Al Shabaab oo weerar ka fuliyay Gaarisa

Garisa May 25, 2024 (QJ) -Xoogag hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa maanta weerar gaadmo ah ku qaaday kolonyo ka tirsan ciidamada booliska Kenya oo marayay duleedka magaalada Gaarisa ee gobolka Waqooyi Bari. Weerarkan oo ahaa mid gaadmo ah ayaa waxaa xigay dagaal ciidamada Kenya iyo kuwa Al-Shabaab ku dhexmaray deegaanka Ijaara oo ku dhow…

Read More

20,000 patients with serious illnesses waiting for the Rafah crossing to re-open

Rafah May 25, 2024 (QJ)-More than 20,000 patients with serious illnesses are waiting for the Rafah crossing to open so they can leave Gaza for urgent medical treatment. “Over 20,000 patients suffering from cancer, heart disease, and blood disorders are waiting for the crossing to open due to humanitarian conditions caused by the siege, blockade,…

Read More

Somaliland iyo QM oo kawadahadlay fulinta Mashaariic

Hargeysa May 24, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, ahna Isu-duwaha Gargaarka Bini’aadantinimo Mr. George Conway oo ay weheliyaan saraakiil sarsare oo ka socday toban hay’adood oo ka socday Qaramada Midoobay. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta mucaawinooyinka horumarineed ee…

Read More

Burcad Soomaali ah oo qabsatay markab hor leh

Marka May 23, 2024 (QJ) -Burcadbadeeda Soomaalida ayaa gacanta ku dhigay markab xamuul oo lagu magacaabo Basilisk (General Cargo Ship, IMO 9539377). Markabkan oo ka babanayey calanka dalka Liberia ayaa ku sii jeeday dekedda Khaliifa ee dalka Imaaraadka Carabta, isagoo ka soo ambabaxay dekedda Porto Grande ee ku taalla magaalada Cape Verde ee galbeedka Afrika….

Read More

Wasiir Biixi oo shir uga qeybgelaya Qaahira

Qaahira May 23, 2024(QJ) -Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Iimaan Cige oo ku sugan magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa maanta ka qeyb galay furitaanka shirka sanadlaha ah ee Hay’adaha Maaliyadda Carabta oo sanadkan lagu qabtay magaalada Qaahira. Shirkan oo socon doona muddo laba maalmood ah ayaa waxaa diiradda lagu saari doonaa horumarinta nidaamyada…

Read More

Ruushka oo Soomaaliya ka caawinaya ladagaalanka Al Shabaab

Muqdisho May 223. 2024 (QJ) -Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa maanta xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ku qaabilay Safiirka Ruushka u fadhiya Soomaaliya Danjire Mikhail Golovanov. Wasiirka iyo safiirka ayaa intii uu kulanka socday waxa ay ka wada hadleen dar dar gelinta dadaallada wadajirka ah iyo sidii dowladda Ruushka ay Soomaaliya uga taageeri…

Read More

Xildhibaan Raambo H/Awal & H/Jeclo muxuu kala kulmay? TORONTO

TORONTO May 23, 2024 (QJ)-Xildhibaan Maxamed Raamboo oo sugan magaaladaToronto ee dalka Canada ayaa bilaabay shirar xisbiga kulmiye ugu ololaynayo oo uu la yeelanayo jaaliyadaha beelaha taageersan xisbiga kulmiye, iyada oo fiisaha dal ku galka iyo tigidhkana ay ka bixiyeen taageerayaasha kulmiye ee dalka Canada. Xildhibaan Maxamed Raamboo ayaa kulankii ugu horeeyey oo qarsoodi ah…

Read More

Gobolka Banaadir iyo caalamka oo iska kaashanaya xaalada Barokacayaasha

Muqdisho May 21, 2024 (QJ) -Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daah-furay Barnaamijka Qorshe Farsamo oo loogu talagalay in xal loogu helo barakacayaasha ku nool Gobolka Banaadir. Qorshahan ayaa ah mid ay iska kaashanayaan Maamulka Gobolka Banaadir, Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, iyo Hay’adda Socdaalka Adduunka ee IOM. Munaasabadda ayaa…

Read More

Hogaamiyaha SSC-Khaatumo oo u digay Somaliland

Rome May 21, 2024 (QJ) -Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Aw Cali Firdhiye, ayaa Somaliland uga digay inay colaad hor leh ka abuurto deegaanada SSC-Khaatumo, isagoo sheegay in ciidamadoodu ay u diyaarsan yihiin inay difaacdaan deegaanadooda. Firdhiye oo hadda ku sugan dalka Talyaaniga ayaa khudbad u jeediyay qurbajoogta SSC-Khaatumo ee ku sugan magaalada Rome, wuxuuna…

Read More

Xildhibaan Raamboo oo diiday inuu kala qaybgalo xafladii 18 may ex wasiir cadaani

Xildhibaan Maxamed Raamboo oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa diiday inuu ka qaybgalo xafladii 18-ka may ee ka dhacday magaalada Toronto ee dalka Canada oo uu ku suganaa Ex-wasiir Cadaani. Rambow ayaa ka dib markii la sheegay in xoghayaha arimaha dibada ee xisbiga Waddani Cismaan Saxardiid cadaani uu ka soo qayb galayo munaasibada 18-ka…

Read More

Shir Amniga looga hadlay oo ka dhacay Galmudug

Dhuusamareeb May 2014 (QJ) -Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa magaalada Dhuusamareeb ku soo xiray shirkii wadatashiga ahaa ee looga hadlayay horumarinta amniga Soomaaliya. Shirkan oo socday muddo labo maalmood ah ayaa waxaa looga hadlay barnaamijka isku dhafka booliska ee JPP-2, sharciga booliska…

Read More