimaha Bulshada Ucid Abdiraxmaan https://youtu.be/60w3Y7IRdn4

Read More

Mucjiso aan hore loo arag oo ku Habsatay Qoys Deggan Burco, Isbeddelka Midabbada Cuntada & Biyaha Warbixin DAAWO

Burco 18. December 2016 (SDN/QJ):-Qoys ku dhaqan Xaafadda Aktoobbar oo ka mid ah Xaafadaha magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, ayaa Mucjiso aan hore loo aragi la soo deristay, isla markaana Cuntada ay karsadaan iyo Biyaha ay shubtaanba yeelanayaan midabbo aanay hore u arag oo kala duwan, iyaga oo Biyo kasta oo ay Shubtaan ay…

Read More

‘’ Damiir xumo ayay innagu wada noqonaysaa dalkeenii iyo dadkeenii oo abaaro ku habsadeen in aan maalinba meel ku xafladayno’’ Safiirka Somaliland ee Uk

London 18. December 2016 (SDN/QJ):-Ambassador Ayaan Maxamuud Cashuur ayaa sheegtay inay damiir xumo noqonayso in dadkii reer Somaliland oo abaar baahsani hayso in kolba Xaflad soo dhaweyna loo sameeyo, isla markaana waxay xustay in la isugu yimaado oo kaliya shaqo iyo dardargelinta danta qaranka iyo jaaliyadda Somaliland ah. Ayaan Cashuur waxay sidaa ku sheegtay qoraal…

Read More

Waalidiinta Danyarta ah oo Ka Cabanaya Lacagta Dugsiyada Dowladda Somaliland DAAWO

Hargaysa 18. December 2016 (SDN/QJ):-Waalidiinta danyarta ah ee caruurtoodu dhigtaan dugsiyada hoose dhexe ee dowladda Somaliland ayaa waxa ay ka cabanayaan kharashka iskuulka ee ardayda laga qaado, kuwaasi oo sheegay in aanay awoodin bixinta lacagta laga qaado ardaydooda. Muna Maxamed Jaamac oo kamid ah waalidiinta danyarta ah ee caruurtoodu dhigtaan dugsiyada hoose dhexe ee dowladda…

Read More

Xaaladda Abaaraha oo ka Sii Daraysa & Shirweyne uu Leeyahay Garabka Dhallinyaradda ee Xisbiga Kulmiye oo Maanta Madaxweyne Siilaanyo Furayo DAAWO

Hargaysa 18. December 2016 (SDN/QJ):-Waxaa Maanta Caasimadda Somaliland ee Hargaysa ka Furmaya Shirweyne uu leeyahay Garabka Dhallinyaradda ee Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye Kaas oo la filayo inuu si rasmi ah u furo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo kana Bilaabmi doona Huteel Maansoor ee Magaaladda Hargaysa.

Read More

Dhacdo Ugub Ku Ah Somaliland: Jamaal Cali Xuseen Oo Xaruntii Xisbiga Ucid Ku Lahaa Gobolka Saaxil Tir Tiray, Kuna Nashqadeeyay Astaanta Xisbiga Kulmiye

Berbera 18. December 2016 (SDN/QJ):-Xaruntii guud ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ku lahaan jiray Gobolka Saaxil oo sida la sheegay uu maamulkeeda iyo maalgalinteedaba lahaa Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Musharixii hore ee Xisbiga ucid ayaa si rasmiya looga dajiyay calankii iyo astaamihii Xisbiga ucid waxaana islamarkiiba la sudhay astaamaha iyo calanka xisbiga muxaafidka ah…

Read More

Cabsidii Ugu Xooganayd oo la Soo Deristay Xubnaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada Somalia iyo Hanjabaadyo culus oo loo jeediyay

Muqdisho 18. December 2016 (SDN/QJ):-Xubnaha Guddiga xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka dadban ayaa lagu soo waramayaa in ay lasoo daristay cabsi xoogan kadib markii loo jeediyay hanjabaadyo dhinacyo kala duwan kaga imaaneysay. Guddiga Xalinta Khilaafaadka ayaa waxaa lasoo darsay cabsi xoogan kadib markii maalmo kahor ay laaleen sharci darana ku tilmaameen qaabkii loo soo doortay 11-Xildhibaan oo…

Read More

Beesha Caalamka oo Su’aalo Adag ka Weydiisay Guddiga Xallinta Khilaafka Doorashada Soomaaliya Muranka Jira

Muqdisho 18. December 2016 (SDN/QJ):-Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabbilsan arrimaha Soomaaliya Michael Keating, ayaa ka warramay waxyaabaha lagaga wadahadlay Shir Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya la yeesheen Guddiga Madaxa-bannaan ee Xallinta Khilaafaadka doorashooyinka Federaalka Soomaaliya. Waxa uu sheegay Mr. Keatin in Guddigaas ay ka dalbadeen inay bixiyaan faahfaahin la…

Read More

Nin u dhashay Sacuudiga oo ku dhaqaaqay talaabo yaab leh oo sababtay in xabsiga la dhigo

Riyadh 18. December 2016 (SDN/QJ):-Nin u dhashay dalka Saudi Arabia ayaa ka yaabiyey shacabka wadankaas ka dib markii uu shaaciyey inuu iibinayo wiil yar oo uu Aabe u yahay.   Sheekadan oo si weyn ay u Hadal-heysay warbaahinta gudaha ee dalkaas ayaa ninkani wuxuu doonayey inuu wiilkiisa ku iibiyo qiimo lacageed oo dhan 20 milyan…

Read More