Soomaaliya oo xooga saareysa kobcinta Karaanka Aadanaha
Muqdisho May 20, 2024 (QJ) -Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac oo soo xiray soo xiray shirka kobcinta Karaanka Aadanaha ee Sannadlaha ah ayaa ku nuux nuuxsaday muhiimadda qotoda dheer ee ay waxgaradka Soomaaliyeed siiyeen kor u qaadista awoodda iyo rabitaanka shacabka Soomaaliyeed. Mudane Saalax ayaa ku nuux-nuux…
