10-Ka Jaamacadood Ee Ugu Tayada Wanaagsan Jaamacadaha Dalalka Carabta, Sucuudiga Iyo Masar Keebaa Horeeya?

Hargaysa 14. December 2016 (SDN/QJ):- Jaamacadaha Dalalka Carabtu waxa ay sameeyeen xawli horumar oo aad u ballaadhan tan iyo 2002 wixii ka dambeeyey iyada oo ay tirada iyo tayada Jaamacadaha dalalka Carabtu aad u kordheen wixii intaasi ka dambeeyey inkasta oo ay qaar ka mid ah saamayn ku yeesheen Kacdoonkii Gu’ga Carabtu. Qiimaynta Jaamacadahan lagu…

Read More

Siyaasi Saaxiib Dhow la ah Madaxweynaha Ruushka oo la Filayo inuu Noqdo Xoghayaha Cusub ee Arrimaha Dibada ee Maraykanka

Washington 14. December 2016 (SDN/QJ):- Madaxwaynaha Cusub ee dalka Maraykanka Donald Trump ayaa la filayaa in wasiirkiisa arimaha dibada dalkaasi uu u magacaabo Nin ay saaxiibo dhow ay yihiin Madaxwaynaha dalka ay aadka u ficil taman dalka Maraykanka ee Putin. Ninka la filaayo in uu qabto xilka wasiirka arimaha dibada Maraykanka ayaa waxa lagu magacaabaa Rex…

Read More

Wasiirka Maaliyadda oo Ka Warrantay Biyo Toddoba Cisho lagaga soo saaray Illinta Dhexe oo Harraad looga Guuray

Hargaysa 13. December 2016 (SDN/QJ):-Wasiiradda Maaliyadda Somaliland Samsam Cabdi Aadan oo maanta booqasho ku tagtay Tuulada Illinta dhexe ee degmadda Daara-salaam ee Waqooyiga Hargeysa, ayaa tafaasiil ka bixisay Ceel Riig ah oo muddo toddoba cisho ka yar  biyo macaan lagaga soo saaray, waxaanay wax lagu farxo ku tilmaantay inay Biyo helaan dadka deegaanka oo dhulkooda…

Read More

Maxkamada Gobolka Maroodijeex Oo Xukuno Kasoo Saartay Lix-kaaliye Oo Loo Haystay Facebook Been-Abuura, Afar Kaaliye Oo La Xukumay, Halka Laba Kamida Dib Loogu Celiyey Xoriyadoodii,AKHRI QORAALADA DACWADU KA DHALATAY

Hargaysa 13. December 2016 (SDN/QJ):-Maxkamada Gobolka Maroodijeex Ayaa Xukuno Kala Duwan Ku Ku Riday 6 Lix-kaaliye oo Afartii Bilood Ee u Danbeeyey Ku Xidhnaa Magaalada Hargeisa, Waxaana Ka Garnaqa Dacwadan Oo Muddo Soo jiitamayey Saaka Lagu Dhawaaqay Go’aanka Kama Danbeysta Ah ee Xukunka, Lixdan Kaaliye Ayaa Ka Tirsanaa Maxkamada Rafcaanka Ee Gobolka M/jeex, Waxaana Hore…

Read More

Aqoon Yahan Jamaal Cali Xuseen oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Berbera & Weedhihii Uga Dareen Celiyey Soo Dhawayntiisa DAAWO

Hargaysa 13. December 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Maanta Si diiran Loogu Soo dhaweeyay Magaalo Xeebeedka Berbera Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen iyo Wefti uu Hogaaminayo Waxaana Soo Dhawayntiisa ka qayb qaatay Boqolaal ka Mid ah Shacabka Ku dhaqan Magaaladaasi. https://www.youtube.com/watch?v=8tCGAlpOzX8&feature=youtu.be

Read More

“Ma Lihi Muuse Xaq uma Laha (Hoggaaminta Dalka), Laakiin Cabdiraxmaan baan ku habboon,Hadii Qabyaaladi Wax Taraysana Siilaanyaan la Joogay..” Hogaamiye Xirsi Cali X.Xasan DAAWO

Hargaysa 13. December 2016 (SDN/QJ):- “Haddii Qabyaaladu wax tareyso, waxaanu wada joognay Siilaanyo oo aanu Isku qolo ahayn, laakiin waxaanu kala tagnay markuu yidhi Muuse ila doortana, Waayo? waxaanu u arkaynay inaanu Maanta ku habboonayn..” “Siyaasadda la isma Qasbo, ee waalla is-qanciyaa, markaa Qolada KULMIYE waxaan leeyahay Dadku waxay aaminsan yihiin iyo Aaraadooda ku ixtiraama,…

Read More

Gebilay:Hooyo 8 Caruur ah Dhashay oo Dhawr Cisho La Raadinayay Balse La Helay Maydkeeda oo Si Xun Loo Qariyey DAAWO

Gebilay 13. December 2016 (SDN/QJ):- Haweenay meydkeeda la helay iyo halka lagu qariyay + ciidanka booliska oo ka hadley , sida ay sheegeen ciidanka boolisku waxaa gabadhan la raadinayay mudo shan maalmooda, waxaana laga helay caleen dhexdeeda. https://www.youtube.com/watch?v=mV6shCmfgJ4 https://www.youtube.com/watch?v=RJw_uVbsaLo

Read More

Taxanihii Qisaska Nolosha Iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar-Ilkood ‘Ilaahay Hawl Weyn ayuu Kuu Diyaarinayaa”’ Kala Soco Qurbejoog DAAWO

Hargaysa 13. December 2016 (SDN/QJ):-Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku soo…

Read More

Taliska Booliska Somaliland oo Ka Hadlay Laba Nin oo Ku Eedaysan Falal Amni Daro & Afhayeenka Booliska oo Mar Kale Xisbiga Waddani u Jawaabay DAAWO

Hargaysa 13. December 2016 (SDN/QJ):- Afhayeenka Ciidanka Booliska Somaliland Gaashaanle Sare Faysal Xiis Cilmi ayaa Beeniyey hadalo ka soo Yeedhay Saraakiil ka tirsan Xisbiga Waddani oo Sheegay in Laba Nin oo Loo Xidhay Fal danbiyeed ku saabsan Khalkhal gelin nabadgalyo inaan Xadhigooda loo Marin dariiqii Sharciga ahaa Iyagoo Mas’uuliyiinta Waddani Tilmaamay in Labadaas Nin Xisbigooda…

Read More

Gabood Falada Gannacsade Aljaabiri Ku Hayo Xoolaheena Iyo Qiimihii Ugu Hooseeyay Oo La Sheegay Inuu Ku Gadanayo Xoolaha + Tuhunada Ku Gadaaman Ee Xaaladda Taagan

Hargaysa 13. December 2016 (SDN/QJ):- Ganacsadaha Carbeed ee reer Sacuudi Carabiya Saleeban Siciid Aljaabiri ee gacan saarka leh Dalkeena islamarkaana Maxjarku uga dhisan yahay Dekeda Berbera ayaa laga soo sheegayaa arimo gabood fal ku ah Xoolaheena,Waxa uu adeegsanayaan Dilaaliin Calooshooda u shaqaystayaal ah oo Muwaadiniin ah oo laftoodu Ganacsato ah waxaanu si layaableh hoos ugu…

Read More

Musharraxii Labaad ee u Tartamaya Madaxtinimada Soomaaliya oo Sheegay in Midnimada Soomaali-weyn Ay Ka Wada-hadleen  Siyaasiyiin Jooga Hargeysa

Muqdisho 13. December 2016 (SDN/QJ):- Musharaxa Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame  oo ka mida siyaasiyiin u tartamaya doorashada Madaxtooyada ee dalka Soomaaliya ayaa mar kale sheegay in midnimada Somaliland iyo Soomaaliya uu kala hadlay Siyaasiyiin jooga magaalada Hargeysa. Musharrax Tarsan ayaa isaguna hore u caddeeyay in siyaasiyiin dawladda Somaliland xilal ka haya uu kala hadlay midnimada dalkii…

Read More

Xildhibaano Hore oo Dawlada Federaalka Kaga Maxaafsada Magaca Somaliland inay Matalaan oo Dib loo soo Doortay DHAGAYSO

Muqdisho 13. December 2016 (SDN/QJ):- Afar xildhibaan ayaa lagu doortay magaalada Muqdisho ee caasimada, kuwaasi oo ka mida kuraasta aqalka hoose ee baarlamaanka Soomaaliya ee beelaha Waqooyi. Afarta xildhibaan ee la doortay ayaa dhamaantood ahaa xildhibaano ka tirsan baarlamaanka waqtiga ka dhamaaday, oo ku guuleystay in dib loo soo doorto. Afarta xildhibaan ee la doortay…

Read More

Riigii Xukuumaddu Gaysay Deegaanka Coodanle Oo Biyo Ka Badan Kuwii La Filayey Soo Saaray Iyo Dadka Deegaankaas Oo Ka Dareen-celiyey

Hargaysa 13. December 2016 (SDN/QJ):- Riigii ay dhawaan xukuumadda Somaliland gaysay deegaanka Coodanle ee gobolka Buuhoodle ee halkaasi ka qodayey ceel biyoodka ayaa dhamaystiray hawshiisii isla markaana soo saaray biyo ka badan kuwii laga filayey markii hore. Ceelkan ayaa sida la sheegay saacadii soo saaraya in ka badan 100 foosto oo biyo ah, kaas oo…

Read More

“Musuqmaasuqu Waxa Uu Naafeeyaa Bulshada, Wuxuu Dilaa Horumarka, Wuxuuna Dhaawacaa Qalbiga Bulshada Ee Waan In Lala Dagaalamo……” Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Somaliland DAAWO

Hargaysa 13. December 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa sheegay in aanay bahda garsoorka wax dulqaad ah u hayn musuqmaasuqa, dad badan ayaana lagu xidhay musuqmaasuq, waanan kala caydhinay wax alla wixii musuqmaasuqa ahaa. Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, oo warbaahinta la hadlay  ayaa waxa uu  yidhi; “Difaaca xuquuqaha…

Read More

Muniir Axmed Cigaal Oo Fashiliyay Sir Huursanayd Oo Inbadan Dhagaha Bulshada Haysatay Iyo Cod Been Abuur Ah Oo Samaale Loo Ekaysiiyay Oo Madaxweynaha Loogeeyay Intaanu Iscasilin

Hargaysa 13. December 2016 (SDN/QJ):- Mulkiilaha Wargeyska Madaxa Banaan ee Somalilandtoday Muniir Axmed Cigaal oo Imika ka mid ah Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI oo Mudo todobaad ka badan ku xidhnaa Saldhiga dhexe ee Magaaladda Hargeysa, dibna Xoriyadiisa u helay, ayaa badka soo dhigay Dhacdo wax badan huursanayd oo Bulshada intii maqashay Markhaatigeeda iyo wakhtigeeda…

Read More

Dawlada Soomaaliya oo Baadheysa Xoolo laga Soo celiyay Dalka Sacuudiga

Muqdisho  13. December 2016 (SDN/QJ):- Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay iney baadhitaan ku bilowday xoolihii dhawaan laga soo celiyay dalka Sacuudiga, kadib markii Sacuudiga uu diiday xoolaha oo laga dhoofiyay Muqdisho. Wasiirka xanaanada xoolaha dawladda Soomaaliya Saciid Xuseen Ciid,  ayaa sheegay in baadhitaan ay ku ogaanayaan cudurada laga helay xoolaha laga dhoofiyo Soomaaliya ku bilaabeen dhamaan…

Read More