Category: Wararkii ugu Dambeeyay
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa la kulmay Dhigiisa Sweden
Stockholm Mar 01,2012(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo maanta soo gaaray magaalo madaxda Stockholm ee dalka Sweden ka dib markii uu soo dhameystiray booqasho uu maalmahan ku joogey Norway. Ra’iisul Wasaaraha Sweden Fredrik Reinfeldt oo ah Ra’iisul Wasaarihii 32aad ee dalka Sweden iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo ah Ra’iisul…
Ciidamadda Nabad Sugida Somalia oo Jidh Dil Jeelka ugu Gaystay Suxufi Maxamed Yaasiin Faratoon oo ka Tirsanaa Idaacadda Shabeele
Muqdisho 6.Feb 2012 (SDN/QJ):-Koox ka Tirsan Suxufiyiinta ka hawl gala Magaaladda Muqdisho ayaa Maanta Xabsiga Nabadsugida Somalia ku booqday Weriye Maxamed Yaasiin Faratoon oo Maalintii Shanaad ku jira Jeelka iyadoon la soo taagin Wax Maxkamad ah. Kooxdan Weriyeyaasha ah oo Shir Saxaafadeed ku qabtay Huteel Maka al Mukarama ayaa sheegay in Ciidamadda Nabad Sugidu ay…
Weriye Maxamed Yaasiin Faratoon oo Ciidamadda Nabad Sugida Somalia Xabsiga u Taxaabeen.
Muqdisho 1.Feb 2012 (SDN/QJ):-Weriye Maxamed Yaasiin Faratoon oo ka hawl gala Idaacada Shabeele ee Magaaladda Muqdisho ayaa Shalay Ciidamadda Dawladu Xabsiga u Taxaabeen Xili uu ku sii Socday Xarunta Idaacada ee Magaaladda Muqdisho. Ciidamadda Nabad Sugida ayaa ku eedeeyay inuu Weriye Faratoon ka faafiyey Warar Lidi ku ah dawlada. Geesta kale Kooxdda Alshabaab ayaa Hore…
Hello world!
Welcome to WordPress. This is your first post. Edit or delete it, then start blogging!
