‘’Iyagaa Awoodii Gacanta Ku Haya ee Ku Shaqeeya, Inta aad eedo Noo Soo Jeedinaysaan,Amase Noogu Mahadnaqa Waxaanu Soo Qabanay’’ Hogaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan DAAWO
Hargaysa, 19 December 2016 (SDN/QJ): –Hoggaamiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md.Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa si cad u iftiimiyey sida Xisbiyada siyaasadda Somaliland ay ugu kala aragti duwanaan karaan siyaasadda arrimaha dibadda balse aanay ugu kala duwanaan karin danta iyo dhibbaatooyinka guud ee qaranka soo wajaha, waxaana uu carabka ku dhuftay in hawshii ay…
