Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Xukuumadda Iyo Xisbigeeda Kulmiye Ku Dhaliilay in Xili Abaaro dalka Ka Jiraan ay Olole Siyaasadeed Wadaan & Fasiraad uu Ka Bixiyey Safarkii Madaxweyne Siilaanyo ee Gobolada Bari DAAWO
Hargaysa 14. December 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Eng Faysal Cali Waraabe Oo ka hadlayay Xil Wareejin loo sameeyay Wasiirka Cusub ee Qorshaynta qaranka ayaa Dhaliilo Kala duwan u soo Jeediyey Xukuumada. Faysal Cali Waraabe, ayaa si adag u duray safarkii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland uu ugu baxay goballada bariga…
