Maamul Goboleedka Puntland oo noqday Maamulkii ugu dambeeyey ee dhameystira xubnaha aqalka hoose (Magacyada 37 Xildhibaan)
Garowe 13. December 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Shalay Galab lagu soo gebagebeeyey magaalada Garoowe doorashada xildhibaanada cusub ee maamulka Puntland ku metelaya aqalka hoose ee Baarlamanka federaalka Somalia. Xildhibaanada cusub ee laga soo doortay Puntland ayaa waxay isugu jiraan wejiyo cusub iyo qaar ka tirsanaa Baarlamankii hore oo dib u soo laabtay. Maamulka Puntland…
